Kuweygaa SaaS ah, mahadsanid abaayo. Waa in aan baaritaan geeyo
@basrahaji8863
Ай бұрын
Waa run hpolrey calaamadahaas ayey leedahay afrika waa laga helaa bacreridaas
@user-cb7nm8og1p
Ай бұрын
Salaamu calaykum walaal waxan rabay inan Ku sheego in bacteriyadan in inantayda yar oo 8 jir ah laga helay ayadoo joogtay London, mana aha mid Ku eg Africa oo kaliya sidaa u ogow.
@Sadiyo1435
Ай бұрын
Waa sax walal waxaan kawadaa way u badantahay AFRICA
Пікірлер: 12