alle ha caafiyo aniga shaley a hooyodey guri dawaq ah on wllkey aroos ah u qalaweney.ney markan dawaqa kaso kasodagne ey dhacde hooyo ani naxdin lkn alle a badbaadiyey alx jab iyo waxba ma sogarin alx alx alx
dhuux geel u kari ee cunada kusii allah yashfiihaaa hooyo mcn....saliid macsaro ka ilaali saas a u malayna mana hubi ana mar jabay maba cuni macsaro 4 weeks aa ku kabmay
@Ayan-zi1bg
10 ай бұрын
Insha Allah Allah ha ku caafiyo hooyo Macaan Aamiin aamiin aamiin
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Amiin ya rabi
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
10 ай бұрын
Wcs abayo Allah kucaafiyo hooyo
@umumaxamed2777
10 ай бұрын
Allah hacaafiyo hooyo aamin yaarapi 🤲🤲🤲
@HiboCabdullahi-gs8tj
10 ай бұрын
Abyo Allaha cafiyo eedo mcn
@suleeqosiman2164
10 ай бұрын
Sorry abyo mcn cafimad tamah Allaha siyo hooyo mcn way dhacday sas cmll lug ka jabty qalin lagu sameyay biro la galshay Alxmdulilah hada wa no ficntahay gacanta luga ka darn3d Alxmdulilah dheh abyo mcn insha Allah kheyr
@mushtaqabdiaziz1376
10 ай бұрын
Sorry alaha hakucafiyo
@munishapea4425
10 ай бұрын
ALLH Haaacfiiyo abyoo
@hudarahma2465
10 ай бұрын
Waxad ukarisaa garaw ama harur magaranayo somaliya waxloga yaqano anaga waqoyi galbed waxan dhahna garaw ama harur salid macsar ugudar 1bila lafaha kukamayan dhag iskunooqon vitamin D sii isagana waa Muhim lafaha alaha shafiyo
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Haye abayo
@maymunasheikh3364
10 ай бұрын
Allah nocafiyo abayo habo nimco wayo setahay
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Alx Habayare
@naimamohamed3178
10 ай бұрын
Hooyo allaha caafiyo abyo dhib alle ma tuso
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Amiin ya rabi
@HamdiMohamed-n7s
10 ай бұрын
Sorry ❤😢
@FatumaAdan-we5uj
10 ай бұрын
Wcs abayo Allah kucaafiyo Hoyo ❤❤❤
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Amiin ❤
@fartunsheikhadan-ki6cb
10 ай бұрын
Sorry habo ilah hacafiyo hoyo mcn
@AnisaShukri
10 ай бұрын
Wcs abayo hooyo kucaafiyo
@FatumaAdan-we5uj
10 ай бұрын
Quran saar abayo ❤❤❤
@Aysha_Abdullhi
10 ай бұрын
Insha Allah ❤
@idildeerow384
10 ай бұрын
Ilaah ha cafiyo mamada 🤲
@umusafabeuty8358
10 ай бұрын
Masago sii abayo caano geel odkac kurus ugu shiil ee siii allha ku caafiyo mamada❤❤
Пікірлер: 39