Maansha Alaah..in faraaciin nahaysato oi wiilasha iyo raga la gumaadayo Bal mar uun AAN Ku baraaarugno....aduunka in aan jinka la jahaadno ayaa naloo keenay soomaalina ayagaa is dhameeyay...deeto jinkii In uu na hogaamiyo ayaa ay naan war ka qabin
@mamayow
Жыл бұрын
Masha allah
@aminaosman1196
3 жыл бұрын
MaashaAllah tabarakalaah muxaadiro qiimo badan. Buugaanta aad xusteen haddii english lagu helayo in aad sheegtaan baa fiicnaan lahayd. Bulshadeena luuqada carabiga inta wax ku akhridaa way koobantahay.
@maxamedciise7889
3 жыл бұрын
Asc aad baad u mahadsan tihiin alle ha idika abaaluyo noo wada baraarjinta .
Пікірлер: 9