Haa waadat u qalanataa huuno qaali abdicaziz ale ku xafido
@anisaduela9784
2 жыл бұрын
Habaryar hooyadaa ilaahey ha kuu sahlo inshaallaa, gaaljecel gurmada reer dhiig leh aan idinku ogahey, oo hinta inantaa yar farxad ugu bedela inshaallaa
Allaah ha usoo sahlo Ilmaha Waalidkii in lga qariyo maaha waxaasi waa dulmi xataa hadii Hooyada ama Aabuhu Geeriyoodey Ehelkii kaluu Ilmuhu u baahanyahay Waar dulmiga Ilmaha halaga daayo waan idin baryaynaaye OOHIN ku jiri kari maynee
@sacdiyacismaanw.a6338
2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku sahalo hooyo habaryar walahi waa xanuun badan tahay marka waalidkaagu ka maqan yahay 😢😢😭😭
@gaasiranagye6178
2 жыл бұрын
Ilaahay ha usoo dhaweeyo hooyadeed am reer abtigeed
@Hubi_haji
2 жыл бұрын
walale wan ku saaaray lakin hadan wax badan saari karo one million ban ku saari lahaa gulayso ilahay idinkii aamiin
@abdidirie9966
2 жыл бұрын
Allahayoow u soo dhawee Gabadhan Hooyadeed haday dhimatayna Qayskii Abtiyaasheed ahaa Insha Allahu.
@fadumaxassan2137
2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabi
@owliyo1218
2 жыл бұрын
@@fadumaxassan2137 hadaa gabadha garan ha ila soo xiriirto waxan garan maamo ilmo looga qaatay xamar, lagala aaday camaara deegqanada u dhow saan war bixib u siiyo ha ila soo xiriirto
@qamarcadeyqamarcadey6926
2 жыл бұрын
Run ahantii ilmadeyda Wan xakameyn wayay gabadhan murukta farxad alle ha ugu badalo
@ZahraHAli-wt2gm
2 жыл бұрын
Hooyo waad heleysaa inshaa ALLAAH, Xaqqu ha guuleysto
@fadumaxassan2137
2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabi
@xamdixasan5809
2 жыл бұрын
Illaaheey hooyadaa iyo abtiyaasha hakuu fududeeyo
@lulali6059
2 жыл бұрын
Allahu akbar ! Alahayow gabadhan hooyadeed u sahal yaa rabi Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@safiaolousow1371
2 жыл бұрын
Hooyo alaah kuu sahlo c/casis adiga iyo inti kula shaqeeyso aduun iyo aakhiro kheeyr alaah idin siiyo
Yaa Allaah u sahal hooyadeed. Yaa Rabi soomaali weyn u gargaar. Qax, iyo colaad ayaa dadkii isku waayeen.
@abdilahishire351
2 жыл бұрын
Alaha Ku xafido walal shaqa fican bahesa halka kawad
@sahraisse1149
2 жыл бұрын
Allah kuu fududeeyo eedo macaan cabdicasiis Allah ku barkeey akhir iyo adunba adiga iyo ehelkaagaba dhamaanteen akhir iyo adunba
@simanmaxamuud6752
2 жыл бұрын
Thanks shaqada umada u heydid wad ku mahadsan tahay 100 jeer 📌🙏
@iftinxussien6347
2 жыл бұрын
Waxaa layir "ninba ama qofba waxii dhibaa dheelma"..Allaa weyn oo waaxid ah. Hooyada waa qaali__dadkii hore dhalaanka inaa la naafiiyo waa laga taxadarijiray. Bisinka iyo yaasiinka.
@sahraa1716
2 жыл бұрын
ilaahow u sahal yaarabi 😭😭
@hodanmuxipoh1964
2 жыл бұрын
wll markan youtubekga sogalaba ilinbaaa iga timada ala xanuun badana qof hoyadiis raadinayaa allow usoo dhaweee🤲🤲🤲🤲🤲🤲😓😓
@moderninformation7931
2 жыл бұрын
Arintani waa dhibaato hooyo iyo inanteeda oo la kala qarinayo ... si kasta oo loo kala tago maaha in caruurta waalidkood laga qariyo. Waxa macquul ah in hooyada qabiilkeedu aanay gaaljacel ahayn oo wax la qarinayo... Ilaahay ha usahlo from burco
Alllahu akbar maxaa caruur xaqdara laga galay qof in waaridkiis laga qariyo maxaa faa iida ah oo kujirta alllah waa caadil cuqubada caruurta laga galayo waa in aan iska ilaalino
@halimaibrahim3059
2 жыл бұрын
Aabaheed magaca hooyadeed iyo qabiilkeeda oo sax ah umma sheegayee. Aabaha iyo magaciise iyo qabiilkiisa sheega saas ay ku fahmee
@ashawooo
2 жыл бұрын
illahaya ha ku hooyo macan waa arina xanu badan waaye illahaya raga Somaliyade ha siyana Caruurtada hooyo macan inshallaha wada helasa hooyo macan
@leyloabdullahiali9551
2 жыл бұрын
😢subxaanallah wllhi xanuun wayay maxaa been loogu sheegay cunug anan dhiman loo dhahay wey dhimatay all dadkii bini adan nimadii waa ka dhamatay
@haniyey1
2 жыл бұрын
Nin Soomaali maxaa ku ogeed
@Ma_Ogtahay24
2 жыл бұрын
@@haniyey1 Nin Somali ah oo wanaagsan Allaha ku siiyo.
@haniyey1
2 жыл бұрын
@@Ma_Ogtahay24 dauud Nima same keeyga allaha ii wanaajiyo laakiin illaheey ka baq oo gadaal u raac taariiqdeena soomaali boqolkiiba hal aya ka bad Baado ninyaasheena oo ah Aabo fiican
@Ma_Ogtahay24
2 жыл бұрын
@@haniyey1 ninka xun ee Somaliga ah intuu xumaanta ka keenay, mala dhashay mase waxuu ka bartay waaridkiis (hoyo iyo Aabbe) iyo bey'ada ku hareereysan. Tan kale ninka xun ilmahiisa uu dhalay (wiilasha oo kaliya miyaa ka xumaanaaya mase wiilal iyo gabdho wada xun ayuu dhalaaa)? Walaashey bulshada wiilal iyo gabdho oo aanan wanaagsaneen wey leeyihiin ee inta fiican badane niyadda dagso InshaAllah.
Пікірлер: 322