Xoolo hadii aad aragto waa kan og ladhahayo wlhi midna ogada dadka educated ka ah qabiil iyo is qab qabsi waligod kuma arkeysit wlhi kana waan ugu dharan kara waligis inu wax baran hadu wax bartey class five madhafin Wiz B salute broski✌️
@halaagemaraake5388
6 күн бұрын
“class five” madhaafin aa 😂 🤣🤣🤣🤣🤣
@zakifarah2870
18 күн бұрын
Xuseein og waala wasaa jareerta oo dhan ha kaa galaan xoolo jareer waa walaalahaa ani jereer ma ihi habargadir ahay lkn qabiil anaa waso husszin og jareer ha ku wasaan
@miskiomar4399
22 күн бұрын
Wiz b you’re right they always talking about qabiil
@TruthNeverHurt462
21 күн бұрын
Xussein cabsi cabsi kadhac wizbi ninyohow wuu afgaabsn yahaye waana legend ee sharma boy aya kuso karbaashe meelso saar
@zakifarah2870
18 күн бұрын
Qabiil iyo maangaab anaa waso wax qabiil la dhaho ma jiro we are somali
@SuleymaanMaxamed-ew6pc
8 күн бұрын
Wizi waan ku salaamey
@MissNajax
18 күн бұрын
Wizz b Leggend ❤ kalsooni❤
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
22 күн бұрын
Whizpi asagoo qabil caynin bu wax jafa nin adag anaga kuwadana bro anaga madaxa nosarantahy
@dodorara9532
13 күн бұрын
Allaah ha idin ku xifdiyo dadkiina dalkiina diintiina dad u dhashay qalbi wanaaga iyo in ay samri karaan is qaban jaraan baa tihiin oo jecel umada islaamka ee soomaaliyeed in ay ku xad gudbin waa deeq allaah bixiyo allaah baa idinla jira oo iska xaaraan timeeyay dulmiga ogalayn umadiisa in la dulmiyo nabi mcsws baa uga adigay umadiisa dulmiga cirib xumadiisa xaqdarada xadgudubka biniaadamka ilaashada maatadiina caruurihiina dadkiina umada islaamka ee soomaaliyeed allaah ha ka dhigo kuwo ku dhaqma diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws si xaqa iyo baadilka iyo dulmiga loo kala garto si umada islaamku aduunkaan maalmaha isugu dulmin oo shaydaan u hor ordin u ilawsiin aakhiro iyo cadaabkii allaah iyo xaqa dadka islaamku isku leeyahay iyo dariska xaquu kugu leeyahay iyo wax ka badan oo la wadaago ehel iyo abti allaah qofka islaamka oo xaqdaro loo dilo aduunkan allaah agtiisa qofkaa u qiimo badan
Whizbi wa nin landhera dagodiya sharaf leh hussein og maninta dagodiya afka lagasho meel baan kusareyna ma boteyna bota mel lama jogno mike qadho anagana wankataqaluseyna
@sumeyahusseinibrahim4624
22 күн бұрын
Somali maahan Zaxip haanugafin daagodo
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
22 күн бұрын
@@sumeyahusseinibrahim4624 hhh hetka kugaari Miya reer oyaye
@SankaXalweste
22 күн бұрын
Wow wizz b Canada 🇨🇦 miyu jogaa😂
@abdiladiif1745
14 күн бұрын
odeyga qaab noocee ah ayuu kutagay nio😂😂😂😂😂
@user-sb5ou5qk2q
21 күн бұрын
Reer badiye cagdheer ah waaye ka laandhere abaawe
@laylasuruur5769
4 күн бұрын
mamoodaa midkatimo jilicsan. aduun
@laylasuruur5769
4 күн бұрын
ilaajaahilkumarkuu jaahil yahey waasidan ookale. hooyo la ayo iyo a salsa dheeraa Waajaahil ka iyo caadadiisa
@MaxamedNuur-ty9nx
13 күн бұрын
Whiz be degodia lurk
@takoyareofficial0
11 күн бұрын
Og kan la leeyay waa jaahilba
@user-lx4nx2wp9d
17 күн бұрын
War kan waa reerbaadiye. Maxaa wiilka dintiisa karabaa
@garaarwabari1208
20 күн бұрын
Kani ma aha nasab yaa sheegay in uu yahay warsangali xaqiiqdii waa mid duli ah
Пікірлер: 31