Wareysi xiiso leh weeye runtii wariyaha wareysanayaana waa wariye top ah runtii su aaLaha qaabka u weydiinaayo Aad baan idin salaamaya labadiina ✋🖤
@SukritiXasan
7 күн бұрын
BK wallaahi waa nin qalbi wanaagsan alle haku sharfo
@TheNasraabdi20
7 күн бұрын
Faadumo qaali waa raaliya dumar Masha allah
@HodanCarab125
6 күн бұрын
Waraysigii iigu horeeyey ee aan dhamaysto ❤ amazing. Mahadsanidiin team Miisaan TV
@hananloveandcaring
2 күн бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work
@muuseadan2294
7 күн бұрын
Mohamed Sicid Cabdi Bk waa qalbi wanaagii Oo qofa
@user-rx8vm7mt5b
2 күн бұрын
Bk shrf io krmo nolow libaax❤
@jdyexaashi7356
6 күн бұрын
Ninkani BK caadi ma aha, waa nin wanaagsan oo qaboow ,dabacsan daggan sababtuna waxaan u malaynayaa Xamartl iyo Koonfuti uu ku dhashay baa saamaysay, waayo reer koonfur way naga daggan yihiin haddaan reer waqooyi nahay ❤ intaana waa kaftan dee ii igu qaata😅
@Abdirahman-Koronto
6 күн бұрын
Masha allah alla haku karaameyo Bk waa nin qalbi wanagsan af macaan dabecad wacan abaalka bini adamkana yaqaano allahaku sharfo sxp waraysi dhinac walba ka dhamaystiran weye.
@zeinabhirsi6071
4 күн бұрын
My true legend 😊.Good speech 🎤.Stay together 😊 we are one nation 😊😊
@Dalmar66
6 күн бұрын
Bk Aad buu u qalbi wanaagsan yahay Illhey haku rumeeyo riyadaada
@SuugaanSafaari
7 күн бұрын
Waa taariikh xusid mudan runtii Mahadsanid Ahmed Shimaali.🙏
@ahmedshimaali2731
7 күн бұрын
Mudnid walaal
@samiiracabdi7400
7 күн бұрын
ManshaAlah sidaacda ayuu waramaya
@abdilahicabi
7 күн бұрын
Bk wasaradaha in lakala qaado wan ku raacsanahay
@abdihakim2158
6 күн бұрын
Masha allah bk wa nin qalbi wangsan o laabxaadhan
@KhadraAli-sr1rx
6 күн бұрын
Mohamed bk wa qalbi xabxab mar hadad aragti qof dadka wada amaana wa qof calool wacan Mohamed farxan nosobadi bila music hees odhan mayne suugan dhiigu gobo leyahay
Maxamed siciid bk sharaf iyo karaamo korkaaga ahaato❤🎉
@anzalalbii6700
5 күн бұрын
Masha allh bk wa qof wanaagsan ilahey raali haka noqde anagu hadi an reer muqdisho nahay cafis aya naga tahay walal niyad wanaagsan❤ walal share out ugu samey fb gaga ciwanka saxda bk halkana linkiga tiktok iyo fb uso dhig fbgaagana uso linkiyaada mahadaanid
@saciidadanali3554
7 күн бұрын
waa nin qalbi wanaagsan waan hubaa Hadii uu sheikh noqol lahaa in masaajidka uu joogo la isu iman lahaa Allah ha ku barakeeyo
@ilkacaselyricslyrics2723
6 күн бұрын
Waa nin gobanimo badan qalbi fican oo wadaniya alle Ha barakeyo
@gaandaa8852
6 күн бұрын
bk walaal qalbi wanagsan horay usoco insha allah khayrbaan kuu rajaynayaa,
@Maxamedkhayre-h9m
3 күн бұрын
Allaha ku xifdiyo
@Abdirahman-Koronto
6 күн бұрын
Wariyaha waxaan ku ogaysinayaa inadan fulin balanti aad qaday ee ahayd inad hoos so dhigayso ciwanka Bk
@user-rf9jh1qr5l
7 күн бұрын
Bk waa nin qalbi xaadhan masha allah
@Maxamedkhayre-h9m
3 күн бұрын
maxamed bk Aad baa umahad san tahy pro
@NasserHassan-xd2fc
7 күн бұрын
Axmed shimaali wariye fiican baad tahay Bk u fuli codsigiisii oo u soo dhig share outkii Barahiisa bulshada wax badan buu kuugu celiyey soo ii soo dhig Waxa uu aha wareysi xiiso badan 3 qaybood oon kala dhicin si Qalbi fiican baad u wada sheekaysateen Bk waa nin aad cidna diideyn qofkasta waxa uu lahaa wuu wanaagsan waana nin qalbi fiican
@ahmedshimaali2731
7 күн бұрын
Waan u fulinay walaal mahadsanid sidaad ula socotey
Bk waa nin aad u wanagsan aad baan idin salamayaa dhamaan
@axmedcali5072
7 күн бұрын
Maxamed bk waa xun xariira❤😊
@AZATH_OFFICIAL
7 күн бұрын
Dul iblaysku duufsaday Waa dad aan is qabanine Ninka dakharka geystiyo Digashada u sacabtume Isku darajo weeyi Haduu damaca qawani Dukaamayso kugu yidhi Ha ku faro damiirkaa Ina daaqday hilibkii Dadka ruuxa kuu xigay Danyaraha aradane Daryeel adiga ka mudan Ha sii raacin daadkee Wixii daa`in reebe Diintu noo banayneyn Adna dip uga joogso Ha dulmiyin wllkaa Fanaan hore ;Maxamed siciid bk
@Huuno_yare
7 күн бұрын
Legend😊
@user-ht3tx9px8q
7 күн бұрын
From bk odayga waad tuu jisay
@ibrahimdjama6109
7 күн бұрын
Maasha Allaah, waa haddal aad u wanaagsan oo dardaaran u baddan
@umuakram5275
6 күн бұрын
Bk Gobinimadii oo soconeysa wye❤❤❤
@user-mu2ql5su3w
4 күн бұрын
Qof sharaf Leh maxamed siciid Bk ❤❤❤❤❤
@sundusyasin2858
7 күн бұрын
The legends ❤😊
@mohdabdullahi3002
6 күн бұрын
Nin wayn
@user-dh2ci6fu6b
5 күн бұрын
Jamila wan ku faraxsan yahay inaad gabadhaada dhashey u bixisey Waayo wan fahmi kara wixi iga so jidan jaray heesahaga
@apthi-es4yw
4 күн бұрын
M.a
@user-dh2ci6fu6b
5 күн бұрын
Maxamad mubarak Allaha ku daayo in badan
@zafwaanbiixi3454
6 күн бұрын
Shere outka usame hdad warysigi ka dhmaysty abwan ninka
@suldaancaydaruus9352
7 күн бұрын
Nin wayn baa baryahan. Kala haystaa chenelka al fanaan xildhibaan bk
@ayanlecabdallemedia8649
7 күн бұрын
What a legend
@Zakhiya
7 күн бұрын
Bk qalbigiisa iyo wajigiisa farxada lihiba wey isu eegyihiin
@user-tt1om4ps1x
5 күн бұрын
Bk wLaalkaa jaamac siciid cabdi ayaanu saaxibo nahay runtii waxaad tihiin dad gob ah oo dun wanaagsan alle ha idin dhawro
@aminaahmes3228
6 күн бұрын
Msha allah ilahay riyadaada haku rumeeyo wll lkn heesah bilaa music ah ku so dadaal oo waxwalba leh jeceyl waano shiirigalin wadani kuli ah ❤
@Ahmedbubaal
7 күн бұрын
Muuqaalka dhan ba waxaa qaribay Logo-yinkan shaashada dhan haysta. Media soomalida badankooda waxaasa qiimo riday.
@siham3325
7 күн бұрын
Wadanka Malaysia iyo Dubai waxay ka taajireen waxaa ka mid ah Tourism iyo caalamkuba, Tourism ka iyo wax kasta oo wadanka dhaqaalihisa kor u qaadaya wa in lagu da daala, Muuse nacayb buu wadanki galiyay inti hore dhaqaale u keeni jirtayna ka eri, BK waa nin meel dheer wax ka eegaya Ciro maaha nin dadka kala faraarinaya ilahay isaga ha inoogu dhiibo kheyr na ha inooga dhigo
@subaydaibrahimessa6192
17 сағат бұрын
Sida muuse wadoyinka lugee kulha bk dhirigalinta cirro😅😅
@dekaltoss1129
8 сағат бұрын
War niyow ninkan waa bk waa miskiin dabeecad wnagsan le oo aan wax xumaan ah niyadiisa ku jirin runtii
@mustafeabdi6345
7 күн бұрын
Qalbiga wanaagsan lamagato
@user-yw7yh3dq9y
7 күн бұрын
7:04 Siyaasadan tagera qabyaladana wan necbahay😂😂😂
@siham3325
7 күн бұрын
Madax weyne in la taagera maaha qabyaalad
@WaxcusubCusub
6 күн бұрын
Maxamad siciid BK Aad BaN ku SalaMayaa Adiga iyo miisaan tv🔥🫡
@mahametfigoh.
7 күн бұрын
Next kaso dhig xil ex abwaan laab saalax😂
@CabdiqaniMahdi-vr3gi
6 күн бұрын
Goob quruxbadan iyo waraysi quruxbadan
@abdinasirhashi3588
5 күн бұрын
123 ayaa iigu taala😂
@ahmedtoosane6141
5 күн бұрын
❤❤❤❤😂😊😊😊😊
@NasriAbdullahi-bq6zg
6 күн бұрын
Bk Wali niyada ayuu fanka kajecelyahy 😂
@abdirahman_isse
7 күн бұрын
Wlhi midhaas shirkadaha ishuu ka riday BK. Shirkadahan ganacsigii oo dhan, ilaa xamaalkii iyagu iska leh wa in dawladu la xisaabtantaa oo dadka fursadah lo kla qaybiyaa
@Burco.
6 күн бұрын
DAHABSHIIL TAMAADHO KA GACNAGSANAYA AYUU ARKAY
@Hadari10
7 күн бұрын
Waraysi qiimihiisa leh shimaali iyo bK
@walicadde1554
7 күн бұрын
Waraysi Qiimo badan Shimaale
@user-ul7jg4ew4e
6 күн бұрын
Zxp soo qabo cabdi hani xaashi cabdi
@user-fs6vf8ck8p
4 күн бұрын
9
@abdirahmanarab7010
7 күн бұрын
Masha allah sxb waraysida noocan ah aad baa ugu fican tahay dadka wax ku oolka ah ee bulshadu wax ka faaiidayso sobadi. Abwanku waxaa uu tusaale unoqon karaa kuwo badan oo hadda ku ibtilaysan heesaha musica.
@DalxeAbdirizak
6 күн бұрын
Odayga ciwanadisa ma uso dhigdid
@dekaltoss1129
8 сағат бұрын
Lkn waad naga ilawday ciwaan kii bk kaliya dantaadii uumbaad ka dhamaystay lkn tiisii waad ka tagtay sorry
@muuseadan2294
6 күн бұрын
Calool baan kayd lahayne Maxaa Cosob layna daajay
@Gudhuudhe058
5 күн бұрын
Beenaale ma adaa qabyaalada neceb laxyahay
@albertoyahya
6 күн бұрын
bk keeyaw madaa dulmiga neceb barigaad asma love ku dhacday dubai ma xasuusataa aad lacag tii showga ka cuntay
@nimcosuldan7371
6 күн бұрын
Adigu akhiiro maku cadeynaysaa
@najaadmaxamuud8099
6 күн бұрын
Waa ibnu aadam gefkuna waa dhacaa balse hada waa uu ka faraxshey walaashina hadey doonan wey is cafiyeen ee adigu ka dhex bax
Пікірлер: 80