Masha Allah abwaan wa ku jeclah🤎🤎Allah kurator bro
@khadraabdirahman2774
2 жыл бұрын
Allaah janada haku bedelo khayrkaad wado
@nim0abbaas643
2 жыл бұрын
Mashaa ALAAH Wa waano fican
@khadraabdirahman2774
2 жыл бұрын
Walal khayrka hajojin
@khadraabdirahman2774
2 жыл бұрын
Aakhiro aduun kala badan
@cabdikariinxasan8100
2 жыл бұрын
Ana waan ka soo dhacay waxana la, odhan jirey digtoonoow
@xumaandiidxoreeye8784
2 жыл бұрын
Masha Allah waligaa sidaasi oo kale u jabi Cadawgaaga saxib igarre oo dhuux sagaaro ugu dhaasho. inta ku necebna Allaha noco meel darana Allaha ka tuuro ma ma dhahaa tolow? Mase waa u ducaynayaaye Allaha soo hanuuniyo niyow kuwaa kugu nacay khayrka iyo xasanaadka’ aad umada soomaliyeed ee dhiban u samaysid cimriga iyo iyo caafimaadkaba Allaha kuu barakeeyo
@abuhamza4774
2 жыл бұрын
Jazakalaah wll cimriga ilaah haku barakeeyo
@skymanskyman3505
2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Igarre
@Yahyalambaduusa
2 жыл бұрын
Laac tv best brother keep going
@adandhux2260
2 жыл бұрын
Sijayad
@maxamedcabdi9824
2 жыл бұрын
IGARE IYO WANO WALID
@hirinjama7861
2 жыл бұрын
Igarre xigmad maal
@IbrahimAli-ws3sh
2 жыл бұрын
Tan. Afarad . Waa. Codiynimo
@isinoiyeh408
2 жыл бұрын
Haa aniga ayaa ka mida walaashay iga yar ayaa ila soo sår faran tay waaan fuliye
@mohamedadan4164
2 жыл бұрын
Kkķkkkķ aniguba markii iigu_horaysay 3 jeer baan ka soodhacay
@houmedahmed7119
2 жыл бұрын
Xaagaaga xeebaha ayaa kulul
@Shushhh730
2 жыл бұрын
Alla jecliyaa dadka dhaqanka yaqaana walahay sheekooyinka reer miyiga waxaan ka jeclahay ma jirto reer magaalkan iyo niicdoodo iguma socoto
@odaygooni2212
2 жыл бұрын
Igarre sxb barnaajimkii geela kaama hayno ugaaas
@Garshe8
2 жыл бұрын
Igare saxib horay usoco wallaha anigu dhaqanka iyo ehelkisaba waan jeclahy marka waxan ka codsan lahaa in aad tarikhaha noo soo badiso haday macqul tahay
@kaynaanaliofficial1345
2 жыл бұрын
Hore usoco zxp wan jecelay geela waanu leenahay
@mohamedabdullahi6418
2 жыл бұрын
Hhhhh habeenada lahaa dhexsaar waa iga qosalsiisay
@abdisamriye8049
2 жыл бұрын
Dadki hore dad fican bey ahayen abwan waliba xalal quuta dadka hada jira wax walba iisii bey ku leyhin
Пікірлер: 26