Anoo ooyaya ayaan dawaday illahy hooyo mcn hay noo dayo wll inta dhimatay illahy hawnaxariisto inta xanuunsan illahy ha caafiyo❤❤❤❤
@munayusuf8832
11 ай бұрын
Masha allah suhaab alle hooyada hakuu daayo anigu nasiib uma yeelan inan hooyaday iyo aabahay ka farxiyo oo way iga hooseyan 😢😢😢😢😢
@deganomer4032
2 ай бұрын
Videoga aayan la kulmay waan farxay walhii 🥺🥰🥰🥰🥰🥰
@amalamalabdikani9388
11 ай бұрын
M.a runti wa Muqaal Ku DAYASHO mudan ilahy Hoyoyinken Hyno Dayo Amin ♥️😪
@Layla6793
11 ай бұрын
Allahu Akbar. Ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kaa aqblo riyadaas wanaagsan, waxba kuma ahah Rahmanka inuu kaa aqblo inaad Hooyo qaali Hajka geyso. May Allah bless you and give you everything that you want this life , Ameen ya Allah
MashaAllaah hooyo wey istahishaa waxaadna ukentay hadiyad Alle loogu dhawado xarako qurux I.W.M Ajerna laga helo MashaAllaah Allaha kudayo hooyo mcn Allaha kuu kaso in aad xajka geysid inshaallaah ducadeedaa ku Jana galee farxadaada waa hooyada oo aad kafarxisid Allaha ku xafido habo
Zxp saanjo alle haku xafido cimri iyo caafimad dheer alla ha siiyo
@nashaadmohamed7431
11 ай бұрын
Mnsha alaah wnjecelahay qofka hooyadood jecel
@MunaAhmed-me6nr
11 ай бұрын
Mansha allah ilaahay cimrigeda ha ku dhereyo hooyo mcn
@safiyomaxedmacalin6419
11 ай бұрын
Masha Allah wiil baari bara kow
@hannaxaga2413
10 ай бұрын
Mashal allah suhayb allah haa koo xafido🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@Ifrah.m
6 ай бұрын
Walaashay iyo wiilkeyga allaah idiin xafido ❤❤❤❤❤
@abdallahidris3955
10 ай бұрын
Maashallah hore u soco waan ducaysan thsy
@SabirinSaciid-dh8tl
11 ай бұрын
Masha Allah hoyo qalpi wngzn oo faraxsan allaha kudayo wll hoyo mcn sas mar walpa uga farxi wa lama helan dunida l.aanted wa iftin l.aaan iguna salan wll ❤️❤️❤️❤️💐🥀
Mashaallah mashaallah mashaallah allaha kaa Farxiyo sida quruxda badan ee Hooyo oga farxisey allaha kaa Farxiyo mashaallah 🌹🌺🌼🌸🎉🌹🌹🌹🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌺🌼🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌺🌺🌺🌺❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@fardousaali8688
10 ай бұрын
Masha Allah suhayb saanjo waa baari
@Faduma.1
11 ай бұрын
Mashallah hooyo say u farxaday adna Alle ha ka farxiyo 🥰🥰
Пікірлер: 280