hahaha I'm Syrian too and I can say maga gua wi omar. the man is shahsh badan.
@user-ev4yc6nj7w
8 жыл бұрын
+agnostic femsom لا هي فقط مزحة . انا تعلمت بضع الكلمات الصومالية من اصدقائي الصوماليين في السويد
@Madar_mohamed
8 жыл бұрын
+Omar Alsaleh maansha allah alle yakhliika laka
@manga5118
7 жыл бұрын
+Omar Alsaleh كيفك
@sundussundus1451
6 жыл бұрын
Omar Alsaleh مرحبا يا عمر soo dhawaaw
@yasmiinfiycan1593
6 жыл бұрын
Omar Alsaleh good atahey Masha Allah
@cunaayeliqaaye7224
7 жыл бұрын
reer burco ma ihi burco waxay ka mid tahay magaalooyinka af somaliga fasiixa lagaga hadlo dadkana waxay ka turjumayaan dad aqoon leh
@jibrilhirsi5464
10 жыл бұрын
somaliland ayaa laga adeeg sadaa afka english numbers
@somalishurumbi1617
11 жыл бұрын
Idoor foqul idoor. De pure Somali is DD walahi. I can't believe foreign win their own language dat is sad walahi viva Somaliweyn
@yuusufmaxamad6998
7 жыл бұрын
syria allaha nabadeyo wlhi dhulka lola galay
@jihaanjibril6109
8 жыл бұрын
loooooool reer burco siriyan kan aay saqidiyen deey ee gidarka ku qayileyaa
@qalbiwaxjecek4297
7 жыл бұрын
war carabkan mesha jooga oo wilib gabar duriyadii la siiyey wa maxey ceebta heysata duriyadii, ma carab adoon ku leh ayad gabar sii saneysaa kuwii kale ee walalahaa ahaa nama gayo ayad ku dhahdan subxanallaah
@guleet75
7 жыл бұрын
Qalbi Wax jecek syrianku ma kibir barns sida khaleegi !
@mahamedhukun8526
7 жыл бұрын
Maash alhaa cabdi maalig muuse coldoon bro Walhy barmaajika si fiican Aya u Wada
@abdirizackbille5952
9 жыл бұрын
irzaaqad ilahy kuu soo dhibay adoo marqamayso xitaa way kuu imaane dadkii maglada dhan soo dhaafty
@azlmcl198
8 жыл бұрын
+Abdirizack bille kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@marwanmakaawi3599
7 жыл бұрын
Abdirizack bille hhhhhhhhh
@alisamatarChannel
9 жыл бұрын
Ilaahay baan ku dhaartee waan ka qiirooday arintan Qof soomaali ah ku dhashay dalkiisii soomaaliya hooyadi itahay soomaaliyed aabihii yahay soomaali ka awow ka awow soomaali ah oo garan waayay waar tilifoonkaaga ku sheeg afsoomaali ama lanbaradaada ku sheeg soomaali garana wayay oo suuriyaan sheegay waa arin laga ooyo yaab yaab kow labo sadex afar shan lix todobo
Walaalyaal waa khalad weyn in dadka numberadooda meel fagaaro ah la weydiiyo oo youtubka soo geliseen, fadlan ka saara.
@Dustfoot
11 жыл бұрын
Lacag Micna Daro Ayuu Helay Uma Qalma In u Qaato Lacagtaan Maxa Yelay Wax u Dhaamo Malahan Kuwa Kale Sababtoo ah Isaga Xitaa ku Wuxuu ku Sheegay Luqad aan aheyn Luqadiisa Tirada . Marka Haga Dhigin Nin Wax Wanagsan Sameyay. Waa Lacag Istustus Ku baxday.
Waa nasiib daro, maanta in dadka afka Soomaaliga ku hadlaa ay afkoodii hooyo ka tagaan iyagoo door bidiya in la yiriaahdo waa ilbax. War afkeenu wuxuu u baahayahay dib u nooleyn.
@ahmetdeeq3086
11 жыл бұрын
Kkkkkkk marqaanland xitaa carabti khaadki ayey bareen habar iyo oday way qayilayan kuwan waa iga badiyeen mantana number kooda ayey afsomali ku sheegi waayen idooor waaa idooor waligod ayey galada ka danbeyen inhiriiskana dawada kawasi jiray waa taas manta nin carab ah ka dhex qaaday jawaab oo afsomali number kiisa ku sheegay uf idooor
@craxiin_key797
6 жыл бұрын
Áhmêt Dèéq hhhh wlhi badownimo aya lafaha ka gashay nacasow dadbaad gaalo ku tulmaamaysaa
@somaliduwaanuxuus1898
8 жыл бұрын
kkkkkkkk wanaa seedigaaaa
@Saidvlogs195
10 жыл бұрын
qofka ilmasinada ah walagu yaqanaa cay xun oo afkiisa kasoo baxada wayo markiisi hore ayuu sixun kuyid adunka markaa dadka cayta maya waxan odhan lahaa layaab mali hidiin walaba mid uun wasidan kor kusoosheegay ilmasino ama akhlaqda ayaan ladin ku soobarbarin
@millatarijacaylgalay1531
7 жыл бұрын
yaab wllahi
@keysejama6406
8 жыл бұрын
hhhh qosol badanaa xabibtay cidagale kula haa
@khalidburalle4248
10 жыл бұрын
funny !! our somalian people need to learn somalian language ?
@sahra342
11 жыл бұрын
Hhhhhhh wee i ceebeyen wlhi reer baadiyo oo af engelish barteey waye :P
@bashirgolif7784
7 жыл бұрын
xariif waye
@mawliidhassan8348
10 жыл бұрын
waa khalad waxaasi waa khusuusiyaat maaha in dadka lanbaradooda laga waydiiyo sidan oo kale ah fadlan halaka saaro waxa la baahin karo iyo khusuusuyaadka
@nimcaanyuhaa2744
10 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh luuqadiiba way luntay taas ayaa u cadayn ah
@AbdiPianoChannel
10 жыл бұрын
waxay ahayd in uu number kusoo qoro warqad oo uu dhaho afsomali kusheega
@AbdiPianoChannel
10 жыл бұрын
somaliland puntland jubbaland xamarland dhamaan reer land iyo inta qurbaha kudulodow waa inakaa tiradiiba ilownay somali gumayse si fiican ayuu u wasay...maxaa lagula yaabaa reer djibouti markay faransiis iska dhigayaan...reer djibouti afafka qalaad waaba ku fiican yihiin reer waqooyigu englishka waxay kayaqaanaan tirada
@somalireader6743
9 жыл бұрын
sonmaliland xataa dadka waal waaln ayaa ingiriiska ku hadla ila arag kzitem.info/news/bejne/la2q1n-ihZSDhqQ runtii waa dad luuqadii caalamka bartay halka ay ree xamarku xataa carabiga ku hadlin!
@craxiin_key797
6 жыл бұрын
omar ahmed hhhh war hana caaayain xoolow dadaka yagoo nol is qarxinaaya ayaa ka daran kuwaan illahy ayaba waale hhh maran wlhi
@jeneralsooyaal3447
10 жыл бұрын
Jini af ingiriisibaa kujira Isaaq
@qarandoonjararaawi1995
7 жыл бұрын
waa yaab in somali ay garan wayaan afkodi qof marti u ahna u gartay
@ayaanayaan8643
7 жыл бұрын
qaran doon Atrasei
@kingkhalidliban674
7 жыл бұрын
hhh anigu reer burcan ahy ader hala yaabina habeenkibay iskiisad laqaane
@qalanjo1104
7 жыл бұрын
waa wax la ku yaqyaqsado
@wiilwaal4224
10 жыл бұрын
gumeystaha dhibku dhigay bal eega umad luqadoodii ka faanaya oo mid kale ku cararaya
war ninka carabka iska qabta, sheekada daarod iyo isaaq ayu so wada. loool (ps its a joke)
@guleet75
7 жыл бұрын
lol ciidagalee !
@KhalidAhmed-vn4nw
6 жыл бұрын
war sidee wax ujiran abdimaalik war dadka aqanto iyo dhaqanka suban ee somali ledahay miya xalkeda sidan marayo wlh fadhi mayalo
@moabdul6072
10 жыл бұрын
Carabka miyuu qayilaayaa.kkkk
@abdirizakhassan6570
8 жыл бұрын
maahn wax lagu farxo lkn waa wax laga naxo waxa u sabab ah wali in gumisigii falku rebay tagan tahay sorry reer burco iyo reer somaliland
@veedovf9
7 жыл бұрын
ceeeb baa ka dhacday
@farhanhurfe6107
11 жыл бұрын
Tangi kulaha wa yaaabay
@Mali2.0W
11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@rakiahassen7481
7 жыл бұрын
ceeee3b wyn aaalakh
@abdikarimabdille1180
9 жыл бұрын
Çç
@azlmcl198
8 жыл бұрын
ciida gale ku lahaa waan ka qabaa
@suldaannuurdhagacun
8 жыл бұрын
+Aizal Micheal waar wuxu muu ka jaro intaa
@azlmcl198
8 жыл бұрын
waa taan la yaabay waa ceeb waxaasoo kale
@suldaannuurdhagacun
8 жыл бұрын
aad iyo aad waa cawaanimo
@azlmcl198
8 жыл бұрын
waad yaabaysaaba markaasay waliba tv kaa ku sheegayaan
@suldaannuurdhagacun
8 жыл бұрын
walahi waa runtaa xisaabta ku darsoo waa caalami bay waliba odhanyaa
@ahmedshafi4909
7 жыл бұрын
caku reer somalilland arabtii xitaa waxay bareen qad iyo sigar hhhhhh
@sanayairani3237
7 жыл бұрын
Ahmed Shafi hhhhh waligeed by qaad cunayeen carabtu
@karreemofficial2920
6 жыл бұрын
Ahmed Shafi war carab ayagaa na barar qaadka
@keyzairjalal6490
9 жыл бұрын
Somaliland Ayaaaa Laga istcimaalaa Luuqada English ka Hadooo Rabo Quf Ku Sheego Numberkiisa Af Soomali Ha Tago Xamar Cadey Dhulka uu Kasoo Aas Aasmay Luuqada Somaliga
@KINGZ44four
10 жыл бұрын
lol iska amuus , come to muqdisho kulaha , do u think the reporter can walk around freely like this in xamar? do u think foreigners can sit in maqaaxi like that without fear in xamar? nacas foqul nacas , ugandise ba ku ilaaliya , free urself from AMISON , then invite people, but u cant even look after ur own security.
@kulmiye3069
9 жыл бұрын
somali iyo ajaanib kalkaal bal eega ninka uu leeyahay wuu ku guuleystay zero ayuu marka hore kusoo daray markaas ayuu yiri ku cesho
@somalireader6743
9 жыл бұрын
zero oo kalihaatay ayaad jeeda xataa haduu gabigiisaba qaldi lahaa waan siin lahaa jaaisada because of compare the other stupids
@omarnino5732
9 жыл бұрын
Xataa Hal # kaliya af Somali ha du ku sheego wuu u qalmaa .
@hamidyarehamidyare3811
8 жыл бұрын
+Omar Nino wlhi been kuma sheegin ninka somali miyaa waa maya hadii jab lambar ku sheego waa uu istaahilaa
@samirjama4258
10 жыл бұрын
sagagarkan ma wuxuu waraystaad wayday
@asimabdulazizsamale2025
9 жыл бұрын
عاااااار عليناااا 🙊🙊🙊
@amatalaahhussein4836
8 жыл бұрын
kawaran soomaali wayceebowday luqadii baa ka luntay
Пікірлер: 99