ma wayeel faan jecel baad tahay!!!!!!!!! wadyow badow guurso maad amaanteyda qaada dhigtey uun lol huryo he was hallirious.... they both suitable each other their performce always is the best nd looks like a real
@colmlander3447
3 жыл бұрын
Maxamed cumar horyo Abwaan waliba heesaha khadra daahir inta badan isagaa leh waana jilaa wuxuu caan ku ahaa barnaamij radio hargaysa ka bixi jiray oo la odhan jiray (DAABAD FARASKII DAABAD) O aad loo xiisayn jiray
@caweyskadalmar
3 жыл бұрын
Haa barnaamijka Dalmar & Daabad waa barnaamij aad u jeclaa ilaa markii la bilaabay, dadku aad u xiisayn jirayn, dhowr qaybood baan helay, Radio Hargeysa waan ka raadiyey qaybo kale wali ma heli, dadkii qaad baa marin habaabiyey, markaan qaadka cuni jiray 7 fiidka waan ka luqloqan jiray, ama riywado gal, ama cinemo gal ama makhayada fadhiiso, hada kuwa hada waaga ayaa u baryey, waxaan qaad mahaa waa duli, walaal waa kuwan intaan helay barnaamijka ilaahay ha u naxariiste Huuryo. kzitem.info/news/bejne/yKt-yH6ngHdhaKQ
@colmlander3447
3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Haa saaxiib wali ma la hayaa aynu meel dhignee rageedii dadaalbaa wax walba lagu gaadhaa iyo ficil qofku intuu nool yahayna waxaa fiican in uu shaqeeyo wax isku dayo tijaabiyo fikiradiisa
@caweyskadalmar
3 жыл бұрын
@@colmlander3447 waa runta, inta qof u diray xitaa qaar ka shaqeeye slntv wali way soo wadan. Dadkii sun baa qaad looga dhigay. Waxay noqotay dadkii tagi jirey Kenya een adduunka iloobi jirey siday qaadkaas u cunayaan. Markaan qaadka bartay 1976 ilaa intaan ka tagey 1983 mijin ama laba kama badsan. Hada geed bay cunaan waagu igu baryo oo sun lagu buufiyey. Thanks
@colmlander3447
3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar qaadku waa sun ee sxb ii soo dir daabad iyo dalmar
Sxb waa tan iyada oo dhan Riwayaddii Been Waa Runkzitem.info/door/PLZ1Qa5M-LLQUC1rL1a7i6udaHSLc8WrSh
@waraabecadde7726
6 жыл бұрын
Riwaayadaha imika jiraa wa hadal caadiya, majajilo iyo murti toona ma leh
@waliid1000
14 жыл бұрын
dalmar vedio agaciina meel kale ku qora badhtankii baad ku qorteen oo marar bana la arkayn fanaaniinta afkooda raalina ahaada waa ruwaayad fiican
@qooryarestudio
6 жыл бұрын
diinkuna madhunyado duremada jiilal afka wuu udiida halku gu'gi kadaaqe ana dookhu yaab lehe sidu igu kaadaray dawoy adiga mooye dumar kale ma caashaqo
@qooryarestudio
6 жыл бұрын
abwan huryo waxa ad logu xasusta rawayadaha kadib heesti indha deeralay,diiga habenki iyo kuwo kale
@caweyskadalmar
6 жыл бұрын
Axmed Mooge ilaahay ha u naxariisto
@caweyskadalmar
6 жыл бұрын
Axmed Mooge abwaan iyo majaajilada aad ugu fiicna ma moodeyn inoo sameeyey heesa diiga ee Maxamed Axmed Kuluc qaado aun labadoodaba. Aamin.
@qooryarestudio
6 жыл бұрын
+Caweyska Dalmar amin sxb haa abwanku nin cajiibu ahaa AUN
@caweyskadalmar
6 жыл бұрын
Axmed Mooge haa waa runtaa aad iyo ayuu u caan baxay 1970-1990 waxaan ku arki jiray Hargeisa waxaan umalayna inuu dagaana new Hargeisa ama iftin ama guryosama.
@waliid1000 - hadaan helo cajaladdii dib ayaan usoo galin, barnamijkan markaas aan isticmaalay ayaan lahyn Option hoos loo dhiga karo banner ka, raali ahow Dalmar46
@cigaalinternetcaffe8148
8 жыл бұрын
wa axmar rijaal hhhhhh
@abdiqanigpchannle6626
3 жыл бұрын
cqani chanal
@Ugaska-j2w
4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@Samatar85
14 жыл бұрын
@barwaaqo1000 LOOOOOOOOOOOOLZ, hala yaabin baewaaqoy, waxa ay soomaalidu ka soo jeedaan nolol adag oo miyi iyo geeljirenimo salka ku haysa, markaa si fudud inooga go'imayso, oo amaan iska daaye raga waxa ku adag inay haweenta ay qabaan magaceeda ugu yeedhaan, waxaan ka hadlayaa berigaa hore, laakii hada, wax badan baa is bedelay, markaa in la amaanaa oo dumarka waa loo baahanyahay ileen iyana way isaga farxi ninkana waxba kaga xumaan maayaane.
Пікірлер: 30