Inantan Halgan u duceeya in ilaahay hanuuniyo,meeshana halaga xidho,oo dukaan ganacsi ha loo furo.Ilaahay xumaanta haka madoobiyo oo yaanu sidaas ku dilin. waan u baqaa.
@axmedaden1655
2 ай бұрын
Sahra halgan si guurtinimo ah ayey ugar naqsatay walee
@yurub5288
2 ай бұрын
Sahara halgan way ku washeen lakiin waxay ka warabisaa dharaha way iska.xelisaa fariid 👌👏👏👏
Hiddo Dhoor dumarka habar awal arap iyo hj lagu wasa
@ismailnasri9936
2 ай бұрын
waryihaa makarafoonka xun ee bulshada isku diraya sahari way iska celisay... jecliyaa qofka saxaafada iska celiya ee waddada ku rida. waxay kaga dhaqaaqday taa maankaga ku hay wariye..
waa sax walal, waxaa habaarkii ku dhacay waa odayashii isaaq iyo siyaasiyiintoodiii. labada gabdhood labaduba waa hablaheeni waana fanaaniin, waliba ku darso laga yaaba haddii aanay xildhibaanada hadlay iyo suldaanka hadlay midkooda sahra kuso halqabsan lahayn inay saha iyo fanaaniin badani u hadli lahayd inanta ugbaad oo dhalinyarnimo baddani ka muuqato.
@FaysaFaysa-ib8yz
2 ай бұрын
Waa sahra dhacdhac ama guuto diray
@amranaden3059
2 ай бұрын
Bagey runta kuu sheegtay waayo badow makarafoonqaatey
@amranaden3059
2 ай бұрын
Wariye soo baro sida Wariye loo noqdo
@aminaosmanawad8575
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asiilmahir6072
2 ай бұрын
Sahra❤rag🎉 ayay mesha ujogtaa AMA ❤ugbad lo ayey käso jedaa bes waintas uun
@Mahmed-td2bk
2 ай бұрын
Aar been shegaysa allah ka cabso maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortayaa nina nin kale wax tari maayo qof iyo kaldii
@zaaraahmed3468
2 ай бұрын
Walee sahra lagu waalay oo wariye iyo shiciba, laf dhuun gashay ku noqoty hiddo dhowr oo dhabarka looga xanbaari waxanay masuul ka ahayn Sorry wlaahi in sidaaso dhan qof jealous looga noqdo oo dadka lakal garanwaayo.bal mxaa gabadhan laga kolba laga waydinya ugbaad ba laxidhay, ma masuul Bay ka tahay
@halilmamohamed4493
2 ай бұрын
Sax anba yaabay
@NOREDIN666
2 ай бұрын
Meel bay saartay 😅. Somaliland ban ahay..😅. Odaygii Siyad barre Xaal ka bixiya. 😅
@abraQolkisa
2 ай бұрын
Sahra tuugo
@nimcocabdi-ij9vu
2 ай бұрын
Maxaka xadey doqon Ada tuuge iyada baahi mahyso gaajo
@jamaadnuura10
2 ай бұрын
Reer hunguriile Maad quraacanin saaka Qadadiina ma haysid Waxaad zahra ku eryanayso Ku qabooji naftaada baahan
@abdirahmanabdilleh8776
2 ай бұрын
Waxay odhan lahayd fanaanadaa xoriyadeeda haloo soo celiyo ,sidaasaa qurux badnaan lahayd intaad is difaacayso.
@ismailnasri9936
2 ай бұрын
dee haaye wll miyaa xidhay? waxa kaliyee lagu haystaa sow maaha xukumada xidhay muuse oo reerkaga ahina waa ka gadhwadeen? inaader ilaahay ayaa ina dilayee gafka ha laga daayo sahr halgan, laakiin muuse iyo xukumadiisa wixii doono ha lagu sameeyo. maaha inay dadka iskaga khaldamaan waxaan is qaadan karin.
@NOREDIN666
2 ай бұрын
Nijaasada fitmada wada ee sidii qoomluudkii futada tusaysa ummada allaah god dheer ha ku rido. Aammiiin
@fitimamohamadnor
2 ай бұрын
Way cabsatay habrta liintay ka cabsan😅😂
@ismailnasri9936
2 ай бұрын
@@fitimamohamadnor Dee waayahaye Liinta cid walba ka cabsanayso maxaad kala dooni sahra Halgan.
@jamaadnuura10
2 ай бұрын
Allah maxaa caqligu kugu yaryahay waa qayb allah ZERO
Пікірлер: 31