Meehaal, Waa Podcast aqooneed isu taagay sidii uu qaadhaan ugu darsan lahaa koboca wacyi ee bulsho.
Bahda Meehaal Podcast iyo martideeduba waxa ay idiin soo tebindoonaan fikrado Meehaallo hogatusaalaynaya waaxo badan oo taabanaya nolosheenna, kuguna dhiiri galinaya arimo badan, kaana reebaya fikrado togan, iyaga oo kugu biirinaya fikrado toolmoon.
Waxa aannu u filaynnaa dhegaystayaashayada xurmada leh, in barnaamijka Meehaal uu culi doono garaadkooda.
Негізгі бет Фильм және анимация Hordhaca Meehaal Podcast | Trailer
Пікірлер: 8