luulka caashaqaagiyo
awgaa ladaafyada
hurdo kama ladaayoo
aftaa waayo oontoo
hadba lama lagdoodaa
sida laamahoo kale
oo laydhi haysoo
ii lulaa galkacalkuye
inaan laaco meelkale
laabtaydu diidee
Igu laba ahaw
Markaan yara ladnaadaba
ladhbaa igu kacaayoo
laqayadan jacaylkaa
aniga i lumiyoo
awgaa la liitaa
sida laydh cadceedeed
quruxdaadu ladanow
igu beertay lahashee
inan laaco meel kale
laabtaydu diidaye
igu labo ahaw
Негізгі бет IGU LABA AHAW--UBAX FAHMO
No video
Пікірлер: 72