Gayland media iyo wariye faarax you're GOAT 🐐 GREATEST OF ALL THE TIME Ssc iyo soomaaliweyn haguuleysteen
@fuadomar5909
Жыл бұрын
Somalia guul
@malyunmahamedabdi5656
Жыл бұрын
Thanks farax
@hudeyfaabdullahi6575
Жыл бұрын
Guul wacan
@roobocadeey688
Жыл бұрын
Mahadsanid ina adeeer
@ayanmohamed9275
Жыл бұрын
Ilaahay madaxwaynahaan naga qabo
@mohamudhilowle8650
Жыл бұрын
Allow run ka yeel.
@saidahmed7450
Жыл бұрын
Masha allah quul
@abdulkaderjama1494
Жыл бұрын
Xamar la aqoon waayey bajaaj baa ku badan sida india oo kale gawaaridii xamar layaqaanay oo aad u queux badnaa laguma arko waxaad moodaa in xamar ay dib u dhacday 50 sano waan ka xumahay in xamar sidaas u ekaato .
@MohamedAli-xh8vt
Жыл бұрын
😁🤣Somalia dhan bajaj socdo naqotay
@ahlanahmed8860
Жыл бұрын
Walaala bajaajka dad masaakin ah baa ku shaqeeystah oo masruuf kooda kasoo saarah dad masaakin ah baa raacah oo awoodikaran babuurta kharash kooda
@deeqabdikariimjama4902
Жыл бұрын
Dulmiyadii xasan shiikh sameeyey ayey ka mid aheed in putland and somaliland lasiiyo min 11 senetary aqalka sare maxay dheeryihiin dadka kale
@Mohamed-kb8sj
Жыл бұрын
Waxey dheeryihiin dhul iyo dad iyo nabad.
@Nabii_Explorer
Жыл бұрын
mahadsanid Wariye farah🇸🇴🫡
@ahmedbashir7954
Жыл бұрын
Maaraj ma'aha ee wa maaj ama maarso
@fahm3d88
Жыл бұрын
30 sano 4.5 waxaa laga dhaxlay khasaaro allaha naga badbaadiyo doorasho qof iyo cod ah maxaaloodiidanyahay qof walba nasiibkiisuu cayaarilahaa
@roobocadeey688
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@oamaer
Жыл бұрын
Capital city of Somali is Baydhabo Janna✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅Best city to relocate Somalia Capital city to Janna✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅Baydhabo
@barocaalamka
Жыл бұрын
Waa xuduud
@oamaer
Жыл бұрын
@@barocaalamka that might be an issue then for capital city 🥲
@barocaalamka
Жыл бұрын
@@oamaer yes But when I look the whole map of somalia,I think Baraawe will be a good substitute for Mogadishu though it will take time and infrastructure.
@oamaer
Жыл бұрын
@@barocaalamka Barawe is beautiful
@hooyosomaliyed4029
Жыл бұрын
Waxaa eskacad en deb loo noqodoono oo somaleya sedee lalarabay iy noqondoonto waana bur bur iyo dagaal horlah balsa dadbadan oo hurday iyuu sherkee 3 gasoodka ihaa keceyay waa felemkee x E M waxaan sugnaaba waa laadarkee felemka iyo dhamaadkeesa 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@garada6921
Жыл бұрын
BANAADIR IYO BANAADIRI IYO MAQAAM CAASIMADEED OO AAN LOO DHAMAYN ? MAXAA KU HABOON IYADA OO AAN LAGU GEFIN LAGUNA HOR ISTAAGIN UMAD SOOMALI YEED EE CAASIMADA DEGAN
@xaalidahir8268
Жыл бұрын
Leave somaliland alone !
@shukrisaleh3389
Жыл бұрын
Ok
@kawsarsalaad
Жыл бұрын
Asc
@moali4260
Жыл бұрын
Ssc ayuu Dafiray meeqam casimadna wuu ka hadlayaa
@garada6921
Жыл бұрын
SICIID ABDULAAHI DAYEY SANE WAA IN REER PUNTLAND TILMAAMAAN OO UU QAATAA TALO WADAAG DHAMAYS TIRAN WAA IN LAGA FIIR SADAA SAXEEXYO AAN WAX MAC NO U LAHAYN SHACABKA PUNTLAND IYO KAN SOOMALI OO DHAN INSHA ALAAH WAA IN REER PUNTLAND HOOS U DHI GAAN MUCAARADADII UU SHAQAYS TAY DENI ISAGA LAFTIISU WAA INUU TOOSAA
@ayanmohamed9275
Жыл бұрын
Illahayow anaga soo gaaar maanta magalada way xerneent xafadda joogna noo shaqo
@ibrahimhasssan4293
Жыл бұрын
Kkk
@thementor.4697
Жыл бұрын
Maxuma
@garada6921
Жыл бұрын
SOOL SANAAG IYO CAYN WAA DAL KAMID AH SOOMALIYA SSC WAA HUR MOODKA QATAN SOOMALI YEED DOQON KII AAN OGAYN HA OGAADO DABA DHILIF NA YEELKII
@salahsaid1494
Жыл бұрын
Somaliya waa in lagu kal tagaa Dadka xamar waxba lalama wadaagi karo ilaa ay Dawladnimada Baranayaan Dawladnimadu maaha in dawlada kale ay wadankaaga kugu maamulaan markii nin Hawiye ah ralada qabto wadanka oo dhan waa xaraash iyo tuuganimo Markaa somaliya waa in Qabiil kastaa Dawlad samaystaa kii dhulkiisa laga qaado aan Aragner waxba lama wada yeelan karo somali qabyaaladaa inoo doorka koowaada.
@hashihersi
Жыл бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@abdirahmannour7870
Жыл бұрын
Thanks bro
@beryalex1798
Жыл бұрын
meesha xalane eey furaheeda heyso qodibka maamulgoboleedyada oo awooda la siiyey! madax weene kadto imaada kama dhaqaaqi karo qodobkaas. alla u maqan lugayaraasha oo dhan!
@fuadhaji1132
Жыл бұрын
War
@ahdnursiin1197
Жыл бұрын
Aan aragno in ay hirgasho
@abdulkadirguleed1511
Жыл бұрын
Waxaa wanaagsan iskudheelitir xildhibaanada baarlabaanka iyo aqalka sare in lasiiyo dowlad goboleedkasta miisaan isku dheelitiran. Somaaliya mudo dheer ayaa dhibaato ku soo jirtey waxa loogu bixi karaa doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha heer federaal iyo heer dowlad goboleed ku dhisan free and fair election.
@hashiugas1603
Жыл бұрын
Weey Adagtahay Sideey Doorasho ku Dhacdo 2026 Sababtoo Ah Rajiimka Hada Haysta Somalia 🇸🇴 Villa Somalia Ma Doonayan inuu Dhoco Doorasho Waxay Aaminsan Yihiin Haday Doorasho Dhacdo 100% Inuu Soo Noqonayo Waxaa Laga Yaaba ineey isku Dhacaan Sheikh Shariif Ahmad & Siyaasinta Beesha Habargidir
Xasan allaah umada ha ka qabto waa shilin raadis dal iyo dadtoona waxba kama gelin
@faizaaliabdallah5731
Жыл бұрын
Somaliland iyadu mamulgoboledka waa ka mid tahay madaxbanani waa sheeganeysa, cidey ka madaxbananeyso oo gumeysato ma naqane, 12 gacmood in ay wax ku cunto ayey rabtaa huh
@timroyacoub8369
Жыл бұрын
Waa business caadiy😂
@dahirsmohamed5002
Жыл бұрын
Heshiskan Tala soo jedinta ah Marka uu soo dhafo Mamulada, Magavabista Gudiyada iyo heshiskabo waa in BFJS iyada loo dhan yahay lahorgeya,iyaguna eey talo bixin iyo aragtidooda kudaran,Horey waxaa xukumadii hore eey meel marisan tijabo dorasho qof iyo cod ah labo degan oo dalka ah lagu qabto balse iyadoo Sumcadd iyo xulasho minxisnimo musuq masuq loo daneyay ayaa kuwa maanta xilka haya eey kunoqdeyn Caqabadd,Heshiska waxaa ka maqan in Tirakooob deganada xorta laga qabto ardeyda jamacadaha dalka soo dhameyay iyo Wakilka UN xafiska u qabilsan tirakoobka wazarada Amniga/Arrimaha Gudaha eey sharci hor keenaan nidamka loo qabanayo.
@leylajama5276
Жыл бұрын
Hassan dhiiqo wuxuu doonayaa inuu 4.5 kufsado oo uu dooraashada somaliya ka dhigo qabyaalad urur samaale iyo futo samaale iyo qaxootiga killinka oo aan ogeen Inay qoraxdu soo baxday iyo Inay dhacday southwest Somali iyo baydhabo oo layiraa ama waan idin duminayna ama futo samaale kusoo biira... Hassan dhiiqo iyo haraadigii USC oo uu hogaamiye mahad salad Ayaa somaliya horboodaya marka waxaan sugaynaa meesha somaliya uu kala dhaco Hassan dhiiqo iyo mahad salad iyo qaxootiga killinka ee tunka ku sida qashinka Hassan dhiiqo uu qasaayo....
@abdallasky8230
Жыл бұрын
Wabaa iskaga jir laka latag orodse mahine Birmade Xasan shikh maxmud dowladisa dan qarn Wàa tilabsa tay 10sano esoo socoto asiga madax wey ino ah see kugu tahy😁🙄 yur aa Liri baror wish io duxuley sato Awowgin qal qalaga ahy ushega
@adenhusseinhajji2811
Жыл бұрын
Waxan dhan jebkaga ayad kala imatay
@hiboabdi1942
Жыл бұрын
Yaa u baahan soomaaliya yaan dagaal la gelin ayaa leysleeyahay
@alisaleh7427
Жыл бұрын
Wariye cabdiqaadir marka suul iyo cayn loo magcaabo ergo doorasho oo sanaag na laga reebo waxa ay ila muuqata in ay taasi tahay talaabo lyssku dayaayo in la kala qaado gobolada ssc oo rajada laga qabo in la asaaso maamulka ssc lagu dhiciyo
@lulomar7773
Жыл бұрын
Kayga anigaa leh kagana kula lehi waa dhibatada dadka Muqdisho heesta Allah waxaan kabaryaa waa bil Ramadan in aad wiligiin hoos tagnatasn dadka rer muqdisho oo aad marti u ahaatan aamiin ❤
@waryaawariiri1812
Жыл бұрын
Yaa leh Xamar? Ma kan Cadaado ku dhashay ayaa ka xigo kan awoowgiisa sadexaad xataa Xamar ku dhashay?
Пікірлер: 74