Sxb sad rabto u tumo lkn salada duko wll adoo dukanayo hada dhimato rajadada ma xuma
@RaxmaMaxamed-nq7fg
2 ай бұрын
Runtu way fiicantahay kumana taagero . Qofka diin iyo wanaag baa lagu doorta midnana kuguma arko marka talaan ku siin lahaa waxan iska dhaaf cibaadayso illahay u noqo mida kale wXa tiri ogaaden bn ahay dhaqan bi is baa tahay ogadeen sidan oma dhaqmo ee magacaanaga ha bi in adaa waashe
Пікірлер: 16