Waa guri si qurxan loo dhisay. Halka cilad aniga dooq ahaan waa qualityga albaabada iyo dariishadaha oo aan the best eheen
@Qadafi-
6 ай бұрын
Qiimaha ku baxaya meqaa waya $total. Or estimates
@alimoge8297
6 ай бұрын
Masha Allah, Allaha U barakeeyo qofkii dhistay hambalyo Guri kheyr qaba, WAA run cilada ka JIRto kaliyaa WAA quality Ga daaqadaha ,albaada, rinjiyenta Iyo lighting nalalka Iyo dhirtoo ku yar guriga shirkada dhismoiyinka kale wax ka bedesho albaabada Iyo daaqadaha kuwa ka wacan kuwan.
Пікірлер: 10