😢❤ Masha Allah hoyo mcn ayaa saan ahaanjirtey hoyo qoyskin waxsiya nadhihi jirtey Alhamdlilaah
@fartuunmohamed1062
20 күн бұрын
Markaan ayaan magaca soomaaliyeed jeclahay sida ay isu caawiyaan ee Allah qalbigooda iyo quwadooda ha mideeyo umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin Allah ha noo badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@hibaali4311
20 күн бұрын
Waa runta❤❤❤❤
@deeqoomar3074
20 күн бұрын
Aamiin
@halimaabdi270
20 күн бұрын
ilahey hoyoyinkena ilahey ha unaxariisto kuli hooyo ayaa lafaheda no qoraxeysey ilahow jano ku irsaaq🤲🤲🤲🤲
@dhaqaaqaaddhaxashidee
20 күн бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@nasrayasin4472
20 күн бұрын
Subxana Allah . Walaahi waa Hooyo Iiman leh iyo Akhlaaq leh ayay u eegtah . Ilaahayna waa u gargaara qofkaaso kale !!! Masha Allah
Iimaan baa hiq ka ah🥹Allow Jannatul firdowsa ugu bishaaree oo u barakee u badka yaa rabbi 🤲🏼
@Hooyo309
6 күн бұрын
Hooyadaanoo kale bulshadeena wuu ku yartahay. Ilaahay umada dhibaataysan ha u gargaaro. Ilaahay agoonta hala koriyo. Insha’allaah sideey jeceshahay awladeeda ha ugu hormariyo. Aamiin ❤❤
@niimaneur4842
20 күн бұрын
❤❤❤Mashallah illaahay a uu gargaro hooya yashen iyo umadisa islam ka amiin amiin❤❤❤
@f.mohamed4638
20 күн бұрын
Allahu-Akbar walahi waa hoyoo iman iyo caqli usaxib aah illahow ugargar oo laa kori kuway kunasan ahed oo bariyal aah ugu dig ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤
@fadumoabdi7761
20 күн бұрын
Manshalh waa hooyo qiimo badan❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
20 күн бұрын
Aad iyo aad!
@cabdicaydiid3320
15 күн бұрын
Maasha allah waad mahadsan tahay Abaayo adiga oo noo soo gudbiyey.
@user-hk2uo5so9r
20 күн бұрын
Qofkii lambar kahaya ha iso diro waxan u a woodo ban tari lahaa ilaahay dartii wan qiirooday walahay
@2daysago_
20 күн бұрын
18:59 daawo ayada ayaaba ku yeerineyso wll
@user-hk2uo5so9r
20 күн бұрын
@@2daysago_ abaayo intay yerisay markan woco mashaqeynayo marka furaha aan kugali lahaa adi ma kasee
So 😭😭 hooyo macan Allah ha ku xifdiyo wan Ka qirodeya Allah umada ugara gara allow mummyonka inte noola xifide inte dhimateyan allow janfardosa ku casuma amiin amiin yaa rabi
@ugaskawadanka2623
20 күн бұрын
Wax reer ama tol layiraa majiro markad yartahay reerkagu wax kuu tari maayaan lakin markad waynato ayay ku tirsanayaaaan
Mashaa Allah ilaahey ha waasiciyo irsaaqada! Waa maamo ku dayasho mudan ilaahey ha barakeeyo iyada iyo carruurteeda. Naciima adiguna waad mahadsantahay soo gudbintaada.
Пікірлер: 86