What a amazing song.! Heestan inan aan saa'id ujeclahay baa isodirtay oo ijeclaysiisay,Runtii waa hees dareen gaara leh oo Qofkii jacayl dhaba haysta si gaara udareemayo. Macaanto ruuney Ifkaan adi kuu jecloo ma jirto qof aan ujeclaaday sida aan kuu jeclahay ama dareenka aan uqaaday qof aan uqaaday. Gacalliso waxaa isiisay jacayl dhaba oo Kalsoonina leh macaanto Micnaha jacaylka iyo Noloshu waxay tahay adiga ayaa ibaray. Waxaan qirayaa inaad tahay gabadha aduunka ugu daacadsan uguna Wanaagsan. La'aantaa Noloshaydu waxba maahan waxaa tahay Dhamaystirta Noloshayda oo idil. Waan ku jeclahay indhahaygiiyey,tani waxay inoo ahaan doontaa xasuus aan Jacaylkeena Astaan uga dhigo Marka aan Nolosha ku midownaha Aan dib usoo daalacano insha allah. Nolosha kuguma waayo abid waxaa tahay riyada kaliya aan adduunka ka leeyahay. Waxaan qorayaa qoraalkan habeenkii aad heestan iso dirtay Saacadu waxay sheegaysaa Abaaro 4:10am habeenimo habeen axad ah tariikhtuna tahay 21/07/2024.! ❤❤
@xiisxaaji6336
2 ай бұрын
Iscalfada oo farxad iyo kala dambey kudhameysta cimrigiina wlh jcylku markuu helo 2 ruux ee isu daacad ah waa farxad gurta mirihiisa macaanida badan i.🎉❤❤❤❤
@karamoige5268
2 ай бұрын
@@xiisxaaji6336insha allah wll sidoo kale Eebbe haku siiyo qof daacada oo micnaha jacaylka kula fahma.❤🙏
@qaalibcade7339
5 жыл бұрын
Habeen dhawayd oo aan ka xanaaqay uunbay erayadan iisoo dirtay fariidu ileen heestanay soo dhagaysatay ❤❤ ehelu caashaq waan idin salaamay
@kungabdhoodkaroon8000
4 жыл бұрын
🤣
@hamdikhalif7760
4 жыл бұрын
I like it
@najaxjama3188
4 жыл бұрын
Wey ku sasabatey😁aqliley
@iqrobbe203
3 жыл бұрын
Ceb aha ma gabadhada laga xanaqa
@xamdiliiro1613
2 жыл бұрын
😂😂
@Naturalthingschannel
3 жыл бұрын
Heestan waxan uqadi donaa my nolosheyda hadii ow allah calaf iigu daro insha allah ilahey calafkeyga ma xumeyo adinkane aamin iidhaha asxaabey
@najmocabdulaahi9665
3 жыл бұрын
M.a abyo mid wanagsan alle hakuwafajiyo
@ZakariyedeeqXasan
Ай бұрын
Aamen
@macantoqurux341
6 жыл бұрын
Anigaba Ku seexiya gabeenkii ninkeyga aan aduunka ujeclahay ilahoow naga dhig kuwii janada Ku kulma aniga iyo xajigeyga iyo carurteyda walidken iyo intii islama
@oqoraddareerjiimow7281
5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin xppt
@googlegmail3753
5 жыл бұрын
Aamiin 😭
@idilabdikani2852
5 жыл бұрын
Aamiin yaarabbi
@rukioyussuf7224
4 жыл бұрын
Amin
@Naturalthingschannel
3 жыл бұрын
Aamiin
@bilanabdi3628
7 жыл бұрын
war tani hees wey dhaafty yasalaaaaaam mustaqplka xaajiga lagu beer jilecsanaaaa thnks idil cadeey
@mataanpio7541
5 күн бұрын
Xasuus heestan jacaylkeyga iso dirtee waan soo raadiye❤ Ilaahey ubad kheyr qaba hana kala siiyo🤲
@xamdamaxamedaxmed5874
7 жыл бұрын
Idil codkeeda iyi labiskeeda heeskasta waa top huno hore usoco xaajigaan heeskan uqaada wuu jecelyahay xataa idil wuu yaqaanaa markuu shada joogo ayuu igu yiidhaa heestii idi isoo duub ka waran
@zamzam3339
Жыл бұрын
Masha allh mawada joktin
@sundussiciid2001
9 күн бұрын
Waxn jeclan laha inad iso jawabto qli odaygii meyay ma ku joga😢
@raxmaabwaan867
5 ай бұрын
18 5 2024 ❤😢 Hees aad u mcn oo aan jeclahay xili walba aan dhageysto Adaan kugu faanayaa Asaagay I dhaafiyow Aabaha ubadkeygiyow Cabdinaasirow alle ha ii kaa daayo wlhy aduunka ayaan kuu jeclhy gacliye rabiyow ha indha tirin oo naasir ha iga fogeyn halka aan maanta joogo maan joogeen la,aantii😢❤ Aduunka ragaa ku nool Hadii la isku ururiyoo Ayaan qudha la i hor keeno Adaa iga muuqan laa Aabaha ubadkeygiyow❤❤
@AbdiSalam-c7v
15 күн бұрын
Isku waara walaal😂😂😂❤
@boqolgeelechannel2961
Жыл бұрын
Aduunyada dumar ku nool hadii la ii horkeeno Adaa iga muuqan lahaa Hooyada ubadkeeygiyey 👏🔥 Heestan waxay u qalanta 20m iyo ka badan *IDIL CADOW* 👏👏
@Na4ma_updikadir
Ай бұрын
Masha allah😢
@sahramohamed9768
4 жыл бұрын
Ifkan adi kuu jeclahoo indhaha nuurkoodiyow adaan kugu doogsada abaha ubadkeygiyow ❤️❤️💋💋💊💉allha maxan kujeclhy 20/8/2020❤️🌹
@yahyeabdi9153
3 жыл бұрын
Hees ay qaday fananadan idul cadow o erayada ka mid ahayeen SIDA LABA MATANO SAMIGA GALKACALKII WADNA HOODA LAGU SURAY ISA SARAY LABTE ADON SEYRIN CALAF HAYSKU KEN SIMO MIYAD TAQAN SIDA YOU TUBE LOGA HELO WA WAYAY
@huda4995
2 жыл бұрын
@@yahyeabdi9153 wlhy waan wayay anba
@mohammedelmi8296
8 жыл бұрын
adaa unugyada qalbiga kalgacal ku abuurayoo aragaaga markaan arkaba nafteyda ku oon baxdaa inyar ood i ag joogtid baan aduunka ku iibsan lahaa amaan adigaa iga mudan adiga uun bayga mudan. maashaa Allah viva Idil Caddow for ever
@abdiomar585
8 жыл бұрын
Fack ree xamar dacawo
@kwsarlove4075
8 жыл бұрын
Eng Midow Elmi
@shahrazaadtv8821
7 жыл бұрын
+Abdi Omar reeer xamar halakaaa dhaxqalo dofaaar cuqdad badan
@hamseabdi9019
2 жыл бұрын
Xaaskaygu goormay canaanta iyo dhibka iga dhaafi oo sidaasi oo kale iigu heesi doontaa aduunyo.
ifkaan adi kuu jecloo indhaha nuurkodiyow adan kugu doogsada Abaha ubadkeygiyow❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ my future song!2018🎵
@boojjo4361
8 жыл бұрын
wa ina si xifdiya wayo xajiga mustaqbalka ayan ku sexin laha wwwwww
@ceydiidxasan9108
7 жыл бұрын
Booj Jo wa sidaas hdda si xifdi he cdey lol
@maaadamm298
7 жыл бұрын
Masha Allah, fahamkaaga.
@korontosomalie2389
6 жыл бұрын
Waaa arin wcn
@asmaabdalejama8441
3 жыл бұрын
Hada maheshay Wall😂😂😂
@kaltuunabdinasir8735
14 күн бұрын
Talaw hada xajigi ad hesta ku sexin lahyd ma heshay mise manta wad naga hoosaysa 7yrs ago ayay fariintas so qorty😢
@amiraabdi247
2 жыл бұрын
Aduunkaan raggaan ku nool Hadii la isku aruuriyoo Ayaan qura leey hor keeno Adaaa iiga muuqan lahaaa Aabaha ubadkeygiyoow Aragaaga markaan arkana Nafteydu ku oonbaxdaa Inyaroo i ag joogtidna Aduunka ku iibsadaa Adigaa iga mudan amaan Aabaha ubadkeygiyooow
@hanaabdi9797
2 жыл бұрын
Heestan waxan baratay 2022 hore uma maqli jiriin balse Tiktok ayaan ku arkay runti aaad ayay icajabisay wan soo badhay ugu danbayn wan helay wa hees aaad u qiimo badan runti abwaaan ka heestan sameyay waa abwaan cajiiba hestan micna heedu waa aabo soomaliyed oo loo mahad celinayo inkasta oo way waqtigan la joogo masuuliyadii ku yaratay ragii soomaliyeed waxan rajaynaya inan heestan waqtiyo munaa siib ay tahay dib u eeegi doono allah waxan waydiisabaYa mid u qalma isla eerayadan iyo qaar kle ba I.a 🥺♥️11/July/07_2022
@samsamadam9641
2 жыл бұрын
woooow ya salaam waah waah idil cadow what a voice maka daalo heestan just voice kaaga iyo dagananta ad u qaado heestan never get older saan ugu celceshto maasha Allah codka dahabigaa bulqaas great voice ❤❤❤
@عالمجوري-ح4ب
29 күн бұрын
Aduunka raga ku nool hadii ley su uruuriyo ayaan qura ley hor keeno adaa iga muuqan lahaa Aabaha ubadkeygiyow ❤🌍🫂 Fahad 🫂🌍
@AbdiSalam-c7v
15 күн бұрын
Walal 😂😂 heestu waa 10 sano kahorz adiga qoraalkaagana waa 13 maalmood kahor soo dhowow walaal xagee baad ku nooshahay
@ifraahitafamous9229
7 жыл бұрын
Idil cadow hadaad tagerto like saar 😂😂
@abdirahmansheekh5525
Ай бұрын
Markaan Eegay Aqoonta Badan Ee Fanka U Leeyahay Intani Waa Fanaanad Dhamays Tiran Waxay U Baahan Tahay Heeso Badan From hargeisa somaliland ❤❤❤❤
Naciima Naciima mash alaah xabibti raaliyo dhalad aya tahay
@ceydiidxasan9108
7 жыл бұрын
Naciima Naciima sas laga rbaa baayo lol
@mohamedabdirizakhussein9192
6 жыл бұрын
Ash calaa hees runtii adaan uga helay heestan intaraad I agjoogtibaan aduunka ku iibsanlahaa
@abdirizakmohamed5033
5 жыл бұрын
Kkkk
@deeqocabdi5890
9 сағат бұрын
Awww😭🫶🏽🤍 way hees dhaaftay wlha 🥺
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
14 күн бұрын
Aduunyoo dhami waxa ugu macaan ugu farxada bdn wa jaceelka xaqiiqdii qofkii lagu dhahaa erayadaan xaqiiqdii qofkii damiir leh wu ilmaynaaya allow qof isiisa ixtiraam jaceel iina muujisa ii sahal anigana iga dhig kii ay ku dagi laheed 🤲🤲🤲🤲 04/10/2024 inta iga damysa like
@HabiboXasan-iw4wq
Ай бұрын
Aduunkaan ragaa ku nool Hadii laysu ururiyoo Ayaan qura lay hor keenoo Adaa iga muuqan lahaa Aabahaa ubadkeygiyoow❤ Adaa unugyada qalbiga Kalgaceyl ku Abuurayoo Aragaaga markaan arkaa Nafteyda ku oon baxdaa In yaroo i ak joogtid baa Aduunka ku iibsan lahaa Amaan adigaa iga mudan❤ ilaahayoow calaf iigu dar oo caruurteyda Aabahood ka dhig aad baan ujeclahayee My future husband usaama❤ 3/9/2024 habeen Arbaco ah😊
@AbdiSalam-c7v
15 күн бұрын
😂😂😂 ALLE ha kuu sahlo usaama , laakiin hadaad is weysaan aniga reply iisoo gal nin qalbi wanaagsan ayaan ahay walaal 😂😂😂❤😢
@HabiboXasan-iw4wq
2 күн бұрын
@@AbdiSalam-c7vbalo kula qalbi wanagsanaato😂 inoo soo duceeyleey inuu ilaahey ani iyo usama calafkeena isku keen daro Aboowe❤
@maaadamm298
7 жыл бұрын
Masha Allah tani Aniga ayey iga gadantahay.Noolow Idil Cadow iyo Seygeeda amiin
@rahmagobaadmahamoud3592
Ай бұрын
Waxan hestan ku sonoqon aano rabi cafimadkey iso celiyay jacaylkaygaa aan ad ujeclayeyna anago wada joogna insh abaha ubadkayga mustaqbalka❤
@AbdiSalam-c7v
15 күн бұрын
ALLE ha idin fududeyo
@maryandiini7140
6 ай бұрын
Abaabula qoyska iyo adeega nolosha ilaahey kaa dhigoo adana kugu faanayaa ooraagdaada aan fushaa waliba sii adkeynayaa aman adaa iga mudan abaha ubadkeygiyo❤❤❤🥺
@najmacadeey3930
5 жыл бұрын
😥😥😥Ax jaceyl baan dareemay ilaahoow nin ijecel ooana jeclhy oo farxad nolosha ku dhameesano isii
@hamdaabdalla3668
4 жыл бұрын
Anaaa kula mid wlhi😿😭😭
@SihaanmHussen
Ай бұрын
30 Aug 2025😅😅
@ladanluuza7833
Ай бұрын
😂
@IqroAbduweli
Ай бұрын
Hal sano naga horeysaa bal xoogaa na sug 😂😂
@munabilan6391
13 күн бұрын
Abayo adunke kunoshahy 2024 maba dhamaninie😂
@taqiyudiinmohamed5337
12 күн бұрын
Xaliimo ma iska soo gale ciwaanka albaabka so aqri😅
@munabilan6391
12 күн бұрын
@taqiyudiinmohamed5337 sorry farax 😅😅
@umalkhayrmxd9428
Жыл бұрын
Ax hestan wanku sonoqon dona i.a ❤❤❤❤
@umuamiiraabdihakim7171
8 жыл бұрын
masha allah idileey heestani caadi maaha anaadba mooda inaad iga turjuntay samidaydii nolow 😍😍😍😍😍😍😍😍
Zahara Abdi Lise hadii aanay fahmayn maxaa loogu qaaday heestan
@zaharaabdilise4246
8 жыл бұрын
Abdallah Soleyman hhhhhhhh waxbo kama fahmeyisid hhhhh
@abdallahsoleyman4121
8 жыл бұрын
Zahara Abdi Lise adigu ii sharax hadaba hadii aad fahantay . anigu intaa ay sheegtay iyo waxay uga dan leedahayba waan fahmee hadii wax macno intaa ka jiro bal ii sheeg
@nimcoaweys286
7 жыл бұрын
Zahara Abdi Lise Abaayo wlhy beenta maha mafahmayaan
@HiboMuise-ks3oh
5 ай бұрын
Heestan odayga maxamed ban u qaadi doona insha allah illahayow ubad baariya nasii
@mohamud3529
7 жыл бұрын
hablaha somaliyeed yaa sidaa kawada dhiga oo run ah waanu ku dagaalami lahayn haday taasi dhab katahay kkkk idil congrotulion good song
Waa mid kamid ah heesaha ugu cajiibsan Waxaan rajaynayaa Mustaqbalka inaan xaaskayga maalin uun aan wada dhegaysan doono. 08/9/2024
@SafaAli-rd4dk
14 күн бұрын
Ugu celceli waliba 😂
@anisaaragsan8731
Ай бұрын
Hees wa dhaftY tani ilhw nin wngsan iyo ubad qayr qaba isi😢❤ya alh
@salmamoha9091
2 жыл бұрын
Ifkaan adi ki jeclahoo indhaha kugu doogsadoo abaha abudkaygiyoow. What a nice song ❤️❤️
@HanaAbdi-l8h
11 күн бұрын
Heestan waxa aaann si niya u dhagaysan doona goorta aaan helo boqorka Noloshayda u qalmaya insha allah 2024/10/7
@Milgoyar1111
Ай бұрын
Illahy awald bari ah io say wangsan ha isiiiyo❤ 9/2/2024 ayn dhagysanyah waxn joogah nairobi waxn aad u jeclahy qof ma igi inan noqondonah calfkayga lkn allah ayn wax wangsan ka rajynyah
@RiyaaqcaLi
Жыл бұрын
Ayyyy ano nin Lahayn aaba jcayL dareemay ast💔😂🙈❤heesta meel ii dhiga xaajigyga mustaqbalka uqaadi doonaa i.a❤only kaan niyaystay hduu yahay❤
Allaha kuu soo dhaweeyo abowe❤hooyo fcn weliba naxariis badan❤
@Na4ma_updikadir
Ай бұрын
😢😢😢❤
@Boqorkakrynta
Ай бұрын
Aamin abyo
@imtisaamfaaraxCumar-oh9zo
12 күн бұрын
6,octoban 2024 maalin axad ah sacaduna tahay toddobadii duhurnimo runtii hamigeyga mar uun waxan rajeyna inuu ii rumowi dona qpf walba oo iga danbeya waxan ka codsanaya in uu si qalbiyan igu so duceeyo ❤😊
@HooyoMacan-y8u
22 күн бұрын
Wa hes mcn ilahayow nin ijecel io awlaad salixa isiii😢
@IqroAbduweli
Ай бұрын
Allow dhowr oo adkee guryaha dhalinyarada dadka is dooratay awlaadna ku irsaaq farxad aan dhamaanay idin rajaynayaa dhalinyaro gurigiina iyo guurkiina alle ha adkeeyo halaysku tanaazulo 🎉❤
Aduunyada dumarka ku nool Hadii lisku u ruuriyo Ayaan qura la i horkeeno Adiga iiga muuqan lahaa Hooyada u badkeygiiyaay Allow u bad baariyaal saalixin ah na sii yaa allaah yaa raxman
@munaabdiomar599
Ай бұрын
Ameen
@Sawirosaro
2 ай бұрын
Jah Hooyada Ubadkeygiyeey❤🎉
@hodanhayaan121
6 жыл бұрын
Aduunka raga ku nool hdii laysu aruuryo ayaan qura lay horkeeno adaa iga muuqan lahaa axsan kalam
@seedsomalikoob2250
6 күн бұрын
Heestan wali cid i qada mahayo 12/10/2024 Yaa ila mid ah 😂
@maryanruunshnuur.4516
2 ай бұрын
Abwaan Duse inaba caadi maaha heesta waa ku slmy walaalkeey 👋💯👌 weliba gabar aad u qurxoon oo codd hallaasiya leh waad u doortey Excellence 👏👏👏🥳🥳🥳🥳🥳🌹🌹🌹🌹🌹💜💚🩶🩷💛
@samiirabashir9064
Ай бұрын
Wawaw cadi maha❤
@muniiraabdalla1497
Жыл бұрын
Heestan wiil zaki hda dhintay igu so dhaco ilahow ku naxariso 😢
@keedkafanka4337
6 жыл бұрын
Xasuus. Heestaan gabar. I jacleed ayaa ii. Qaadi. Jirtay. Markaa kala. Harnay ayaan gadaal. Ka jacladay sxb love waa. Macaan ragoow. Gabdha yaa. La. Dhiban anaa xanun hada. La. Iga aaraaaa.
Asaagay ii dhaafiyey igu dhiiri galiyey in aan Stockholm Universitet dhex fadhiyo maanta Alxmd Lillah.❤❤❤
@najuuqurux3723
3 жыл бұрын
Wlhi heestan marki igu horaysay bay i tabatay manaha qof an jeclahay ama an nolol ku la nolahay lkn noloshayda kale bay i tabatay ax nolol adag ayaan so maray lkn wali aalle kama qusan wan samray wax badan hadan wax ba iska ma kay badalin waxaan samaynkara majiran aalle ayaan iska suugay isha aallaah wayo kan laga qusaan wa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimahyusuf3877
2 жыл бұрын
Wali ma helin miyaa
@yusufosman1738
5 ай бұрын
Ha u bixin aduunka adkeysi aya loga gubaa un huuno
@yusufosman1738
5 ай бұрын
Koos yarisey aya ii qadi donto allow ka yeel calafkeyga jacel daran ayan daremaye ee allow wax fududu noga dhig qalbiga ayan ka salamaya indhaheyga
@salaadxiisPRO
9 жыл бұрын
Sxb Bulqaas si fiican ayaad u agaasintay heesta, muuqaalkeeduna aad ayuu u heer sarreeyaa. Heestan waxay ka mid tahay heesaha aan aadka u jeclahay ee ay ku luuqeyso fannaanadda Codka hallaasiga ah leh ee IDIL CADDOW. Waxaan siiyay qiimeynta 5 Xiddigood. Guuleysta
@BULQAASPRO
9 жыл бұрын
+Salaad Xiis Mahadsanid sxb sare Salaad Xiis.
@Sakariye-et3mh
13 күн бұрын
Insha allah alle haygu simo boqoradi i qaadi lahyd ❤ Fri 4 oct 2024 10:36 habenimo
Maxamed xaaji waa musician-ka kaliya music-ga waajibkiisa mariya Qaarbaa hada furinle ku garaadsaday oo aan aqoon macnaha music-gaba
@muzamilyare9531
9 жыл бұрын
woooooow inaba cadi mahan hestan waleshada idil cadow ala yacizak
@Unique_girl77
5 күн бұрын
Ifkan adi ku jecloow Idhaha nuurkoodiyoow Adaan kugu doogsadaa Abaaha ubadkaygiyoow Aduunka ragga ku noool Hadii la isu uruuriyoo Ayaan qura la i hor keeno Adaa iga muqan laahaa Abahaa ubadkaygiyow Adaa unugyada qalbiga Kalgacal ku abuurayoo Argaaga ma arkaaan Naftaydu ku oon baxdaa In yar ood i ag joogtid ban Aduunka ku iibsan lahaa Amaan adiga iga mudan Ilayska cadceeda eeg Arlado dhan iftimiyee Adaa ani iiga dhigan Abaha ubadkaygiyow Maniyo ubax soo baxoo Udgoon ba tahoo Adan kugu faanayaa Asaagay i dhaafiyoo Abahaa ubadkaygiyoow Abaabula qoyska iyo Adeegaha nolashabu Ilahay kaa dhigoo Adaan ku adeecaya Odhahdaada an fusha Waliba si adkaynaaya Amaan adiga iga mudan❤
@ciisewaamo7991
11 күн бұрын
06 10 2024 waxa iso dirtay qoftan adunka u gu jaclaa Allah haku xifdiyo
@hipakpretty
13 күн бұрын
Aabha ubadkeygiyow Malin un u qaadi donaa marka helo 🥹🫶
@Amriita.A_J
13 күн бұрын
4 October 2024😜
@boqorkacodkaqadar7146
2 жыл бұрын
Laxanka heesta saran iyo erayadaba wan ka helay wlahi daganaanta codka top🥰🥰
@abdigarcase9075
6 жыл бұрын
axsan hees idil cadow hod iyo quruxba allaa ku siiyay waana gabar raga wax ka taqaan
Пікірлер: 379