Aad iyo aad xabiibti waa kula soo gaaray waadna ku mahadsan tahay alle ayaan ka magan galeenaa wax sharafteena meel uga dhaca gabar walbana Allah gees mariyo ❤❤❤
@xuriyoali7628
4 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@fardowsaabdi949
3 ай бұрын
Caraabtu waa doqomo sharaf unbeey sheegayaan sharaf beela ilahay mayaqaanaan bili aadan is ka ggliji unbeey ku jiraan subhanallah
@Xamdimaxamad-bh1qm
4 ай бұрын
Ayaney wadba okay farxosay riyo hadey so noq noqoto ma wax ba a jiro ani waxan ahy awladlaan Mar walabana waxan ku riyoda ano mataano dhalay abyo ilahow ii rumey riyadaas yaa alh 😢😢
@Kiincalibarre
4 ай бұрын
Amiin
@xamdaapdy6514
4 ай бұрын
Subxanalah waa qiso xanuun badan ayaaneey 😭😭🥺
@Xalimo421
4 ай бұрын
Subxanallaah😭Ileen carabta wa balaayo.Gabar mxy dhibtootey aduunyada😭Hooyada dhashey oo ku tiri intaadan dhiman mxd jeceshahay ad cuneysa😭Innalillaah wa inna ileyhi raajicuun😭Beer adaga dadkas dhaqnkaas leh,Ilmo ad dhashey gacantada ku dil,Midaan ka sii yaabay dad daraadod wxy dhahayan ay naf u jareen.Jaahilnimo wa wx cudur ka xun.Yaabkan yaabay.Ilaahow Damiirk,Iimaanka, Garashada,Naxariista,Geesinimada Ha naga qaadin.
@IqraileysInaahmed-gb1oi
4 ай бұрын
Examka soo baxay wn kunasanayaaa ❤
@sumayomohamedsanaag4160
2 ай бұрын
Alla ayaney Inaa ii jedidaba moday saanta dhagaha usii gashanayey mobile ka aa adna dhahday dhaga gasho😂😮
@raxmaaadan431
4 ай бұрын
Masha Allaah ayaan barakallaahu fiki ❤wa mash qulay baryahan waa ku xisay
Пікірлер: 67