Ustaad Alle Haka Abaal mariyo waa bil Ramadaan illahay alle haku sharfo Sanadka ayan fresh ahay waxanan bartaa HRM ,wax badan ban ka fa.iday Wixii tallo iyo tusaale ah ee ku saabsana wan ka sugi insh allh
@ShaaficiHilowle
Жыл бұрын
Mahadsanid walal wixi talo iyo tusale ah waa ila wadaagi kartaan iyo suaalaba
@sakiizmail3034
Жыл бұрын
Asc Sir Ustaad mahadsaid wax badan ban ka fa.iday Alle Haka Abaal mariyo Waxan ahay ardayda fresh ta ah semester 2 Exmkisa u fadhisanaya Waxan jeclaan laha inaad faah faahin iga sii soo kuliyada HRM KA MAHADSANIS
@ShaaficiHilowle
Жыл бұрын
walal nambarada ama emailka igu soo weydi wixi caawinaad ah wan kaaga jawabi doona haduu alle idmo mahadsanid
Пікірлер: 13