KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Музыка
idiriska iyo muna miski maxaa kala qabsaday
Жыл бұрын
idiriska iyo muna miski maxaa kala qabsaday
Рет қаралды
109,603
Muna Miski
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 548
@Ducayzane10
Жыл бұрын
Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee 🤣🥺💔😭
@liissaff5049
Жыл бұрын
Team idiriska ii taabo is muujiya 😂😆✋
@lionakluka8740
Жыл бұрын
Awy Dadkii nabiga Jeclaa 🥰 scw
@nucmaanofficial484
Жыл бұрын
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed scw scw 🥰😘😘😍
@ummuamran6960
Жыл бұрын
Scw 🥰
@khaalidibraahim8706
Жыл бұрын
Scw
@Turu9926
Жыл бұрын
Kusali rasuulka scw ❤
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@ismacilmaxamedmayow4282
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@Ducayzane10
Жыл бұрын
قل هو الله أحد 1️⃣ Allah is one 💔🥺😭🤲
@feesalsalaad7841
Жыл бұрын
Wallahi beentisa ma ahan waa aabo daacad ah 9 cunug iyo hooyadoda Maka samri kari 🥺🥺
@djakram5670
Жыл бұрын
Qaladwaaye😂 kiliibkaan qofka hadoo raali ka eheen in la soo galiyo ilama fiicneen aniga ahaan teyda 😢😢😢
@saabirosca2627
Жыл бұрын
Haa wllhi saan qalad wye qofkaan dacad wye haku cayarina qof xakisa kasoo tag la dhahaayo oo hadane xaskisa muqlka arkeso ceeb wye wlhi uf doqon nimo wye qofka damac malagaliyo
@amiirhanad4534
Жыл бұрын
Wuu og yahay lkn anaga ayu ino jilaa in uu ogeyn cml
@xasan.calimaxamed3529
Жыл бұрын
Beentaa ma ahan zxb baabajey ninkaan ka xishoo
@jeylaniabdirahman5964
Жыл бұрын
Been iyo run wexey ahaataba runti xoogaa Jaceyl ayaan dareemay 😂😂😂😂😂😂😂 thanks guys
@dacad4941
Жыл бұрын
Muna miski Idiriska , Captan Bara iyo Babajey wa saxab wada funny ah o marke isku imadan inaga qosliya inolada waligin saxibayal ❤❤❤💯💯💯
@feiselseif2729
Жыл бұрын
Best team in Somali social media keep going Masha Allah
@mohamedkayse6054
Жыл бұрын
Ramadan coming soon 🤩 الله أكبر ☝️☝️
@AhmadMohamed-vd9yz
Жыл бұрын
Baby jeey idriska ii taabo iyo muna miski mar walbo noo keen waa funny 😂😂😂
@xuseenmuriidi1756
Жыл бұрын
Waxy umaleeyan idirska iney ku bashaalen wlhi asigaa iyaga kubaashaly 😂😂😂
@abdihakinsulaiman9853
Жыл бұрын
Idiriska is so funny 😹
@zainhuzain103
Жыл бұрын
Idirs ka asagaa ku baashaalay kuwaan asagaaba prank ku sameeyay😅😂😂😂
@abdiraxiinmuuse8407
Жыл бұрын
Muno abayo idiriska haduu janaalkaaga ka muuqan ma igu ogid ani
@abdirahmaanabdiilaahi8027
Жыл бұрын
Salad hal ilaaliyo🥰
@richman37
Жыл бұрын
Idiriska intii ila taageerta like 👍 iyo subscribe thanks 😊
@AbdisalamYalaxoow
Жыл бұрын
Wll kusali nabigena scw
@IsmailOlowIsmailOlow
Жыл бұрын
Qalat waye Muna Miski kilib kaan plz ka baxi team idiris ahaan u ka baxi plz waa Cotsi
@kamalmuhumed9472
Жыл бұрын
From baabajey iyo Baara🥰 Teamkan magac haubixiyeeen baabajey🙏
@haweenbilaofficial2595
Жыл бұрын
Hno idirisk dhafaa waa qof qalbi fican🥰👑
@caynashe77
Жыл бұрын
Muno wa iskaga jeclahay qalbi wanaag wa uqalanta intaan kabadan bayo🤩🥰🤞
@yaaskachannel6425
Жыл бұрын
Prank Waa Qalad Reer dhan oo dhisan ayuu dumin karaa Muuqalkan Views le firsaten lkn waxa kle kama fikirin sorry xita raali kama aheen idirksa muuqalkan Waa Qalad saan 100%
@sakibisnxaaji5070
Жыл бұрын
Haa wa sax wlhi wa kugu racsanhy
@aziizbarrow7
Жыл бұрын
Walal dareenka qofka in lagu ciyaaro waa qalad 🥺
@qoraxyare8396
Жыл бұрын
Muna idariska waan ka maseray waayo koraan ka ilashada oo waan ku jeclahay
@hassanxamari4656
Жыл бұрын
Muna miski wlh waan ku tageeraa walaasheyda
@jubbachannel9326
Жыл бұрын
BAABA Ayaantaan codkiina hoos ayuu udhacay Isku day in codka lahagaajiyo, Cadowgaa umma jabtid
@Fananayman563
Жыл бұрын
We are team idiriska❤🎉
@hindaofficialchanel8893
Жыл бұрын
Viva idiriska ii taabo waa funn
@abdullahiazaam2898
Жыл бұрын
Waa runtiis Muno waa gabar qurux badan Nin rag neh maba dhargo
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wlky subscribe isar
@carablabane4007
Жыл бұрын
War nio ninka ragga lama cilo babajey raligilin waa inad bixisaa sida ugu dhaqsida badan team washamsi ready
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohadhaladogaden4583
Жыл бұрын
Hahhhaahhhaahhha ninkaan legend waye idiris ah walahay Miski waan iska jeclahay walashay
@mohamedabdulle6331
Жыл бұрын
Waxaa iigu qosol badnaa NOOCAANOOKALE weligeey uur ma’uyeelin😂😂😂😂😂😂
@nuurulyaqiin7321
Жыл бұрын
Saas waa qaladan falad raali Galin dagdag kasoobixi wll muno
@ismailahmed2219
Жыл бұрын
Codka mekerefonada codka iska bedel baabejeey 🤗🤗🤗🤗🤗🤗waan idin Salaamey team bbdm🤗🤗🤗🤗🤩🤩🤩
@abdufatahmohamed6404
Жыл бұрын
MUNO MISKI FULL RESPECT🙏🙏
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wlky subscribe isar fadlan
@liibaaneprahemhashi7447
Жыл бұрын
@@hudachanel2495 oki
@hooyomacaan6121
Жыл бұрын
Mis raaceynaa kulahaa ulmaha yaa ku ogtahy idirisoow😂😂
@abdufatahmohamed6404
Жыл бұрын
@@hooyomacaan6121 wlahine fanny idirkka
@aminsahardid4312
Жыл бұрын
Kii idiriska wlhi waad Ka xaraabaysateen 😂😂
@legend_04_37
Жыл бұрын
Muna Miskii alaha ku sharfo wll ❤taageero ban ku ahy🥰
@husseinhanad7273
Жыл бұрын
Muna miski fanaandena marna wariyahena hore usoco sister ❤❤❤🤟🏽
@anashassan1669
Жыл бұрын
Comin soon 50k insha allah 💌
@abdikadirabdirizak2118
Жыл бұрын
Idriska wlhi he is funny we love you from Australia
@mohamuddheere6195
Жыл бұрын
Asc Muna waxaaan uu kale kaftan ma galo waayo waxaa ku dumi Kara aoysfham
@scarface1530
Жыл бұрын
Walaalayaalow ragaa waawayn tihiin 😂😂miskiinka iska dhaafa haka faaidaysanine😢😢😢😢
@saabirosca2627
Жыл бұрын
Saan hadaa ku sii socotiin waxa umalena dadka inee nii nicidoonaan wllhi qabdaradn iska daaya uf😎😈😈
@leaderman9699
Жыл бұрын
From idiriska big fan qalad wye
@yashkeyow
Жыл бұрын
My queen 👸 muna miski congratulations 🎉 for 20k and soon inshallah 100k
@yaxyebaari4511
Жыл бұрын
Ninkan ino dacad ka tahay lamida bakse wllhi waa jilaa weyn waxa mesha ka socdo waa fahansan yahy wllhi 🤣🤣
@dareenjaceylchannel8158
Жыл бұрын
Abaayo illah kabaq u fududeey please please muno waxlee u sameey☺
@xamdimohamed6558
Жыл бұрын
Walahi muna abayo wilka feelings ayad ku deshi walhii 😢😢😢😢
@camaaryarechanel8939
Жыл бұрын
Mnsha allh muna waad mhdsan thy ugu qyb qaadatay idiriska 100k
@wizzahmed3897
Жыл бұрын
Sax waye wllahi yadiidi Karo Gabar saan uqurxoon 🥰🥰🥰
@abdihassb3958
Жыл бұрын
What a guy 👦 idiriska nin rageed, laakin this kind of prank is too dangerous for his family.
@MohamudAadan
Жыл бұрын
Walhi ma ila fcna this video 🙏🙏
@cabeyaxmed1783
Жыл бұрын
Muna miski wakusalamy sharafey wan kutaganahy marwalba respect 🙏💯
@fcbarcilona9576
Жыл бұрын
Camin soon inshllaah guul wcn apaayo
@mahdimo6276
Жыл бұрын
Idiriska caadi ma ahan so funny 😅😂🤣
@hamadiboyihamadiboyi6270
Жыл бұрын
idiriska itabo funny waye wllhi 💪
@abdifatahjelle9103
Жыл бұрын
Masha Allah
@xasanmaxamed2629
Жыл бұрын
Wlhi codsigeeyga waad ii sameyseen thanks team baaba jeey
@mane1510
Жыл бұрын
kkkkk habeen welbo canbuuloley mala cuni karo kulahaa qosolka aduunka idiriska iitaabo keep goin sxp
@dheereyechannel
Жыл бұрын
Four legends always legends keeps goings idiriska itaabo and captan baraah and babajey and muna another's levels best challenges 💯💪😆☝️😎
@Qeysfx
Жыл бұрын
War videogan wxy qalbi xanun ku tahy iyo kalsoni dari xaaska idiriska mrka kadaya sidan qofka emotional kisa haku dhelina
@ameinahmet
Жыл бұрын
Muna miski io ani waan isku soo baxaYnaa wllhi😅🌟✊🏿
@najiibismannajiibisman6253
Жыл бұрын
jecelelka Baranki magalooo deeey..😂😂😂
@iskadaa
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂@muno miski wan furay kkkkkkk pizza Wye alabtan wan rabaa
@maxamedmustafe7040
Жыл бұрын
Muno mizki the queen waaa ku wataaa
@bileali8846
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣yaah idirska waaba dhaarsayahay luuq luuq Suu uraba dee🤣
@calicabdalla4613
Жыл бұрын
Hawin kasta canbuulo cuni makari kulahaa idriska legend 🤣🤣
@maxamedaxmed1503
Жыл бұрын
Maantan ku bartay taageerahaga ma igu daraysa
@hamuumedia964
Жыл бұрын
From team BBD😂✊
@mohamedmurithi912
Жыл бұрын
Masha allah
@cabdiraxmaanhersi7085
Жыл бұрын
Idiriska waa funny 😁😁
@zakariaabdullahi384
Жыл бұрын
Salada hala ilaaliyo 🖤🖤
@Abokorrrr
Жыл бұрын
Pizza weeye kulahaaa😂😂
@mohamedkahrabaofficial
Жыл бұрын
Muno Miski Keep going Sister From Fans idiriska ii taabo Shumis ma diide. Kkkkkkkkkkk
@hdhbrhdhhf9162
Жыл бұрын
𝐐𝐀𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚 𝐤𝐚 𝐱𝐮𝐧 𝐰𝐥𝐥 🥺
@Hakim191
Жыл бұрын
Wlehi maskiinkn waa ka waasheen 😢
@mohamedadanabdirahman5172
Жыл бұрын
caadi bey ugu waaleen walhi dadkan maskiinka 😢🤣🤣
@vandaglv
Жыл бұрын
AAWAY DADKII NABIGA JECLAAY ...... KUSALI:💞🤲
@salmanabdiqoley4058
Жыл бұрын
Muna #aniga ku sugay hee ❤️
@hussenhassan700
Жыл бұрын
Idiris kaa wlh waa wax kale kan qosol uu dhafay
@abdukadiromar9996
Жыл бұрын
Number one💯👋
@faysaldzeko1040
Жыл бұрын
Muna miski Big fan 😍😍
@yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
Жыл бұрын
Asalamucaleykum_ayuhaal_muslimuun _ muna miski _ guul wacan
@abdiakahmed5057
Жыл бұрын
Waa runtiis.
@faisalosmanamin8684
Жыл бұрын
Muna idiriska fani waaye
@yahdiinkalaki2413
Жыл бұрын
M.a.kep.goin.Abayo
@uzaamemuhidiinclaahiuzaame7411
Жыл бұрын
Baabajey please codka sifiican maloo maqlo plz kor uqaada
@daauudalasow2401
Жыл бұрын
Idiriska fun waye wllhi
@abdiakahmed5057
Жыл бұрын
Idirska waa qof qalbi wanaagsan. Ee maraka ka daaya. Qalalaaadka
@karaamaofficial6884
Жыл бұрын
team idiriska ia muujiya💜
@Ayan-th5qz
Жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂 Waaradi naayeey ku yeh aar iidiriiska 😂
@user-pc1gc1sd7g
Жыл бұрын
❤❤❤ابسم الله الرحمن الرحيم قل آلله أحد آلله الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله آلله جل جلاله ❤❤❤❤❤❤
@allhishariif6237
Жыл бұрын
Macaani aa jimco jimco is kugu imanenaa kulahaa😂😂😂😂😂
@cabdullahihatemofficial2701
Жыл бұрын
let's celebrete 20k hamplayo miski👸❤️
@rodaaden8855
Жыл бұрын
Baaba jey iyo captan baara qalad waaye ina idiriska saan. U gashan
@team4y
Жыл бұрын
Wllhi prankigii ugu qosolka badnaa ee aan abid arko
@TOMITOMI-yp7yf
Жыл бұрын
Baaba Hal hawen Icazuum Wllhi Qof Caaga Iibaxo majirto Plz Waa Codsi🙏🙏
@alexkeith1260
Жыл бұрын
war ninkani idriska waaba nin maqiqan muxu yidhi haben walba cambulo lama cuni karayo war ninka xaskisa iyo carurtisa haku dirina
@saacidukofficial4595
Жыл бұрын
Walhi ninkan wuku raba qofyey ku yac 😂
Пікірлер: 548