Fadlan baaba jeey ha keenin zakariye ciyaar dambe ciyaarta waa ixtiraam ka'aan waxaad tuseysaan siduu doono inuu idinka yeeli karo mar dambe ha keeni zakariye waxaan ciyaar maaha
@Ahmed_Rainfall.10
Жыл бұрын
Kabtan Baara waxaagu dulqaad ka badan🥰Digaagii macal lacagtii xoog miyaa lagu qaatay🥰Feedhahan way wd qasaarisay ee xaqaaga ku dhacdo ina adeer
@mohamedahmednuurjalwo577
Жыл бұрын
Bro waa saxanyahay waayoo ninka sakariye ah waa 2 jeer ayuu marti yahay marna iyaga ayuu marti u yahay marna Somali waa in la xushmeeyaa martida GUUL KABTAN BAARA❤❤❤
@darishore814
Жыл бұрын
Kabtan baara waa nin waxgarad ah oo Asxaab la dhaqan soo maray wuxu ahaa ciyaartooy rag xiftaaltan iyo wax la qeebsi soo maray teeda kalena channel ka inu sii socdo aya uga muhiimsan waa halka lacagtan ay ay ka timaado
@Zeerka_boy
Жыл бұрын
Wlahi kan ghana ka soo jeeda wan garaaci laaha hadan ahaan lahaa kabtan baraa
@darishore814
Жыл бұрын
@@Zeerka_boy Haa anigaba wuu ig xanaajiyay lakin ogoow isku haleen aye k thy ragaan wuu jecel yhy
@KING-HASSAN-OFFICIAL
Жыл бұрын
Adigoo gurigaada joogto miyaa lagu talinaayaa wa yaab baabajeey channelka iska jooji hadii aadan xaqsoor noqoneenin somalida dadka kale ayaad ugu hiilisaa sidaan iska badel sxb hadii kale wiji xumo ayaa ju danbeneyso
@abujole3992
Жыл бұрын
Baaba jey Bashaalkiina wey fcn yxy lakiin mid ayaa nishegaya Hal maaliin Suaalaha Diinteena subana soo sameeya weli keefiyatu salaat
@HibaAbdi-wn2sf
Жыл бұрын
idriska and zakariye are so funny they made me my day really
KABTAN BAARA sxb macaane guul ayaan kuu rajeeynaa waayoo si fiican ayaad sameeysay ninka sakariye ah waad ka guuleeysatay lkn waa nin 2 jeer marti ah marna idinka ayuu marti idiin yahay marna dalka ayuu marti ku yahay si fiican ayaad sameeysay sxb sare❤❤
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@S.Ramos7
Жыл бұрын
Kabtanka waa loo imaaday 😂😂😂😂😂 idiriska maskiin😢😢😢😢
@Bacon12386
Жыл бұрын
Hhhhhh masha Allah wlhi wan qoosle zaki iyo idiriska iyo baba iyo cabtanka iyo baquli boy wad iga qoslisen ad wan idin wata hoore u socda from Germany 🇩🇪
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@hassanmohamudguliye-hsm9195
Жыл бұрын
Chelsea fan ,blues life forever!
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@maymunabdukadiralimayma6914
Жыл бұрын
Saan uqoslaye wan fuuray walahi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kabtan baraa caadi mahan wixiisa wacad yahay
@amalomar4006
Жыл бұрын
Maskin kabtanbara
@901kareem
Жыл бұрын
Y’all boys are funny 😅 from USA
@ubahqurux9110
Жыл бұрын
I love this game, so funny I am watching every night. I like to play Captain Barrister and Idi’s 😅😅😅😅😅
Waa cabsatay uu leeyaha kabtaka kabtanka uma daahi leheyne baba jeey ayaa cel celinaa kabtana inta kale fuley Baba jeey ayaa meesha qasay arbitara ku sheeg aatahay meesha ka dhaqaaq ninka ninka Afrikaana indhaha haduu kuu soo taago haye iyo cabsi ka qabtid ayaa u siisay labo jeey asgoon guuleysanin Lkn kabtan baara muu u aamusay asagaaba reeyaye Ninkan maa ka joojisiin dheeshan Walaahi waa cebowdeen wadankiina dhaxdiisa hal nin Afrikaan ah inuu kuligiin sidan idi babacsado Kanoo kale hal mar hadii la iska celin lahaa saan iskama dhi dhigi lahayn pundo debolihiina ayuu arkay Waa idin jesteynahoya ufna ma idin dhihi kariye Alla Ciil badnaa baba jeey ayaabo aad ugu Ciil qabnaa anagoo badan Qof dhiig leh waxaan ma fiirsan karo Fuliyaa
@huseinomar8637
Жыл бұрын
Wllhi sheekadas way inku xumaane hadaadinka iska qaban
Ninkan ciyarta woo ku dhele plz naga dhaafa sidena hore ku daya
@maxamedcadaan4322
Жыл бұрын
Viva arsenal 💪💪💪💪💪💪 arsenal waakoxweey iska dhici warkaa inka
@ilyasadancali5086
Жыл бұрын
Blues for life 🔵
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Ciyarta roob aya kada ayay cawa waliba mid baraf wada 😂😂😂😂
@amirasharif9385
Жыл бұрын
Ninka ma idinka xoog badan yahay Idiriskana muxuu rabaaa se camal Soomaali ma’ahan miyaa Idiriska Baaquli Boy hal garaac se camal wey ku gubanoyiin
@nastexaaskar745
Жыл бұрын
Saki kabixi meesha
@NajibNaaji
Жыл бұрын
WLHI CIYAAR FUNNY AH AYEY AHEED PLZ PART TWO ZAKARIYA VS BAAQULI BOY
@shaarkoofficial7472
Жыл бұрын
Baaba jey idiriska baara baaquli intuba wey ka baqayaan kan xapashiga 🤣🤣
@halimasacdiya5480
Жыл бұрын
ciyaartan wa idinka halaawdey wllkgiyow baba sababtoo ah sakariye aya u hiilisey sidas na xaq ma ahan sxb
@najiibhassan
Жыл бұрын
Barnamijkan yaa la socda ❤🎉
@Moniikalinaa1234
Жыл бұрын
marwalba kabtan baara xaq daro ayaa ku haysaan saqa jaankaas idirska ii ta bo la dhahayaana waaa uuu aqlaaq daran yahay mar walba si bila xaq ah aya ku siisa isaga waxan bila ixtiraamka ah calooshiiis u shaqays to waaye
@queenamara2805
Жыл бұрын
Wlhi baquli boy waa nin dhig leeeh
@Shiidle605
Жыл бұрын
Keep going my brother baba By starboy
@jofflemohaa8754
Жыл бұрын
Asxaabta kuxiran channelka bbd wan idin salamy sln gadib malin hore ayan imtixaan samey marka iso duceeya i a si an natiijo fcn ukeeno magacegu wa abdirahman kunool kenya ❤❤bye bye bbd
Insha allah guul aad ku faraxdo allah ku siiyo guuleyso my bro
@ubax7181
Жыл бұрын
Waa codsi ninkan zakatiya ah mesha yaan la kenin hadi kale edeb ha yeesho waa laga xishona isaga xishod ma yaqaano
@yusufhassan9409
Жыл бұрын
Captan baara is the win, Zakaria doesn't know anything don't bring him next time Babajey 🤮🤮🤮
@qeyshappy1994
Жыл бұрын
Baara Adigaa Ciyaarta Noo Qurxiyay Caawa Legend
@mascuudali1209
Жыл бұрын
Babjay waxan khara rayo ciyar mahan ee ciyar mcn an ku raxesano ka dhig habenahan ciayarta waxa kadhigta cajis ciyaraha ad kee baba
@naimaalirasmi3006
Жыл бұрын
War nikaan neefka ah wax fahan siiyah ama kasoo taga😌😌
@FarhiaFarhiaAli
Жыл бұрын
Chelsea wey soo laban dontaa
@naimaabdullahi2790
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Funny wlh Cawa wan furay
@wizzkhalifa7971
Жыл бұрын
Really this game is the best game ever I seen 😂
@muhuboibrahim6990
Жыл бұрын
Ciyaartan dood ayaan ka qabaa intaan nin oo sommali ah aaa hal nin oo sinigal ah horrtena ugu botaynaa ma qadan karno
@hanicabdulaahi7178
Жыл бұрын
😅😅😅😅😅 alllow captan paraaa
@Nehir1225
Жыл бұрын
Ninkan Zekeriya la leeyahay teamka halaga saaro 😏
@bsh4895
Жыл бұрын
Baabajeey Ilmahaan saki ladhahyo Ani hdaa joGi lha waa qaraci lahaBo dadka uu Indhaha faraha ka galinayo hdhafo ama hanoo keenin mar dnbe Intaa ixtiraamaysan buu wax kale iskU maleena
@xasandowa3640
Жыл бұрын
Wlhi idinkaaba kibriseen runta malosheego wah
@halimayussuf3032
Жыл бұрын
Baba jey Niinkan dambo hanokeniin The winner is Kaptan Baara
@wizzahmed3897
Жыл бұрын
Baba mesha sawirada aad ledahay xayasin usame pro 🥺 si loo arko naqshada qurxon ee mesha sawirada 🥰
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@abdiseed3363
Жыл бұрын
10 iyo 10 waye kulha 😂😂😂😂😂😂 warkan wa jini 😂😂😂😂😂
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@yasminabdirahmanhussein8069
Жыл бұрын
Kabtan baara maskin walaahi wala dhacy 😭😭
@yahdiinkalaki2413
Жыл бұрын
Wow.kulan Adag.kep.goin.b.b.b.d.S.my.Gays
@HassanHassan-no7iy
Жыл бұрын
Wadanka somali ba leh usheeg meeshi chana maaha plz
@HassanHassan-no7iy
Жыл бұрын
Baaba Adna cadaalad samee ixtiraam dadka ku garab taagan maalin walba siiba kaptan baara iyo baaquli hortaada sida loogu galaayo
@yasmingacal3024
Жыл бұрын
Wlhi siniyad ah ayaa iga qosolsisin inoo soo badiya
Пікірлер: 597