Masha allah samiixa khaliil and dirislle abdi dhiigeygii adinkaa uqalma hogaaminta Somalia oo idil maamul daganaan dirislle abdi oo ah ruuux wngsn afgaaban samiiixoo kasii daran masha allah meel kasto aan dunida ka joogno ma naqaano qayaano tusale ku quus qaado dirislle abdi & samiixa khaliil daacadnimada aay kuwada shaqeynaayaan masha allah keep going samiixa khaliil and dirislle abdi ❤❤❤❤❤
@xaawo1
2 жыл бұрын
Maashaa allaahu reer yutuboow waxaad ka faaidaan beentta car waa yutubkii yiraahdo dirisle samiixo iyo deeq darajo qofkii inta yutubkiisa intuu soo fariisto yiraahdo lacagtii beey lunsadeen ha ogaado yutubkiisaan ka xirayaa viva dirisle samiixo deeq darajo dhamaan qeer faro badan allaah haydiinku badalo adinkoo kalane soomaalida allaah u badiyo
@shamsabarre5369
2 жыл бұрын
Samiixa waxaan idinkula talinayaa in aad xisaabisaan magaalo kasta waxa ku baxay kadibna so qortaan o aad ku dhahdan dadka meshaas intaas baa ku baxday waayo dadkan waa indha ku garaadle waxaan arkayaa durtaba dad idinku dhegan o waxaad qabanaysaanba aanay umuuqan. Kor iyo hoos anigu waan idin tageersanahay ee hore usocda walalo allena haydin xafido wan ku jeclahay adiga iyo Dirisle Abdiba ilahay dartiis baan idiin jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@ismaip1
2 жыл бұрын
Wayba cadahay wll 400 qoys ayay u aruriyeen, min 150 dolllar qoyskiiba,350 way gaadhsiiyeen, 50 Lee hadhay meeshay ku bixiyaan way ino soo gudbinaayaam incha AllH ❣👏🏽
Mansha allah Samixa iyo idirsle alow barake wlh dad nasaba tihin ilahow khyr idin si
@faadumohussein1216
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah beautiful the best camp ever happy people i like that grandmother she's amazing wallahi Masha Allah tabarakallah all of them thanks to Abdirizak+samixa qurux and there Tim nolada cimiridher iyo cafimaad taam Allahuma amiin yarabiil calamiin ❤️😍♥️😍❤️🥰
@fadgalbeed6509
2 жыл бұрын
Masha allah
@monam7931
2 жыл бұрын
Mansha Allah dadkii Soo sadaqaysatay walhi ducay xan barteen meel munasabay lacagtodii ku Baxday walhi Wan ilmeyay wax idin dhiba rabi idinma tuso 🙏🙏🙏
@farxiyoahmed953
2 жыл бұрын
Masha Allah khayrka hore ugu socda samiixa iyo dirisle. Islanta shalmada cas waba islaan qatara wax noola ku nooleeya
@luulabdullahi8498
2 жыл бұрын
Masha Allah Samiixa walashey illahey ha idin ajirsiiyo, Abayo Ciyalka dharla anta ah dhar ayad uugu darilaheyden Sadaqadad bixineysan Allaha ajer idinka siiyo xoogiinana ha idin barakeyo,,Aamiin
@shukrimusewehliye8081
2 жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaarakal Raxmaan Waa Lagu Liibaanay Meesha Intii Baxsatay Iyo Cid Walba oo Ka Qeyb Qaadatayba Miisaanka Xasanaadka Allaha u Saaro
@maryanekhalif6692
2 жыл бұрын
Allah ajar haedinkasiyo
@sharafali3992
2 жыл бұрын
Allaahu Akbar Iimaankooda eega sida ay ugu faraxsanyihiin intaa yari ee bil laga yaabee ineesan gaarsiinin...Laakiin Ilaahay agtiisa waa mid ka culus , intii wax labaxday intii kashaqeeysay Abaalkooda Allaha gudo InshaAllah..
@sagal667
2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah Allaha barakeeyo samexa cadeey iyo dirisle abdi
@fathiaibrahim3155
2 жыл бұрын
Allow fakhriga naga saar Ada awood leh . Shaaqo fiican baad qabateen alle ha idin xafido
@axmedyare2404
2 жыл бұрын
Ameen
@fadkabari8554
2 жыл бұрын
Soomaali ilaahuun baa caawin kara siliceenu waa badan yahay 🥺
@sadiqf7683
2 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin
@Ducaqabto
2 жыл бұрын
Maasha Allaah labadiina wanaag ayaa la idinku Barbaarshay Samiiha iyo Derisle Abdi Ajar aan lasoo koobi karin Rabbi ha Idinka Siiyo
@abdicasismahamod9129
2 жыл бұрын
Alle ha ina barakeeyo Samiixa khaliil iyo dirisle cabdi Rabina ha inaka Jazaa'i siido
@amaalkaasim3427
2 жыл бұрын
m.a samiha iyo teamkeda guri janada allha idinka dhiso huno wd ka farxiseen dad bahane
@axmedyare2404
2 жыл бұрын
Ameen
@sadiqf7683
2 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin
@fatimadagan8541
2 жыл бұрын
Qalbigaa duceeye dadka ha xiijijinina
@axmedyare2404
2 жыл бұрын
@1640 minute is emotional gabarta Yar Ee qurxoon iyo Ms Samiixa ManshaAllah
@saeedkaraamoherbalist6833
2 жыл бұрын
maashaa allaah waxaan soo jeedin lahaa in aad jamciya khayriya aad ka dhigtaan Samiixa and Dirisle Charaty Adeer Allaha idin kubarakeeyo camal ilaahay ku waynbaad samayseen
@happyahmad9689
2 жыл бұрын
Mashalllah samiixa khaliil team idirisle abdi guulysta duco hsydinku dhacdo
@simaneymediapro625
2 жыл бұрын
Masha Allah May Allah SW grant you and the team janna for taking your time in this blessed month to help the people most in need. Don't give up continue helping the most disadvantage people in our community l ❤️ ❤️ ❤️
@maxamedcissebaxnan8194
2 жыл бұрын
This guys are amazing M.A may Allah bless the work of their hands✋ 👐
@amreenfarah9017
2 жыл бұрын
Allahumma aamiin Allah ha ino aqbalo ducada, Masha Allah tawarakallah I'm so happy sida quruxda iyo nadaamka aad wax ubixiseen ducad Kan bixiyey kaliya iyo indinko dhibkan arakey umarteen bey sidas inogu yacaaysaa Masha Allah alle ha idin barakeyo. Well done guys.
@dhirigilisoumada5452
2 жыл бұрын
Allah haku aqbalo Soonka iyo salada amiin isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏
Masha Allah dirisle cabdi iyo samiixa khaliil ilahay ha idinka jasaaosiyo iyo barko waxa aaad umada ufidinaysaan xataa madaxda sarsare way awodiwayeen inta aad awodeen Allow idin xifti 🥰🥰🥰🥰😍😍👋👋👍👍🙏🙏✊✊🙌
@cabdullhixaji8835
2 жыл бұрын
AJAR ALAHA IDINKA SIIYA, WALAHI TEMKIINA RAMADAN AYAA SHAQA ADAG QABANEYSAAN, SOOMALIDA DHAXDOODANA WAX BUUN BUUNIN AH KAMA HELEYSAAN, SAFARARADA ADAG AAD GALEYSAAN WALAHI HOWL ADAG BAAD QABATEEN, DIRISLE SAMIXA, DARAJA BOY OLL TEAM WE LOVE ❤
@anigawaaye7933
2 жыл бұрын
MaashaAllaah Tabaaraka Allaah, ILaahoow ajar iyo xasanaad badan idinka sii adinka iyo inti soo dhiibatay sadaqada, inti meel walbo idinkusoodhoweeysay, inti idin lashaqaynayso, inti sidiina oo kale u kaalmeeyo walaalaheena Soomaaliyeed meelwalbo ay joogaan oo dambigiina iyo kuwa waalidiintiina ILaahoow dhaaf aamiin Yaa Allah.
Asc maansha Allaah wax fiican baad Qabateen Mamadaasna xildhibaan bey ku fiicneyn quruxley Waqtigu Hayo Anaa ugu weyn kulahaa waa xildhibaanad caadiya
@amalduale5408
2 жыл бұрын
Maamada xataa socadkida waa miladari manshaallah
@abdinoorgarane7569
2 жыл бұрын
Allah ajar haithin kasiyaa walalyl
@sadiqf7683
2 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin
@suumi2
2 жыл бұрын
Mashallah waadka farxiseen Allah haidinka faraxiyo ayag intaas kasii badan Allah usahlo wanla farxay runtii ajar Allah kasiiyo dadki baxsaday 🤲
@xamdiali7387
2 жыл бұрын
Mazha Allah Dad Faraxzan Waye🥰💯
@Salmaanabdiofficial2298
2 жыл бұрын
Masha allah ilahay haidinka ajirsiyo misanka xasanadka allah haidinsaro abayo adi iyo asaxabtada waxan idinka codsanayaa inad isoboqatan mahadsanidin
@abdulahibadel3700
2 жыл бұрын
M.a Allha ajar iyo xasnad ha idinka siyo samiha iyo dirisle wan idin salamay from jigjiga
@axmedyare2404
2 жыл бұрын
Ameen
@sadiqf7683
2 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin
@mariamdegan8961
2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah Allaha idin xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi
@cadeeyxareedh9648
2 жыл бұрын
Masha walalehena Allah ajir
@maryamoqurux4152
2 жыл бұрын
Mashaallah damiixa aadbaaudadaasheen shukrn
@maryamoqurux4152
2 жыл бұрын
Mashaallah
@saynabyusuf685
2 жыл бұрын
Masha alh ala haidiin barakeyoo
@abdilahihasan7415
2 жыл бұрын
Allaha idin xifdiyo aduun iyo aakhiro
@vilzanabdirizak8300
2 жыл бұрын
Mzha allah allah haydinka abaal mariyo idinka iyo dhamaanba umada aad ka farxiseen ee masaakiinta ah Kolay wa la kala liitaa alxmdulilah hadana illahay baa gacantiisa qof walpa ku quudin kara idamka alle meel roon mara duco badan baad shaqaysateen allah abaalkiina jano haka dhigo Wish you long life all of you
@salmamohamed7018
2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@ismaciildheere3887
2 жыл бұрын
War wilki yaraa ee dirisle caawin jiray sanad kii hore 2021 ayaa jogaa mesha m.a I am very happy to see him again
@bidhaanibrahim98
2 жыл бұрын
Ke waye an arke daqiiqada isheg
@ismaciildheere3887
2 жыл бұрын
@@bidhaanibrahim98 hhhhhhhhh yarka Yar ee zume laso dhahayo wayo waa melaha dhexe una dhaw dhamadka
@faizahassan3824
2 жыл бұрын
Maashaa’allah Allaha idin xafido
@lluvleylex9358
2 жыл бұрын
Maasha allah.
@fatushashkir8538
2 жыл бұрын
M.a shaqo fiican baa qabateen allaha idinka ajar siiyo
Mashaallah samixa my sister ur mammah is so blessed in bringing uh to this universe😢😘such a wonderful energetic daughter may Allah grant her janatul firdaus🌟
Masha’Allah Ilaahow noo soo badi dhaliyaradaan oo kale Sami a habo guuleeysta. Habo waxaan kugu darayaa in aad dhalinyaradiina aad ku bararujisaan in ay beeraha beertaan si ay gaajada oga baxaan beeraha waa muhiim❤️❤️👍👍👍🙌🙌🙌💕💕💕💕💕
@manaomar212
2 жыл бұрын
Axay Ax 😭 illahow u gargaar umadeena ya rabi ya raxman ya raxiim 🤲🤲🤲
@ifrahhassan9628
2 жыл бұрын
Ilahayow adoomadad dhibatada ka dulqaad adigaa awood leh dadaka meelahas qaa hadalaya ee wiilkan iyo gabadan dadkooda u istaagay sadaqadiibay ku dalxiisayanta ku haya ilahay xaqa hatuso shaqada ay hayaan ilahay haka haka ajar siiyo kolay kuwa saas leh maaha kuwii wax sadaqaystay ee waa kuwo uquudhi wayay walaladooda maskiinta inay caawinyaan markaa dadka muxsiniinta ah wax sadaqaystay sadaqooda alle haka ajarsiiyo soomli waxaba isuma quudhan qof wanagsamaynaya waa in lagarab istaagaa maaha in wax laga sheego samiixa iyo dirsle Keep forward 🤙🥰🥰🥺
@ubahahmed3787
2 жыл бұрын
Msha allah jijiga 💞🥰
@aishacinab9784
2 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad allah idinka siiyo miisaanka aakhiro allah idin saaro
@sadiqf7683
2 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin
@ubahindho3414
2 жыл бұрын
Mashaa Allaah 👍👏👏🌹
@niinafire1294
2 жыл бұрын
Masha allah alle hanika ajarsiyo
@kowsarbeauty209
2 жыл бұрын
Masha allh masha allh 🥰🥰🥰
@rashkaarow45
2 жыл бұрын
Proud of you guys. Maash'allaah . Allaha idanbarakeysan .
@hamzemoumin3242
2 жыл бұрын
Masha Allah kuwi soobixiyay iyo kuwi gadhsiyay Allah janada haaka warabiyo somalay isgarab joogsada
Пікірлер: 437