Walaahi kama dhergo hadalkaaga waan ku soo celceliyaa mujaahid noolow
@LADYROSE124
4 жыл бұрын
Asc wll wiilkani walaahi runbuu sheegay imuuqatay
@abdirahmansharifwarsama2834
2 жыл бұрын
Ibrahim caydeed guuleed wuu ka saxsanyahay ku isaga dhaliila !
@cimaandhako885
4 жыл бұрын
MaanshAlla Geesi qaran ilaahay ha ku xafido run sheeg ilaahay garanaya ayaad tahaye salaan sare ibrahim.
@cimaandhako885
4 жыл бұрын
Ilaahay dariiqa toosan ha inna waafajiyo inta qaldana Alla ha soo hadeeyo iimaamkana ka caddaalada umadda ku haga horumarna gaadhsiiya Alla ha ka dhigo Aamiin Aamiin .
Пікірлер: 33