Caliyo shariif magaca iyo muuqa asharaaf lagu moda inatahy mj maba u ekid cad cadeey maxa kuu galay quruxley aatahy wlh masahllh hbbty sheekadada waa ku heystaaa iga Soo jawaab
@qaaliyusra7541
29 күн бұрын
Mj ma dad foolxunbaa?
@user-wm5rc8wr8r
29 күн бұрын
@@qaaliyusra7541kkkkkkkkkk
@dekaosman7483
29 күн бұрын
Mj cad cadka ad shegeyso ayaga ka qurxan e wadan aqon
Gabadhan Dadka daawada waa uu ka faaidi waayo runta ayeyka hadashaa waana aqiyaarad si ximadleh u hadasha si dhaqsana u hadasha oo reer magaal ah Alaha xafido❤
@Caaliyasharif
29 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@aaliyayarey2136
29 күн бұрын
@@Caaliyasharif a vile transgressor who intentionally and knowingly oppresses or mistreats another Muslim, and dies in such a state that they are still unrepentant about it, will be dealt with harshly in the court of Allah.
@user-nz8xk7ql9q
29 күн бұрын
@@Caaliyasharif runted weeyaan xaqiiqatan .
@user-nz8xk7ql9q
29 күн бұрын
Asc caaliya waanku salaamay. Hooyadii karoore habaryartii uma nagaado, ayan maqli jiray. Iyadana waaka kataga. Teeda kale oohinta ayaan ka fahmay in meel buuqkaga furan yahay, markaa waa nin aan reerkoodu larabin markaa neefsi bay ka raadisay sheekha. Allaw na astur.
@bintiyusuf1590
29 күн бұрын
❤❤
@nurhawa646
29 күн бұрын
Gabadha shaqeysayso ka xishoo ilaahey ayaa calafkeeda siiyeye
@rukiamohamed6699
29 күн бұрын
Inadeer quruxdaas maxaa Gürsan waday just talo weeye 😍 mashallah
@Caaliyasharif
29 күн бұрын
Reer KZitem seedigiin waan soo wadaa😅
@bassflix5982
28 күн бұрын
@@Caaliyasharifmid naag kale qabo oo kushkush ah kugu duceeyney😂
Ayey ayaad lee dahay hadana dad ka hortus ayaa hey... ..
@user-ol9cf5yt3w
29 күн бұрын
Waruntaa in aylaabta qarsato lakiin rukumasheegin in ay runta ka hadasho waana aqiyaarad edeblleh ayeeyo 15 ka macan ayaa jirta Hadi aan walaakay uguurin lahaa waan ka casino qabaa walaalkay waayo Gabadhan marlabaad in la xumeeyo uma quuro imana taqaan waana ciyaal xamar +putlaan= Caaqilad❤
@amaalabdi7185
21 күн бұрын
Ceeb maaha dadu waa hayad ilaahay bixiyo inaad ka weyntaa surta gala
@abdulazizd
28 күн бұрын
Caaliya waji malaha youtuber rasmay noqotay 😂😂😂😂
@fatimamohamudjama2123
Ай бұрын
Asc abaayo xawo away mama moniinkii guriyaay ee facaniintaahaa
I was thinking the same thing about this women hodononline she wants attention why is she crying and going after those tiktoks and the other thing is why is she so desperately trying to make us understand she hasnt killed her husband have u ever heard killers never leavee the place and hodon wants the topic to stay alive
@MariamOmarHaji-kn1cn
28 күн бұрын
Anaga Xitaa Waa Kugu waalanaa
@Subeyra
29 күн бұрын
Asc wll ilhay kabaq iskadaa gabadha yar
@dhamaystiran8342
29 күн бұрын
Ani hadaa ayada ahay hooyadiis bn xajka gayn lahaa haduuu odaygeeda unoolyahayne labadoodaa dalxiis gayn lahaaa cilaanne lugahaa umarin lahaa haday wadanka jooogto weekend walba waan utagi lahaaa saaan hawsha ugu soo qabo haday wadanka joogtana kaba fiican bilwalba kun dollar bn udiri lahaa ha waalatee 😂😂😂 caqliga daarod bn u ahay🤣🤣
@dhemanduceysan3255
29 күн бұрын
WLLEY DUMARKA HA LUGOYN NIN REERKIISA LAMA QANCIN KARO SODOHDA IYO GABDHAHEDA WAXAAD MOODAA IN LAGULA QABO XIN XASARAD IYO XAASIDNIMO UHU IMOW SODOHDA GABADHEDA HADUU ALKOLISTE QABO MA RABTO INEY KA FURTO LKN WIILKEDA GABADHA UGU MASKINSAN OO AY WAX KASTA SIISO MA QANCEYSO WEY KA FURTAA
@sn7463
29 күн бұрын
@@dhemanduceysan3255sodohda waa hooyo dumarka qaarkood hooyadood mida ugu kulul oo canaan badan hadey tahay waxba uma arkaan hadey reerkeeda dumineyso xataa wiilka hooyadii hadey mida ugu dulqaadka iyo naxariista badan tahay xataa ceeb iyo iney wiilkeeda iyo hooyadii qoorta isu geliyaan ayey isku dayaan gabdhaha qaarkood dumaroow allah ka baqa sidaad hooyadiin ujeceshihiin hooyada kale iyadana wiilkeeda jecel yahay
wallee caaliya waa run sheeg,. aduunka dadka show off ka ugu necbahay hadana soo cabaada. gabadhaas waxkasta iyadaa raadsata oo rabta waxkale kama sheegayo.
@MIMIZ_WORLD_OFFICAL
29 күн бұрын
Asc ❤caalia🎉abaayo Alle dartis ayankugu jcla hoodhan iska dhaf
@deeqahassan1030
28 күн бұрын
Oo hada maxaa kuu qarsan waaba ku maqli doontaaye caku iyo beentaa hooyo u sheektay❤
@umams2905
29 күн бұрын
Maalintu dhintay ninkii hore say ugu ooyaysay hoogayeey bayeey isagoo kale mahelayoooy xafayaduu dalbay baa iiyimi kkkkkkk hadana dahab buu iigaday qararac faan fadhadhakh 😢😢😢😢 weyba iga soo booday
Caaliyo masar sooxiro markasta timaha foodooda ku muuqata
@user-gf2qo9ly8k
29 күн бұрын
Bentaaaa Joojiiii
@somalimom1012
29 күн бұрын
Runleey
@ayannur9480
29 күн бұрын
Somalia Dumar la furay way guursadan laakin Naag ninkeeda dhintay waa cabsi cabsi ma heleyso nin aan Nag qabin. Hoyoyanka sideedaba way dhinteen marka caaruurteda 35 sano noqdaan dhib badan malaha. Hawar kuma laha qof aan ku soo korin xitaa haaday ku dhashay waayo xaqada kuma siin . Hawar kuma laha . Bir yahan social mediaha ayaa lacag laga sameeyaa la yaab malaha somalida waa badankood sawool aan dhaman
Пікірлер: 284