Masha Allah Guul Guul Reer Awdal xaq ayaad u leedihiin maamul gaar ah inaad yeelataan 🇸🇴👍🏼 💙⬜💙
@mahamoudkahin8408
8 ай бұрын
Hadan Somali Nahay Sida Somalida Kale Waa Inan Yeelana Maamul
@falisa576
8 ай бұрын
Somaliya haysraacdo ha midoowdo Cadowgeedu hajabo guul Awdal steta Inkasto maamul gobaleedyo an ka So horjeedo lkn midaani wa mid Somlaiya midaynaysa Allahu Akbar Guul somaliya
@hasnanoordeman5828
8 ай бұрын
Mashallah ❤free owdal state of Somalia 🇸🇴 👏🏽 Somalia ♥️ 🇸🇴 hanolato ha isracdo ❤❤somali wa mid❤❤
@oamaer
8 ай бұрын
The Awdal State movement is composed of educated individuals who utilized peaceful resistance to achieve their goals and were successful in their endeavors.
@kalsonwacaniskokalson1925
8 ай бұрын
Guul Awdal State of Somalia🇸🇴❤🇸🇴💪🇸🇴🔥🇸🇴💯🇸🇴👍
@moeawale4891
8 ай бұрын
Great news. There is only one way that all somalis can live in dignity, prosperity, peace and safety in the 21 century: it is unity and love in one country under one flag, one people and one religion. No room for disunity, division and hate, where two or tree groups who are nothing in the practical sense of being soverign nation but self-styled themselves as an alfa clans, hold in ransom and hostage of the rest If they have any doubt about what future holds for them, let them face and heard the music coming from Ethiopia and Kenya in the last few years. If they keep insisting on going into that destructive path, they won't last long themseves, let alone helping anyone else. Sticking with destructive clannish mindset and ideas and promoting primordial clannish society have no place in modern sovereign nation building notion. It must not and we must desist at all cost.
@SahalXussein-wz2vb
8 ай бұрын
AWDALLAND. OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴
@yasmiinhaji2119
8 ай бұрын
Mashaalh 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@oamaer
8 ай бұрын
Maanta waa maalin ku weyn midnimada Soomaaliyeed iyadoo calankii Awdal State iyo calankeenii quruxda badnaa ee buluugga ahaa uu ka soo noqday gooni-goosadka SNM
@Wardhere77
8 ай бұрын
Masha allaah wellcome to mogadisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@SharmakeJamac-k7q
8 ай бұрын
Guuuuuuuuuuull Awdal state somaliya
@MaryanHussein-nu9yd
8 ай бұрын
Burburkii isaaqland iga dheh
@samiaabdi2018
8 ай бұрын
Dad umad somalia maxaadkaga farxaysa yaab
@abdiaziz.r6763
8 ай бұрын
Isaaqland soomaali ayaa u baaahn lkn isaaqland isaaqnimo aya waxwlpa kla wayn,kaliya dhulky dagnyihn eeg kdip qabiil somali ah o magaloyinkisu la mid yahy so sheg wadku daalaysa bad ,dhaqale,gancsato waxy u bahnyin an ilahy ahyni ma jiro qadadwayney😂
@mohamed88466
8 ай бұрын
@@abdiaziz.r6763hhhhhhh furaha Somalia ee +252 hadii maalin laga xidho gaajo ayay ugu wada bakhtiyayaan aqalada hoostooda iyadoo cid kaleba aanay u iman
@meyremeyre8078
8 ай бұрын
@@abdiaziz.r6763iidoor burco iyo hargeisa haku deeqdo awdal state gus baa lagaaga saari goor dhaw in sha allah calanka 🇸🇴 waa in laga taagaa abaabul xoogan baa socda laftii nagaa
@shacabkafariid1827
8 ай бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
8 ай бұрын
Guul dawolda al daroodia iyu al hawiye
@shacabkafariid1827
8 ай бұрын
@@AbdirahmanMohamed-hm8nd somalia 🇸🇴 somali baa leh muxuu yahay qabiilka aad la ordaysid grow up bro
@malyunabdile9960
8 ай бұрын
Mansha alah ilahay ha gumeyo Awdal sted wa xadaradi tarikhda weyne lahayd unugyada min geestir mingabilay lowya cade ilaa wajasle guul midnimo somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤
@shaikhmuqtaar7467
8 ай бұрын
Guulguul guul guulawdal isteed guul
@amina34436
8 ай бұрын
Guul awdal stet❤❤❤❤❤❤❤
@Faizakalgacal
8 ай бұрын
Reer Awdal xaqbay uleeyihin in Gobolkooda Somalia laga maamulo hadii kale walahi waa la raadin doona gobolada waqooyi war hooy geeso lo ad kulaylka lagu gooya
@AbdisalanAbdirahman-b8q
8 ай бұрын
guuul awdal of soomaliya
@garaadosman3813
8 ай бұрын
Guul somaliya waa mid awdal state guul khatumo state guul somali oo dhan guul iyo is jacayl iyo midnimo 🇸🇴
@batulasmail8261
8 ай бұрын
Calanka in lageeyo waxaa u baaha Awdal State
@sahraahmed-fv6rj
8 ай бұрын
Maashaa allaah guuuuuul awdal state of soomaaliya
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
8 ай бұрын
According the perceptions of social climate, the People of AWDAL STATE are ready to build momentum for NEW ERA of promise.
@abdikadirhaji6852
8 ай бұрын
MD Awdal State Hala Soodhaweeyo Waa Maamul Midnimada Somaliyed U Halgamaayo Allaha Barakeeyo shacabka iyo Maamulka Awdal State Guul
@AyaanJama-m4m
8 ай бұрын
Sax waaye soomaliya hanoolado
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
8 ай бұрын
Asc. Mansha ALLAH.
@maxamuudhorri9351
8 ай бұрын
niman kaa mulka halasii lugya shidalbakujira soomaliyey wadankee an ilashano from ssc
iidoorkii khiyaligoodii uu soo dhamaaday Hargaysa kaliya ayaa ku soo hadhay iidoorkii
@ailover5719
8 ай бұрын
Isaaqa awdal wae dagan sool na wae dagan sanag na wae dagan 😂😂😂 Ma tulo yar miya gobol noqonysa😂 lascanood ba noqon lahyd Bad waan haysana jaw iuo bari na wan haysana alx❤
@amiralyo
8 ай бұрын
grat awdal state welcome Masha allah
@abdalaabdi8027
8 ай бұрын
Awdal state of somalia 🇸🇴
@idriisshariif35
8 ай бұрын
Soomalia oo heshiis ah dunidana la heshiis ah inshaa,allah❤❤
I'm from Hargeisa, and we tired of "Somaliland", what's " Somaliland "? the federal government should hard, hand in hand with every province that is ready for The unity of our beloved country. We are not Ethiopian, no British, no Italian, no French.
@awiladen7814
8 ай бұрын
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@BaxsansiciidOwnuur
8 ай бұрын
Awdal,Steve of soommlia
@abdirahmankablow3438
8 ай бұрын
Guul Guul Guul.
@somwayptyltd7634
8 ай бұрын
Soo dhowwoow madaxweynaha Awdal State
@hawamohamed2377
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fahm3d88
7 ай бұрын
Midnimaa horumar lagu gaaraa soo dhawaada reer awdal hoyga cilmiga
SOOMAALIYA HA ISRAACDO, AWDAL-STATE DEG DEG HALOO DHISO, UMMMADD QIIMO IYO QAAYO U LEH SOOMAALI OO DHAN GUULAYSTA REER-AWDAL STATE.
@DADAahmed-iz4xw
8 ай бұрын
wey istaagty somalia
@mamebirre928
8 ай бұрын
Hogaamiyaha Isaaq State mudane muuse biixi cabdi oo muqdisho lagu soo dhaweeyayna iyadoo la leeyahay dhawaan filo 😂
@said1498ify
8 ай бұрын
Isaaq dhibadanaa midnimadan la raadinayoba waa isaaq. Duriyada Somali baa u baahan. Hanaga tagina nala jooga.
@abdirashid4016
8 ай бұрын
Mid mid ayaa loo soo hoobanayaa
@nickmic3728
8 ай бұрын
😂
@yussufismael6314
8 ай бұрын
in calanka buluuga la tuura baadhil aheed so ma aha maanta la iskugu imaani gurikii hooyadii rasmiga ee buluuga🇸🇴
@nickmic3728
8 ай бұрын
@@yussufismael6314 awalba calanka buluuga waxaa laga taagey hargeysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abaadirjecliyaa5114
8 ай бұрын
Oowdal state oo doowlada federaalka ay maamul ka tirsan u ogolaato una aqoonsato taas macnaheedu waa in soomaaliya aay is raacday inta soo hartayna aay soo raaci doonto waana in doowllada federaalka soomaaliya iyo baarlamaanka labada aqalba aay si deg deg ah u aqoonsadaan maamulka oowdal state oo ah israacii soomaaliya oo dhan waana arin aad muhiim ugu ah soomaali weeyn oo dhanba madaxweeyne xasan shiikhoow hadaad rabto in soomaali aay ka baxdo qoqobnaanta waa inaad madaxweeyne aad aqoonsataa oowdal state una aqoonsaraa maamul ka mid ah xukuumadaada taasoo madaxweeyne haddii aad sameeyso aad taariikhda ummadda soomaaliyeed aad baal dahab ah ka gali doontid dadka soomaaliyeed ee maanta jooga iyo jiilalka danbe ee soo socdaana aad madaxweeynoow xasuustooda ku dhex dabaalan doontid taariikhdoodana aay kugu xusi doonaan ee waa inaad u hiilisaa midnimada ummadda soomaaliyeed israacooda iyo jiritaankoodaba waana inaad bad baadisaa taas runtiina waa fursad dahab ah oo soomaali muhiim u ah haddii aad fursadan aad maanta khasaarisana waxaad khasaarisay fursadii aay soomaali meel isugu imaan laheeyd anoo saas u hadlaayaana wallaahi kama soo jeedo oowdal state mana dagani ee koonfurta soomaaliyaan ka soo jeedaa laakiin waxaan aniga doonayaa waa in soomaali oo mid ah lehna xukuumad mid ah oo soomaali oo dhamina aay ku mideeysan tahay in la hello taasoo shacabka soomaaliyeedna u ah guul , horumar , barwaaqo & baraare oo aayahooda faa'iido aan dhamaaneeyn ugu jirto / Soomaali Ha Midoowdo , Guull & Midnimo Soomaali weeyn Insha Allaah Waan arki Doonaa Taasi / Wscww.
@amarecabd
7 ай бұрын
Guulayso awdal sete❤❤1❤❤❤❤❤❤111🎉🎉🎉🎉🎉
@abshir2010
8 ай бұрын
Maasha ALLAH soo dhowoow walaal ciida bada kheeyraadka calanka kuli waa wada leenahay. In la aqoonsado gobolka owdal saami iyo gargaar loo furo waa waajib. Bada Soomaaliyeed Walaalheeyn Awdal kaligood lagu eegan maayo Nin walbo oo SOOMAALI ciidan iyo rayid waa waajib, kuwa SOOMAALI diidka ah waxaa leeyahay is daba qabta inta la idin dabar gooynin.
This Bahaar guy is from dowlad deganka itoobiya he wrote an open letter to Abiy Ahmed’s government back in November 2023 asking them to take saylac and portion of awdal in return for a state call Harawo in Dowlad deganka Somalida. To form Harawo state that is part of Oromia state of Ethiopia. This dude can’t even set foot in Awdal. So the big question is why is the failed state collecting a bunch of nobodies in their failed state? No wonder the Somalian government is not progressing to any where it’s really sad. 1960 dadki Somaliland kanay Somaliland qasatan Isaaqay ahayn Gudabirsi iyo Harti labaduba way diidanayen ninka wasirka ihi been cad u halka kasheegay but that’s quite common in that Somalian government lying and misleading is their middle names.
@moeawale4891
8 ай бұрын
" Gudabirsi" ? You can't even shoot straight. Just make up and make beliieve things. You are not even from Klansville of Haigaisa but reer bari and another macawislay and village pumpkin of hj or something. It doesn't add up dude.
@omartaajjir2883
8 ай бұрын
Hogaamiyaha awdal isteed waa in dowladu oqoonsataa
@said1498ify
8 ай бұрын
Maxaa mid qurbaha ku wareeray hogaamiye sheeganaaya nin kani waa nin waalan oo nolosha ka dhacay qurbaha. Ma shaqaysata yaasha baa filimkaa sameeya.
@Mubaarak87
8 ай бұрын
Waa wax wanagsan lkn in Aad sida SSC khatumo IsaaQ ku Cibaadasatiin aa dhiman CID kasto Ee Xaq u dirir Ah Ciday la dagaalayo waa Cibaado sidaas u fahma Awdal state government waxaa inoo balan ah in Ramadan Aaa soo dhow isaaQ iska Difaaciisa ku Cibaadaysatiin mujrimiinta Ethiopia 🇪🇹 dhulkiina sii haayo
@samiaabdi2018
8 ай бұрын
Muuse waa shaqsi isaaq mawada xuma islayaab
@Mubaarak87
8 ай бұрын
@@samiaabdi2018 muuse hadii aw isaaQ ku ogayn in aw Garab kaheli doono ma sameeyeen Dhaqankaas Guracan sxb waa kaa diiday khiyaaliga maaad stop 🛑 ku dhahdiin
Пікірлер: 203