ilaah amarkiis waanba iska jeclahay gabadhaan sideey wax u sameyso anigoon daawan ama fiirsan like ta waaba iska saaraa waayo waxaan ogahay wax wanaagsan Lee Ku lumisaa waqtiga thanks sister
@binverliebtindiedeutschesp6011
7 жыл бұрын
thanks beautiful my husband used to love coffee but we're not together now hope I will make for him this inshallah😘
@qasewalaaqe8954
5 жыл бұрын
Man shaaallh alle hakudaayo
@somaliahanoolaatoinshaalla3787
7 жыл бұрын
waa run abaayo odeyaashii caffe uun bay gadanayaan bal yaan u sameyno nocaan MashaAllah nolol qurxoon ku noolow waliga akhirana suubanaha maciisa noqo ameen
Masha allah tabarakallah alle raali hakaa ahaado aduun iyo aakhiraba
@arresaqirochannel7594
6 жыл бұрын
mash allah thanks a lot abaayo it taste great and amazing coffee may allah bless you and your family
@muhaupdilaahi
10 ай бұрын
Thanks hapo mcn after 6years aa ka faidaystay ♥♥♥
@sn4271
7 жыл бұрын
wakumahatsantahay sita nola qebsatay fekerkaka wanaksan ani waxan is ticmala coffee ka 100%ah CILOMBIAN aku qoran hatana qac kasin imajirto at ne umashitno Thank you so much sister
@geeljire6368
7 жыл бұрын
madha alh habenkasta hal dolar ba nag itopiyana iga qada hadade wa iifa idaysay wlal ilahy haka apal mariyo ilahy cilmigaga hakusuyadyo
ilaah dartiis ayeey nooga faa ideysaa anagane ilaah dartii Ayaan u jeclahay iyo wixii ila mid ah adiga iyo familkaada nolal wanaagsan insha allah
@iskufilancooks2370
7 жыл бұрын
Respect Ali Mum mahadsanid walashay sodhawaw xabibti 😘💋❤
@zemdadagaal9393
7 жыл бұрын
ilaahay khair haku barakeeyo wll wan tijabin insha Allaah coffee aad ayan u jecelahay.
@saafisaafi4383
7 жыл бұрын
wad mahatsantahay abaayo wax badan aya nofaideysa qeer allaaha kusiyo wallahi si qaldan aya usameysanà jirylakin manta kadib insha allaah❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍
@kaltuunmaxamed7137
7 жыл бұрын
masha Allah xbbti wankahelay thanks inbadan alle haku xafido wllo adiga iyo awladadaba qof qaliya ayad tahy 😘
Mahadsanid walal Alle haku dhawro sidaa Hore unaba Aqoonin in loo kariyo Shukran
@regalsnow9707
5 жыл бұрын
Walahi this is how hooyad I tustay anoo teenage ah allah hooyooyinka nooda amiin
@kheyralnisaatube46
7 жыл бұрын
walaashis waa mahadsantahy lkn sheekadaan sheekoo dheer waye qof shaqo u cararaayo howshan ma gali karo waa adigoo quraac xafada dhan u sameeyay....lkn qurux u kuso baxay Masha'Alh casiriyoo u ku fiican yahy adigo xafada iska jjoogo 😊😉👍
@barniibar372
6 жыл бұрын
Mashaallah Abayo sifiican aya u sameeeysay simple ingredients
@salmasalman6990
7 жыл бұрын
Gaari haween masha allah ilaahay haku xafido.Odayaasha waa inan ka reebna suuqa
@akashicman2338
7 жыл бұрын
thank you very much u have saved me and my mum lots of money Allah haku sahalo
@Destinay4lyf
7 жыл бұрын
Im not a coffee person but i have been making it this way for the past week. Wow iskufilan you put me on mashallah!
@ayubsheikh464
9 ай бұрын
Masha Allah galabta ana samaystay my first time thanks
@lovelyunicorn610
10 ай бұрын
Thank you iska filan abaayo waxaa jaceshahay alah kuu sahlo oo janada ugu horeeyso coffee meeqo sano raadi naayay in aan barto thanks again
@cabdinaaficcarabfardax8330
6 жыл бұрын
Muqdisho horumar ayeyba gaartay maadaama ay idinka horeyaan Coffee aad u macaan runtii
@ShankaroonAbshir-rm7eu
16 күн бұрын
Wawa❤❤❤❤
@caaliyahabbi5087
7 жыл бұрын
maasha Allah jazaakallah khayr walal qali
@Somalisocialnetwork
6 жыл бұрын
You save me lots of money, ilaahey haku barakeeyo. Waaba ka reystay inaan maqaayad coffee u aado , Mahadsanid
@mohamedabdillahi2823
4 жыл бұрын
Mashallah walashay wan ku so duuceynaya Kun jer. Ilahey wanagaa iyo agontadaa ha ku xafiidyo carruu tadana Allah ha ku barakeeyo. Habalaha Somaliyed inta wanagsan ayad ku jirtaa ee xagaa ka si wad . Salam caleikum
@rahmaabdulkadir1196
7 жыл бұрын
masha alaah walaalo wax bdn waa kaa faa iiday.inkasto maraka qaar waxyaaba aad isticmaaleeyso aan laga helin meesha joogo.thanks sister may allah bless u.
@yuusufosman7162
7 жыл бұрын
wllo mahadsanid qeyr alaha ku siiyo . fatlan HADII aad madax banaan tahay II soo sheeg adreskaaga
abaayo wadankii baan joogey caanaha aad ku qastey laga heli maayo dalkii maku dari karaa caanaha liidoow ama caano fresh ee xoolahii ah? isoo jawaab qaali thnkz
Пікірлер: 479