Qofka nocasa ma inu caadiyad moda wala taagay koloy quran halasaaro
@user-cq5bu8yo8g
11 күн бұрын
Waa caynkaasi ibraahim caydiidow sxb geesibad tahay sxb ilaahayow nimankan huwanta ah ee cadawga u adeegaya allahayow naga qabo
@user-ku3qt9yi3m
11 күн бұрын
Ibrahim runtaa weeyi ninrageed noolow ❤❤❤❤
@qaniahmed9241
11 күн бұрын
Mudane Ibrahim Caydiid عيد مبارك وكل عام وانت بالف خير Somaliland maalmo maanta ka adag baa so martay Maanta se waxa u dheer Rag Xumo LAKIN mar kasta oo loo baqo ba ILAAHAY baa u hiiliya oo Cadawgeeda Jebiyo , ❤❤Guul iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤
@jamalskp7280
11 күн бұрын
Ma oofwareen ayaan cod siinaa ninkii ciidanka laayey no cod no cod❤❤
Sanadkan iyo faysanl Ucid ayaynu dalka ku bad baad sanaynaa insha alaahu khayr ayay kudhamanaysaa
@user-cq5bu8yo8g
11 күн бұрын
Wllhi noolow ibraahim caydiid geesi noolow
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
11 күн бұрын
Noolow ibrahim caydiid❤❤❤
@Internet_n_Things
11 күн бұрын
Xirsi khaayin, maalmahaagii waa la soo koobay. dhawaan waxaa lagu horgeyn doonaa maxkamada in sha Allahu.
@abdiqadirnuh9912
11 күн бұрын
Masha Allah waa run
@caashayarcaashayar8488
11 күн бұрын
Xaji Ibrahim iyo Suti Gashaan iyo inamadayada Allah ha no daayo. Bagaad y kashiftay Ahmed Ismail Samatar. Professor caalamiyu isku sheega e colleges ka ayu ku warwareegi jiray. Isaga iyo walaalki wa nimanka Abdirizaq Hagi Hussein basement kisa kula kulmi jiray si ay Somaliland lugta u qabtaan.
@JeyMFarah
11 күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabay,sannadkan Shaandhayn Rabbaniya ayaa socota wXaqa iyo baadika ayaa kala baxaya .Maalinba mid inoo dhuumanayey sida ina samatar ayy Allah kashifayaa. Guul Somaliland. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaacilsamakaab43
11 күн бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid geesi geesi dhalay oo dalkiisa iyo dadkiisaba ka naxaya noolow walahay wa halyeey
@mohamedadammohamoud1972
11 күн бұрын
Geesigu ma gaagaxo Ibraahim Qaran’keenu na Guul ❤
@caashamuminmumin6372
11 күн бұрын
ManshAhall thank you Ibrahim Caydiid to tell the true❤❤❤.
@abdiaziiz5820
11 күн бұрын
Guul somaliland inshaah
@user-kw9di6lk9t
11 күн бұрын
Walaahi bilaahi run run buu sheegayaa hala qaato taladaa ❤guuùuuuul❤❤somalilaan❤ viva
@suleimanmohamoud5852
10 күн бұрын
Ibrahim is a very sincere man for Somaliland.
@mohamedwarsame8680
11 күн бұрын
Illaahay baa fashilinaya faqashta inoo qarsoon
@abdiaziiz5820
11 күн бұрын
Red Sea sunta ka ilmaysiisa citisaamta iyo cadawka kaleba
@abdihussein9554
11 күн бұрын
Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic
@aminahassan4566
11 күн бұрын
Beesha Garxajis Ha iska qabtaan Ciro inta ay leeyihiin Garxajis ayaa wax loo diidan yahay isaga ayaa Reerka Jar ka Tuuraya oo meelna u wadin?🧐 Waar Ciro iska qabta Isaga ayaa Reerka jar ka tuuraya oo niman ku shaqaysanayaan 😕😮😮
@mahadahmed1909
11 күн бұрын
Adigu ma garxajis ayad tahay Maxa ka galay
@abdiaziiz5820
11 күн бұрын
@@mahadahmed1909 maxaa niyad jab kaa muqda
@abdiaziizahmed7827
11 күн бұрын
SUTI GAASHAAN WAA WADNAHA QARANKA SOMALILAND NOOLADA WE LOVE YOU EVER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Faisa-dr4df
11 күн бұрын
Maashaa allaah Guuleeso runbaad sheegtay
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
11 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@idrismhussein3691
11 күн бұрын
Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin nin waliba iisaga wixii uurkiisa ku jiiraa dibada keenayaa oo illahay baa fashilinayaa illahay cadawga guuda iyo kadibadaba ha iiniga gabto amiin amiin amiin war goofliba marku tuukadaw illahay dalka cadwga vagabo hayiidhado war dalka uu duceeya wa lainasoo weeraraye guudo iyo diibadaba
@abdullahabi3362
11 күн бұрын
Ibrahim caydiid waxaad bixisay talo fiican ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.Waxaan jeclaan lahaa in dadkeenu wax ku qaataan
Ilaahay ha fashaliyo tuug dhagarta garsoon ee dalkeena ilaahayow naga qabo
@nimcohirsi2878
11 күн бұрын
Masha Allah Ibrahim Caydiid Geesi qaran
@JamalAli-pz6kn
11 күн бұрын
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI GUUUL SOMAILAND
@Xasmas
11 күн бұрын
Guul ❤. Gobanimo Somaliland NO COD XISBI OFFWAREEN. NO COD HUWAN KALKAL
@aminahassan4566
11 күн бұрын
İbrahim you right✅ Dad badan ayaa ilaahay Fashiliyey oo wadanka dhagar u Maleegayay 😭
@mohamedalimohamed5828
11 күн бұрын
Sill yar o kulul siadad bad no shakin mia
@abdillahiabdi7211
11 күн бұрын
Ahmed Samatar marka horaba wuxuu ahaa nin la soo Dirtay faqash ta u adeegaya burburinta Somaliland.wax walba Amintooy ka firsada oo fojignaan dheeriya yeesha Xukuumadaan la hadlayaa .Ibrahim Caydiid Na waa Geesi Runta kama Gabado .SL Guul Guul
@user-ku3qt9yi3m
11 күн бұрын
Ibrahim caydiid noolow jiroojoog
@aishamuuse3003
11 күн бұрын
sirma qabe saabaa biyo u celiyaa la yidhi cadawgu wuu jabayaa insha allah guul iyo gobonimo somaliland
@user-qq5wc3fw5m
11 күн бұрын
Waasida Ibrahim shegay ee shacabku haa ilaashadan naabada
@husseinmohamoud4227
11 күн бұрын
Ibrahim Caydiid iyo Saciid cise hore usocoda Hambalyo RedNews 🎉🎉🎉🎉🎉
@MawliidIimaan-xz8nz
11 күн бұрын
Ibrahin caydiid geesi gurmad qaran haadiyo jeer gujira weye allahayW geesigi dacadee dadkiisa iyo dalkiisa diifacaya allahayaw garab jogso waxan lee yahay bulshada somaliland inan dhagAysano un mahee inan wacyigisa ku camal falo oon ficil lagRab istagno weeye dadwaynaw garab istaga talada iyo wanada ibrahin caydiid uhiiliyo garab siiya wax lagu soo dulay iyado shaadh qabiil laguso xiidha lagu dagaya lagugu burburinaya dalkeena laguso dulay marka diifac udiiyar garoba reer somaliland
Ilaahay idankii dagaalbaynu ku qaadi oo waynu ISGA XABAALI DHOWAAN.
@BoqoreHirsi
11 күн бұрын
Maasha Allah Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha axmed ismail samatar iyo Samaroon na waa kala labo oo shakhsi buu ka yahay Samaroon na waa Somaliland waligood dadkuna sidaa ha ogaadeen adigu wad fahansantahay Mujaahid
@fardusajamamire2929
11 күн бұрын
Red sea news iyo Ibraahim Caydiid guuleyista gesiyadi qaraan Allah ha idin xafido Amin yaa Allah ❤❤❤❤ ❤
Axmed Ismaaciil Samatar waxqabad la’aantiisa ayaa daliil u ah munaafaqnimadiisa. Marka shisheeyuhu dadkiisa soo weeraray, oo ay damceen inay Boorama gubaan, wuu aamusna. Sidoo kale wax kelmad ah ma uu odhan markii Somaliland la soo weeraray. Waa fulay isku qarinaya dhexdhexaadnimo u iska dhigayo. Ilaah baa mahad leh in uu maskan dhexdeena ku jiray soo fashiliyey.
@cabdixuseen2686
11 күн бұрын
Ibraahin caydiid noolow ❤❤❤❤❤
@KaysealiShaqale-wo6xz
11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐱𝐢𝐢𝐫𝐬𝐢 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐲
@user-dv7cs4iq5q
10 күн бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah Ibrahim guuuuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jv9gi2jg7t
10 күн бұрын
IBRAAHIN CaYDIID GEESI QARAN RUNTAA WEEYE HABARJECLO NA WAY TASHANAYSAA GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL CADAWGA SOOMAALILAND UU BADAN YAHAY ILAA WADAMaDa JAARKA AHA WAA LA ADEEGSANAYAA WAA SAMARAR IYO KUWO KALE SOOMAALILAND WAYSOCONAYSAA LACAG LAALUUSH QAATENA WAA KAAS WADANKA KU YIMI XAASID NIMADU MA FIICNA GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL ❤❤❤
@abdillahiabdi7211
11 күн бұрын
War hooy amikay idiin dhow dahay Adeer ibrahim caydid muxuu u daalayaa waa nin ka naxaya dalka iyo dad kaba ee Somaliland. Hadhow bay oodhan sidan maan modayn. Somaliland Guul Guul
@ifrahiman3883
11 күн бұрын
Allah ha ka jaza id siyo wax badan ayad na fahansisaye imika bacda i shaqeysa ki sld wax yar ka shegaba waan ka fogada. Ina kahin iyo muse bixina balayoyinki ino hursana ee iska dhigi jirey slder uun bey malmal ku noqdeen wa kuwa kolba meel ka so baxaya.
Illahay isgaweyn aad baan uguhanweyna waxansearkay nin cishonaya oo aad ucadhonaya oo ictirafkaa mantaa soo dhow waxbaa kakhabankarin ciilbaa kahadashiyey
@Sirad47
10 күн бұрын
Habar jeclo waxan odhan laha walalayaal Xirsi naga qabsada,oo inaga qabta ,oo ummadda ka qabta.
@khaliifabdi8139
11 күн бұрын
Wadani, kah iyo ixtisan jsl Waxba ma yeli Karan kkk Ina ismacil samatar isago Dalkan wuxu gaystay la oga Ayaa si wayn loso dhaweyay Oo uu yidhi jsl so dhawayntan Kaman kasban mantana wixii Hore wax ka xunbuu dalka u Gayso is yidhi o cadaw adegsny Ilahayba dadkan iyo dalkan eganaya Oo agagas walba isaga is fashilinaya
@januarySl2024
11 күн бұрын
Ninka Isaaq ama Somalilaand waxba ka noqon waayaa, wuxu isku qaadaa mawjado kale oo Somaliweyn ama Islaam oo kursiga u raacaa oo ah danta qudha ee uu leeyahay. Ninkaa waxa ka dhigan Ciro iyo Xirsi oo iyaka Somalilaand aanay kursiga saarayn oo naawilaya in Somaaliweyn ama Ictisaam saarto !
@abdiaziiz5820
11 күн бұрын
Waxaan halkan ku arkayaa qar badaan oo cay iyo habaar shubaya Taasu waxay caday naysaa in anay awood kale oo ay wax kuyelaan ibrahin caydiid iyo kooxdiisa is xilqantay ee SUTI GASHAAN anay lahayn oo italba uu halkaas dhigay Cadugu malaha karti ay runta kuwajahaan ilayn way dhibaysaa
@yahyemahamed1134
10 күн бұрын
geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yi1nu9ne8t
8 күн бұрын
Ala wa kudhuftee iyo ka dhufte.Laba tuug OO indha adag Ma walla wayneba.
@abdillahiwesozen4291
10 күн бұрын
gul ibrahim gul somaliland
@Yasmin-ub2tv
11 күн бұрын
Ibrahim caydiid noolow sxb
@mohamedaliahmed3419
10 күн бұрын
Anigu Nin Reer Madaxweynahayga alle cimriga ha u barakeeyee waa muse biixi midhna waa Kaah iyo maxamuud xaashi warkaygu sidaasuu u cadyahay cidkastoo ila fikir ahna waan soo dhawaynayaa.Yoonisa ayaan ahoo Labadayda cod Midhna waa
@user-gk3jm5pr8b
11 күн бұрын
Kulmiye muxuu wax ina baray jindagaagay miidhan .
@user-jw4un5cy8b
11 күн бұрын
Axmed ismail samater kibraani Weyan Eyga Eygu dhalay
@maxamudyaasin9209
2 күн бұрын
WAAD CIYAYSAA NEEFOOW MA HADLAYSID MAQAJAAN WAAXID
@qurbaawis642
11 күн бұрын
HEEGADA WAA WAYN
@zeemo655
11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-gk3jm5pr8b
11 күн бұрын
Shaqo kale yeelo sxb xirsi kabi hiisiina gaadhi mayside
Пікірлер: 170