waagacusub.com - Fanaanka Maxamed Cali Burci ayaa qirtay in heesta Dhaqtar beeysu keeyn qoray ka xaday nin kale oo lagu magacaabi jiray Ahmed Saciid,una dhashay Yemen,balse ahaa reer Burco.
Fanaanka M Cali Burco oo ah fanaan caana,shactaro badan ayaa heesta uu xaday ku soo caanbaxay,wuxuuna uga qeybgalay tartankii heesaha hergalay oo kaalinta 1aad ku galay.
Fanaaniinta inay sida Fanaan Burci u hadlaan waa arrin qiimo badan
Негізгі бет Ila qosol Fanaan caana oo qirtay inuu ku soo caanbaxay hees uu xaday - Waagacusub Tv.mpg
Пікірлер: 73