Barbaarta Media Show intiba wan idinka dharjina ee guuridaanka naga dhaaf hal meel fadhiya shukran asaxaab nagu qaali ah, Waxaan idinku darsan videoga marka duubesan magacyasha so qora oo camira man-yaasha iyo jilayasha waana fikradeyda oo daciifk ah raali ahaada One Love Respect👌🏿
@qanciyeproduction
5 жыл бұрын
Zxbyal baryahan la idima arag idaadi loan makusaqadaten
@hodanshire7168
5 жыл бұрын
Barbaarta Media Show wllayaal wlhi caawa farxad baa igaliseen labo dhalinyaro ah wanaagsn baatihiin
@y3sharopo310
5 жыл бұрын
#barbaarta media show wad mahad san tihin sida #odoyga ukala kicisen m.a horu mar wacan barbarta
@hamdijeylani4839
5 жыл бұрын
Masha allah idinka maka ducaysteen maskinka
@hanadabdulkadir7334
5 жыл бұрын
Iidaadi Ilko danbo Malugu Caaynaayo Intii Ku faraxsan Like igu Cimaamada🤝
@sucaadmohammed5984
5 жыл бұрын
Saxiix laguma caynaayo runtiii
@galledlovren9973
5 жыл бұрын
Hanad Yare 😂😂😂 rag badnu kbaha la dul mari donaa walle ninkas xamar dad wakaso qixina caay lee
@nasteexoindho1304
5 жыл бұрын
Hhhh ilko caaga in lagu cayn doono ila thy
@saidalishidane8277
5 жыл бұрын
@@galledlovren9973 😂😂
@hassaniloveyouramcharan7563
5 жыл бұрын
dadkii idaadi ilko ku cayi jiray maxay ku cayayan hada iska dhiciya her
@hassanshidaneofficial3290
5 жыл бұрын
Walaahi like baan kuu sarayaa! Hadaad Aqrisay Qoraalka sare Waad dharataye dhaartada ka dhabee like -tana iisaar😂😂
@micnamalahan
5 жыл бұрын
Like beel. Get lost
@liinjaofficiall6271
5 жыл бұрын
Idaadi inuu xamar sii joogo uusan kenya u laaban inta jecel like saar wlhi wlhi😃😃
@体育频道-h1b
5 жыл бұрын
Abdullahi liinja walalka subscribe iisaar plz❤️🙏🏼
@adminmin2328
3 жыл бұрын
Idadi channelkisa wax kama qaban karo??😅🤣😂
@whizbimusic
5 жыл бұрын
New subscriber muqal dad badan farax galiyay 😂😄 best team najib mudey idaadi💃💃💃
@muscabnuur1908
2 жыл бұрын
Manaste
@y3sharopo310
5 жыл бұрын
Masha allah whi #ilkaha & stalka cusub #idaadi wan ku farxay inta igula farax day #like isar
@steveaaska8136
5 жыл бұрын
Nzp
@AhmedHassan-kg1zu
5 жыл бұрын
Me to bro I'm so happy for him... iidaadi may Allah bless you and protect you from all bad evil eyes and give you a joyful happy longlife with good health and ibada. ...Ameen yaraabi. ....#iidaadiLongLive
@hodanmohamed9420
5 жыл бұрын
Iyaaaa Masha Allah kan iidaadi miyaaa dadkii ilkaha KU ceyn jiray tolow maxay KU caayi doonaan
@abdullahhussein2327
5 жыл бұрын
Kkkkk tolkiisa aa u galiyeen odayga caawa waa ciidayaa
@abukarsimba8199
5 жыл бұрын
Wax dambe o lagu cayndono maba lahabe zunduz
@mohamedbashiirmohamedmoham9249
5 жыл бұрын
Mudeey iyo Najiib aaad ayaaa umahad santihiin idaadi labiska waa ka dhis teen inta istelka idaadi ku faraxsan like isaaara
@cadnimohamed7772
5 жыл бұрын
bbbbb idado wa nureysa
@mohamedbashiirmohamedmoham9249
5 жыл бұрын
Ilhan Bunduuq idaadi ragaan Lee Ku fican kuwa kle dantee la haayeen ayee ka garayaan nagu kla wad ayee dhahaayaan taasna ma ficno
@cadnimohamed7772
5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Idaadi Dhibaato
@cabdicasiisdajiye9957
5 жыл бұрын
sxb ninkaan banaankiisa uu ku dhacay iidaadi
@leylocadeey3555
5 жыл бұрын
Xamar uu ku nuroyaa waaba shidmay ilkana waalo galshay
@yahyeinahasan7439
5 жыл бұрын
Yeeez iidaadi ilkihii soo xidhee maxay ku caayi immika kuwii doqomaha ahaa inta ku faraxsan iidaadi ilkihiisa like
@abdifatahali7241
5 жыл бұрын
hhhhh has walahi bro,kuwii ilkaha kuceen jireen aa rabtaa
Hada ku faraxsan tahy ilkaha iidadi uso gishty halila dhafin like ta wll 🙏🏾 😍👍
@ashkarcaddeashkarcadde881
5 жыл бұрын
Uuumc
@lanalolo7609
5 жыл бұрын
Najiid and Muudey dad aan amin sanahay wlhi iidaadi waa ka dhisteen masha allh
@abshirabdullahi6095
5 жыл бұрын
Muudeey iyo najiib waan idin salaamay walahi wll aad ayaad udhisteen ninka abaalkaana daaawada yaasha aad ayaad uga farxiseen ilaahayna badalkeeda ha idinsiiyo ninka dhiso mowqifna uyeeela stress kana ka bi iya oo inbadan lasheekaysta oo waydiiya dhibaatadiisa su uu maskaxdiisu udagto thanks saaxibayaaal
@shineyare9397
5 жыл бұрын
Mahad sanid
@mohamedabdi8853
5 жыл бұрын
Iidadi ilkaha logaliyay inta kufarxsan like isara plz thnks
@abdirizakfarahahmed178
5 жыл бұрын
Qofkii ugu horeey an ahay miyaa la dhihi jiray like igu caawiya hee😦
@hgrre8885
5 жыл бұрын
Nacaladii kudhashy Was Kkkk
@abdirizakfarahahmed178
5 жыл бұрын
Kee waye kaas
@fushkaxmahamed7315
5 жыл бұрын
@@abdirizakfarahahmed178 hhhhhh hadanaa luuqaanaa..adi maa ugu horeeyo...
@abdirizakfarahahmed178
5 жыл бұрын
Haa ayaan taan iidaadi aa xook nagu heesto
@fushkaxmahamed7315
5 жыл бұрын
Ar kan waa ifuuriyay ciyaal madiina isla eheen shaleemado zanzibaar la dhahaayay aargada ku taalay uu shuut ku sugi jiray..hhh
@yassinahmed3023
5 жыл бұрын
waaaw muudey iyo nasiib masha allah walhi waad hagajisen idaadi ilko aya u galisen inta idaadi ilkihisa kufaraxsan like ii raaciya
@ahmedlondon7759
5 жыл бұрын
Bal Anne igu sharaf like
@ahmadyare226
5 жыл бұрын
Masha allah lkn asxabta ku we caaga ame yihiin o waxa laku cunaye or ilko run la soo galeyay asxbata wayo ninkan wa nin iska qalbi furan Like da igu qabta hda tagero iidadi thn asxabta🙏🙏🙏🙏💓💓
@raadraacreviews5560
5 жыл бұрын
Opop wax ay reer nairobi qaban kari waayeen ay ree xamar iidaadi u qabteen
@xudayfemohamud2754
5 жыл бұрын
Bossaso nogu imaw casumadada ana qaba IDAADI
@ibnuxakiin1255
5 жыл бұрын
Waa u mahad celinaa muudey iyo najiib aadan najiib wlhi idinka la,aantin iidaadi wax bo ma ahaaanin waxaa tihiin dad sida bulshada loola dhaqmo yaqaanan waxaa u qalantaan 1bilyan subcrebi keep going brothers✋👏❤
@legend_04_37
5 жыл бұрын
Iidaadi cwo adaa ku leh haloo istaago 🙋
@cabdiqaniwardi5743
5 жыл бұрын
Hhhhh waa runtaa ee odeyga haloo istaago wuu mudan yahay e
@mohazdinabdi1011
5 жыл бұрын
Masalah
@muhidin8abdul465
5 жыл бұрын
Somaliyey hada dintada kali nimo ujaceshahy dhaqan xumada daya o like radiska mabaxume ALLAH darti iyo nabiga kulaha like isara maxuma lkn hayerasanin nabiga scw scw
@umalkheeyrcoook3462
5 жыл бұрын
Waar iidaadi ragan ayaa u roon ilko ayay u galiyeen iyo style amazing
@hanadofficialmedia9937
5 жыл бұрын
Hadaa lisku jogaa idadii ilkaah ey Ku cayn jireeen walaso subiyay ee hadaa caaay kale haa kenan barbartaa away like an shaqestaay
@abdukadirali393
5 жыл бұрын
iidaadi Najib iyo mudey Markey isla jiran ayuu Shidan Yahay inta ila Ararktay like isara
@abdiwaliahmed9048
5 жыл бұрын
Wooow masha allah idaadii ilahey hakudaayo inat jcl idaadi like igo kalmeya..😂😂
@abdiqanigurey7222
5 жыл бұрын
Masha Allah illaahayow data
@sakariyecabdicasisqorane9990
5 жыл бұрын
Wllhi Muudey io najiib wa dad madax eh iidaadi wd badashen full respact 👏👏💯💯
Wow walo labisay Anu soma iidin dhahiin idaadi waxa Ku fiican mouday iyo najiib warisikisa nasab batahiin abowiis
@hassankafiabdalla6176
5 жыл бұрын
Iidadi wlh waa ladhisay jekey iyo jackoow maxee samenayaan wax ee ku cayaan mahelayaan majajilaha somalia u sito iidaadi
@a-arahman2132
5 жыл бұрын
Az Farah tageero ween aya tahy commentiyo bdn kugu arkay
@Hon.mustafe
5 жыл бұрын
Masha allah iidaadi ilko ayaa loo kaliye dadkii kuceyn jiray ilkihiisa maxey kuceyn doonan
@salmaabdi1540
5 жыл бұрын
Masha allh cawa idaadli waa shidan yahay
@youthteam7899
5 жыл бұрын
Iidaadi iyo farmaajo suudka yaaku qurxoon
@Nuurahmed986
5 жыл бұрын
Masha allah mudey iyo Najiib Aad ayaa idinku farax sanahay. Insha allah marka muqdisho imado labada qof soo raadinayo waa idinka. We love you brothers.❤️💯
@Nuuramin143
5 жыл бұрын
Idadi faraxad darteed wu caytama caaawa😂😂. Cawa waxba laga qori maaayo Idaadi wa free😂😂. Muudey iyo Najiib wa mahadsnthn wd naga farxiseeen
@mustafibrahim888
5 жыл бұрын
odaygi ilkaa lo galshee maxaa lagu cayn doonaa tallaw kkkkkkk
@MullaMadar
5 жыл бұрын
6 saacadood baa 21k daawatay Awal ma dhici jirin Hambalyo Iidaadi Inta ilkaha dartood u daawatay like ii saar
@laylaraqiis3804
5 жыл бұрын
Idaadi caadi mahan habarta wase kulaha🙏😂😂😂😂😂
@AbdulhameedPro
5 жыл бұрын
Bal firiiyaa najiib iyo muuday inay sharafta dorayaan xita caytinta wey didin yihin wallahi MashaaAllah inta muuday iyo najiib saam falka Ku jeclo HIT THE BUTTON LIKE
@munoali4848
5 жыл бұрын
Ar gacal antoos ahaaa reer buula xubey nin culus waaye
@kheysnuur4362
5 жыл бұрын
Waw msh alh muno Ali ina rer buloxubey tahay shaki kuma jira lol hhh mr. Gacal waa ku salamay
@ShabaLaala_
5 жыл бұрын
waxaan fahmiwayay dadkaan like-ta isaara kuhaaya marwalba maxaa waaye Like-ta lacag maa lagu helaa?🤔
@happylife6736
5 жыл бұрын
Mansha allaaah muuqalkan 50 like ban kaligay saaray
@dabagalmedia3694
5 жыл бұрын
muday iyo najib sxbayal yaa laga sibin please style oo ka shidan yahe sxb iidaadi sxb hormar wacan sxb👏👏👏👏👏
Hhhhh xilibaanada kale oo foorjo eber uga dhigi lahaay
@wiilkaReerCigalle
5 жыл бұрын
ahmed mohamed 😂😂
@abdullahimohamed6208
5 жыл бұрын
Wlh karamadu ka qaday Iidadi cadi ma ahan
@kimoxuty9929
5 жыл бұрын
Mudey iyo najiib wlhi abalka ninkas ugashen illah aya idiinka ajir siinayo waxan idiin hestay ina marwaliba faido karadisan lkn cawa waxan arkay ina ilko ugalisen dhar qurox badan uxirten masha Allah wana idiin karali galina inta an idiin aflagadeyay mahad sanidiin
@axmadxuseen4369
5 жыл бұрын
Bro ehelkiis ayaa ilkaha u galiyay
@asadkoko6917
5 жыл бұрын
Ehelkii ayaa ilkaha uxidhay
@ayanbeder1662
5 жыл бұрын
tolkiis ayaa qurxiyay bro
@kimoxuty9929
5 жыл бұрын
Tolkiisa ana 10sano uxirin oo hada uxiray wa kuwe masa hubtan mise cadiifad aya idiin heyso aqayarta
@muztaphadeeq5925
5 жыл бұрын
caawa iidaadi haben oo.ka qosol.badanyahay ma.jiro hhhhhh😣😣😂😂
@fayruuzali8039
5 жыл бұрын
Iidaadi wlhi waxba lagama qabankaro
@leyloabdi4593
5 жыл бұрын
hhhhh qubdo siroo ku dhashay kulahaa 😂😂😋😂😋
@muscabsabriye1082
5 жыл бұрын
Naagteydi ayaaa gacanta ka jabtay like saaar 👍🏼🇸🇴🤝allah idin sharfe👍🏼🤝
@princeapdinho6948
5 жыл бұрын
aamiiN 👍👍👍👍👍
@bashiryassin2249
5 жыл бұрын
Ma ila aragteen idadi qofka wajigiisa uuqabto buukadhexdusaa😂🤣😂
@sweatysalma4208
5 жыл бұрын
yaa ilko dambe kucani kara hee team iidaadi ❤❤👏👏👏👍👍❤❤👏👏👏👏👏
@sadiaahmed1318
5 жыл бұрын
Masha alaah iidaadi caadi ma ahan very handsame man 👨 💖🌺👍🙏
@frahjibrel2064
5 жыл бұрын
Waw idaadi waa shidanhy cwa qofki ila arkay fart tag
@frahjibrel2064
5 жыл бұрын
Thanks
@karimze4real654
5 жыл бұрын
🙌🏻
@imabdullah3538
5 жыл бұрын
Muudey & Najiib aad ayaa umahadsantihiiin sida sxbken iidaadi uga dhisteen ilkaha iyo stylka Allaha idinka abaal mariyo Thank you guys
@xiishyareproduction3750
5 жыл бұрын
Inta Sallada Tukato Like Ii Saara | Mhdsanidin.
@hajjikhallifa2907
5 жыл бұрын
Bro qaabkan waa qaldan si qaldan ayaa wax u raadineysa like aaba wax ku faaideyneynin diintada ha u wax yeelen eray sharaf leh aya mel qaldan keentau dib isugu noqo in sha allah
@samiirlyrircs630
5 жыл бұрын
Iidaadi zhp laBizka qurux ku taHay pro viva somaliland
Пікірлер: 1,2 М.