Hussein waxaan kula talin lahaa maraykanka iskaga tag waayo nabigu wuxuu yiri scw gaalnimadu waa hal diin الكفر ملة واحده Markaa si aad soomaalida wax ugu bayaamisid way hurdaane fadlan turki ama Qatar u guur si naftaadu u badbaado
@heerqaran580
29 күн бұрын
Waa run anaa dagen Sweden 3daas ayaa leyskula noolaa halmid ayan guur ka ah wuu saxsanyahya xuseen
@muxammedahlusunnah6003
Ай бұрын
Arinta aad wadiin waa fiicantahay haddii ay tahay run
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
Vedio 2aad daawo 2sac kahor cadeymu keenay Xuseen sax san
@Shukryy
26 күн бұрын
😊😊
@dulmarxaaji7191
Ай бұрын
Xuseen waa sax
@shukriahmed-i2n
Ай бұрын
Hussen waa runtaa
@Drsayidcali
Ай бұрын
War anaga soomaaliya baa nahay qaniis iyo maxaa naga galay maan diinteena baranoo culumada lafadhiisano
@fadumocabdiraxman9813
Ай бұрын
Muuqaalada cadeyntaa 1 xabo soo bandhig
@Habsanesaid
Ай бұрын
Houssein go work
@Xamdushcilmi
Ай бұрын
Sax waye xumanta in leska reebo
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
Xusseen sax san
@ismailfarah3596
Ай бұрын
Xuseen ayaa ila saxan
@nuuraabdalla5927
Ай бұрын
Maxuu la qaylinayaa haduuna wax isku ogayn
@moderninformation7931
Ай бұрын
Maxamed isaga dadka ceebahooda daba geli jirey maantana midba ceebtiisa soo fuqaya baa dhigtay
@haweeyaumalaskar3062
29 күн бұрын
Waxan leeyahay xuseen maad iskaga daysid iska daa wiilkaan wuu khaldamay oo wiil buu dul fuulay laakiin hada ka har
@ssimanumumustaq7148
Ай бұрын
Hussein is right 😳 Well done
@11naa44
Ай бұрын
Wats going on here ?
@Habsanesaid
Ай бұрын
Hussein is stupid
@YuusufJimcaale-z9r
Ай бұрын
MAYA
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله. In xumaanta laga digo waa [xaq] laakiin wadada loo marayo ayaa u baahan aqoon durugsan- faaxisho aan cidi kuu during haddii aad raacraacdo, waxa aad u dhowdahay in Allaah للله si kale kuu foolxumeeyo.
@abdulaahimohamedabdi-en5sf
Ай бұрын
ilaahey kacabsada somaliyey tan kale Maanta maxey Teagan tahay in baraha bulshada leysku caayo Somali ceebteeda banaanka keentaan waa meshii ugu xumeyd walalayaal Ilahey kacabsada somaliyey
@bongasasa3895
28 күн бұрын
HG ayuu ku dawo gambaday yaah! That’s not defence HG tacbaan waaye this days koo manakoobiyo lagu daweynaayo oo dhiig Muslim ka dax dhawaaqaayo, koo madfac lagu curyaamiyaay, koo dhul dowladeed dhacaayo! They have no time for Alphabets crew!
Пікірлер: 49