Laaleys Ereyadii: Xasan Sheekh Muumin Gorod. Laxanka: Cabdikariim Jiir. Codka macaan: Hibo Maxamed (Hibo Nuura). Riwaayadii: “Dunidu Maskaxdeey magan u tahay”. Ticketka Riwaayadda waxaan ka xaday Madaxii farsamadda Radio Muqdisho oo asal ahaan kasoo jeeday Eritrea, Allaha u naxariistee Maxamuud Baal-Dooro. Wuu I cafiyay Alhamdulillah. Laaley dusheediyo laag & xarar dheer laan gebi ku taaloy Lulayaan dabeyluhu Xiisaha ku laalane Kalgacaylkii lumiyee loxoskii ku dumiyee Guurkii lugooyee leefoo ha liqintaa lurtan ii horseeddee Laabteydaney lululka iga daa Lahashada nafteydiyo Caqligaa legdamayoo Leexadan i sidatee Maanka iga labaysa Shimbiraha lalaayee ku dabaasha laydhaa Looyaama duurbaa Anna ii lalabayee leefoo ha liqintaa lurtan ii horseeddee Laabteydaney lululka iga daa Luqunteyda dheeriyo laafyaha garaaraha Dhabanada labeenta leh Midabkeyga luulka ah Nimaan laasaneynoo Luflufku u macaan yahay Anigaa u loogoo Lingaxa uga gooyee leefoo ha liqintaa lurtan ii horseeddee Laabteydaney lululka iga daa
@AbdiazizSaidAhmed
4 жыл бұрын
Laaleys dusheediyo Laag iyo xaraar dheer Laan gebi ku taalloy Lulayaan dabeyluhu Xiisaha ku laalane Kalgacalkii lumiyee Loxoskii ku dumiyee Guurkii luggooyee Leefoo ha liqintaa Lurka ii horseedee Laabteydaney lululka iga daa @@@@@@@@@@@@ Lahashada nafteydiyo Caqligaa legdamayoo Leexadan i sidatee Maanka iga labeysaa Shimbiraha lalaayee Ku dabbaasha laydhaa Looyaama duurbaa Anna ii lalabayee Leefoo ha liqintaa Lurka ii horseedee Laabteydaney lululka iga daa @@@@@@@@@@@@ Luqunteyda dheeriyo Laafyaha garaaraha Dhabannada labeenta leh Midabkeyga luulka ah Nimaan laasaneynoo Luflufku u macaan yahay Anigaa u loogoo Lingaxa uga gooyee Leefoo ha liqintaa Lurka ii horseedee Laabteydaney lululka iga daa @@@@@@@@@@@@
@yacquubseed9992
2 жыл бұрын
xasuus 2019 MukuLi Yemen waxaan xasuustaa in aan heestan habeeno badan dhagaystay xilligaas waxaan aad ucuni jiray jaadka
Laaley dusheediyo Laag iyo xaraar dheer Laan gabi ku taalooy Lulayaan dabeyluhu Xiisaha ku laalanee Kalgacaylkii lumiyee Luxuskii ku dumiyee Guurkii lugooyee Leef oo ha liqin taa Lurka ii hor seedee Laabtaydaneey Lululka iga daa -------------- Lahashadaa naftaydiyoo Caqli legdamayee Leexadan i sidatee Maanka igaa labaysaa Shimbirahaa lalaayee Ku dabaasha laydhaa Looyaamo duurbaa Anna ii lallabayee Leef oo ha liqin taa Lurka ii hor seedee Laabtaydaneey Lululka iga daa --------------- Luquntayda dheer iyo Laafyahaa garaaraha Dhabanadan labeenta leh Midabkaygan luulka ah Nimaan laasaneyn oo Luf-luf ku u macaan yahay Anigaa u loogo Lingaaxa uga gooyee Leef oo ha liqin taa Lurka ii hor seedee Laabtaydaneey Lululka iga daa
@ayaansiciid765
3 жыл бұрын
Laalays*
@user-fh6ce2gx4e
Жыл бұрын
Laalays
@qasimawale4034
7 жыл бұрын
hibo noura Eddo Afkaa Magudho qiso cajiiba ayaa heestan kusugan intiina taqaana waad fahmaysaan intiinakle kolay waad baadhaysaan abwaan Hasan sheekh muumin macalinkaygi Godka lagu janne Ereyada isgaaleh
@abdimohamed7425
2 жыл бұрын
Shp adoo raaliya qisada heestan maad iiga dhici thanks 👍
@abubakarissac4756
Жыл бұрын
Taliye shub kulaha masrax ama hoolka jogi markey Hibo nuura heesta kuraxeyyysneysi😅😅😅 GUUL TALIYE SHUB 🇸🇴
Stop asking who is listening 2020, never left here.
@maxamedsanweyne4109
5 жыл бұрын
A laha hesta xasuusba GU gala markan maqlo I love yuu mom hibo
@maxamedsanweyne4109
5 жыл бұрын
Hi
@ismailhji
Жыл бұрын
From taliye shub
@geeljire1658
Жыл бұрын
Fanaaniintii hore xikmad iyo dhaqan ayuu ku saabsanaa fankoodu laakiin wada waxaa soo baxay kuwo sida eyda iyo waraabaha u ciyaya oo fanaaniin sheeganaya!!
@aliahmedyacin721
2 жыл бұрын
That is so beautiful, Habo. Caafimaad iyo cimri dheer ku noolow.
@sharmaakeqayte2119
8 ай бұрын
Old gold😮
@geeljire1658
Жыл бұрын
music haddii laga reebo waan dhagaysan lahaa mar kasta. waa fankii hore ee asalka ahaa. bal hadda maxay dhaqan bi'is iyo ciyaal ziiye ka garanayaan ( Laalays) laalays waxaa garanaya ninkii geel raacay ama yaqaana
Пікірлер: 53