Ruwayadan cabsi cabsibay ledahay wlhi xigmada badanbaa ku jirta runtii inta fahmi caruur badanbaa sidan qalbiga loga jabiya oo ugu danban ku mustaqbal waya runtii🇸🇴☝️😭
@abdullahijama5248
4 жыл бұрын
😒
@fadumaali1235
4 жыл бұрын
@@abdullahijama5248 Asc Abdi shugri waxaa tahay bado dhar halay khabilaasta ah tuug abwaan ku tugsad0
@fadumaali1235
4 жыл бұрын
😅
@qadrodaahir716
4 жыл бұрын
.qaali
@umumaidoumumaido1851
4 жыл бұрын
Masha Allah wilka yar walhi xasuus boow i galiyay wilkeyga curudka cabdulahi maxamed aya iga codsaday markoow dhameyo quranka ina u ibiyo baskiil ilheey ha u fududeyo intii wax baraneso
@fuaaadjaanbiir200
4 жыл бұрын
Cajiib
@ashaluulchunellashaluul4551
3 жыл бұрын
Viva cabdi shukri hormar wacan ban ku rajeynayaa keep going
Gabadhi rewayada jileysaa waa gabardh quru badan waxa ay istaa hishaa in nin fican kool kool sado ee maaheyn in ay riwaad jisho Lakin abdi shugri raga habla guursada gabdh wata raga guursada ee somaliyed meel xun buu uga dhacay
@samriyegaraad5376
4 жыл бұрын
Bowe Cabdishukri Wali jilinka si fcn ulama haysatid try inad like yarka Abdiqani isku filan la dhoho ee hrgyza Jooga cml inaad Wax u jisho Maanta dhanba ku so Celcelin xagee quranka maraysaa From bosaso kkkkkkkkk
@@AbdiazizSaidAhmed hhhhhhh Codkarnimo iyo jilaanimo iyo qosolba isku filane ba ka wata adi jiliin waxba kama ogid
@fartunabdullahi5172
4 жыл бұрын
👍👍
@abdullahiissa6674
4 жыл бұрын
Walahi way itabatay si si wa wax dhab ah oo jira
@somalihanolato741
4 жыл бұрын
Weligay cabdi shugri guursan maayo idinkuna ha guursan Ina kkkkkkkk
@seaditeyib9070
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waa iriwaayad wllo run hamuudin 😂😂
@fuaaadjaanbiir200
4 жыл бұрын
Walahi was cajiib
@bisharoosman7704
4 жыл бұрын
Naa badanaa c/shugrigu
@AliHassan-ym3xm
4 жыл бұрын
Abdi shugri mucujiso kkk
@safiyaabdullahihilowle4636
4 жыл бұрын
Oky weye
@AliHassan-ym3xm
4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ax maskiinad Yar dheh
@shukriahmed9140
4 жыл бұрын
Waa dhacdaa
@abdiducowaalid9992
4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk waa qisoyinka ugu badan ee somalida ka dhex dhaca caruurta aan iski abaha ahayin ama isku hooyada ahayin lakin soo dhamaystira aad ayaan idin salamay igare andishugri iyo hodan
@mahadafrika2945
4 жыл бұрын
abdishukari dhib badna sidu adunki dhan u qasy kkkkkkkkk
@mucashaqfikram9324
4 жыл бұрын
Walalhay igare, hodan, shugri idin tageera alle ha idin dayo
Walahi waa xanuun ilma abahood nin an aheen lanool iyo ilma hoyadood naag an aheen lanool war Somaliyey aduun waa 2 maliin owlaada idin somuteesatay u naxriista ruwayadan waa qisa dhab ah way dhacdaan 😭😭😭
@abbasosman901
4 жыл бұрын
riwaayadani laba fariimood oo aad uculus bay gudbinaysaa mida koowaad oo ah dhibaatada ka dhalata burburka qoyska iyo niyad xumada ay caruurtu ka dhaxlaan ,mida labaad waa raga ama dumarka carruurtooda ula taga qof kale sidan iyo si ka xun baa ku dhacda inta badan ,gabadheey ilmahaaga ha u ogolaan nin aan rabin in aad la joogto ninow adna ilmahaaga hooyadii ilaasho walaaahi waa lays weydiinayaa ilmaha yaree hadh iyo habeen calool xumo ku seexanaya . ugu danbayn caruurta ha la ilaaliyo waalidow cid aan idinka ahayn malaha inta aad aduunka ku nooshahay cid kale imahaaaga gacanta ha u galin agtaada in uu gaajo ugu dhinto ayaa ka roon in cid kale gumaysato ilmahaaga adi alle kaa beeraye ,ogow ilmuhu inta uu waalidkii dhex joogo waxba ma helaan .
Пікірлер: 291