waligeenha ku wareejinina dowlad ku sheega waa markii uu gurguurte oo uu ku soo hubeyn lah qabiilkuu rabo inuu baabiiyo is ka jira
@XamarayXamar-od6zu
Ай бұрын
war caqli yeesha oo gurguurte wax uusan ogeyma soconayaan isagaa la og mxabashoda hubkiina ha dhiibina waad ka shalaayi doontaan
@Mideye157
Ай бұрын
Meesha dawlad ma jirto ee Iska celiya. Idinka in la idinku xasuqa loo soo iibsadey
@cqadirariyan4825
Ай бұрын
Gawaarida xamuulka qaada ayaa lagu soo daabulay la arag balse waxaa aniga aan is weydiinoyaa sidee ayuu ku soo dhaafy xuduuda asiga oo aan la baarin sxp yaal buuga io qalinka aan dhigno qorayga toos aan u qaadano ama shisheeye oo dhan aan u duulno si dalkeena inaga gaar uu noogu noqdo salamu caleykum😮
@fa1765
Ай бұрын
cinwaanka i diley maxa ku been ah. sxb clip so gali maxumo lkn waxa title kuso qortey wa xaaran lasaco views raadi inta is dhaheysid Akhiro godkiya kusugayo ee jooji beenta
Пікірлер: 17