Abwaan sharlaawe nin dhalinyaro high level IQ ah baa tahay guulayso.
@fartunosman3503
13 күн бұрын
Madaxweyne saciid oo kale ALLaha ha inoo hafido
@fatimaelmi1038
6 күн бұрын
ka soco wa xanuunsan yihin runta dhinta walal
@fardowsawarsame1739
3 күн бұрын
ASC ABWAAN SHARLAAWE WAA KU SALAAMEY HALYEY GEESIYA RUN SHEEGA XAQA KA HADLA WAXAA TAHAY DHALIN YARADA SOMALIYED EE CAQLIGA SALIIMKA LEH EE AAN U BAAHANAHAY ILAAHOW ADOO KALE NOO BADI AAMIIN
Geesi ubaaan ku dhihi karaa abwaan waxaan kaloo ku dhahaayaa waligaa ahoow run sheege lakiin aaad ha uga badbadin si aadan mucaarad aadan u yeelan kkkkk
@wanaagmixedchannel
5 күн бұрын
Mash allah❤
@user-le9lk5fw4y
13 күн бұрын
Mahadsanid abwaan ❤
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
13 күн бұрын
Waa saxa
@Abdihafid143
13 күн бұрын
Wllk horay u soco
@Abc-sp6gc
13 күн бұрын
maasha Allah waxaad tahay Nin illaahay xagiisa ayaa lahaa siinayaan guusha allaha kuubarakeeyo daacadnimaa aduun iyo aakhiro ayaad ku faaiideysaa deni. Waa somaali waa Nin beezaani ah oo dalka ku koray waa Nin soomaali nimada kufaana
@xaliimomaxamed1564
13 күн бұрын
ma shaa allaah abwaan sharlaawe guulayso
@user-ik1me7kr8f
13 күн бұрын
Anigu waxan jeclaanlahaa wadaada in maxad lagadhigo. Sh mustafe Sh jabuuti. Sh umal
@mamamuslim1003
13 күн бұрын
❤❤Waarunta casal
@ABDALLEMUUSE-hq6oy
13 күн бұрын
sax
@sheikhladan2160
13 күн бұрын
Asc maandhow dheg jalaqsan ha udhigin hore u soco ilaahay ayaa kuu og ,wanaag Allah ayaa laga sugaa
@MomoMomo-jl8gt
13 күн бұрын
Qofki qof waxtars wantagerana
@fardowsawarsame1739
3 күн бұрын
WAXAAD TAHAY CAAQIL IQYAARA WAANA KA HELAA ARAGTIDA DHEER HANKAAGA SAREYA EE MARAN XUMAANTA ANIGU KUMA AQAAN BALSE WAXAAN KUU AHAY TAAGEERE EE ALAHA KU XAFIDO AMIIN YAA RABI
@zaytum
13 күн бұрын
Somalida badankoida waa maangaab markii runta la sheego ma rabaan oo qabiil ayaa lafaha ka galey oo iskuma quuran horimarka walaalkoid gaaro ama uu wax fiican sameryo
@fawsiyaahmed7749
8 күн бұрын
Waxaan nu uu bahnahay dhalinyaro adokhale ah wan kutageera horay usoco.
@abdimohammed7522
13 күн бұрын
Abwaan, waa asiibtay...xaqiiqda ayaadna ka sheegtay.." Wallaahi madaxtooyadiisa waxa ugu tegey ciyaal hawlwadaag ama ceel Hindi oo qof ka maqnayn qof walbana , soo dhoweyn iyo sooryo ayuu kala hortegwy. Mida staff kiisana waa saa u sheegtay oo waa Soomaali weyn.. Bal mar waa innaad Gorowe ugu tagto oo barnaamij kasoo diyaariso....
Deni waa u mahadsan yahay wuuna istaahilaa madaxwayne qaran lkn istaafkiisa kama warhayo Lkn waxaan hubaa in caleemasaarkiisa uu ku soo casumo soomaali kala qabiil ah oo reerkasta ku jiro Uunana u kala eegin da iyo qoos una qofwalba ku soo dhaweeyo magaciise iyo munsadkiisa. T2aad alle waxaan uga baryayaa in soomaali qabyaalada ka baabi,iyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abwan hadi alle laga baqayo dani wa siyasiga somalida ugu fican wakhtigan,!mamulkisana waxbu uqabtay ila hada xoolo arursi ama hanti dadwene laguma hayo inu qatay!,waxa ad shegtay wadku saxabtahay!#
@gobeyluul1122
13 күн бұрын
ABWAAN DADKA MAANGAABKA AH HA U BIXIN HORE U SOCO
@AdenismaelIgal
13 күн бұрын
Farid
@-fy8ff
10 күн бұрын
Waxaa thy nin wax garada sxb
@SafaMarwa-ww8wc
13 күн бұрын
Caasimadana. Garoowe haloo raro
@AmalAbdirisakMahamed
12 күн бұрын
Frm boqorka darooood ma rabno eeeed qurun Somali
@ismailibrahim2376
13 күн бұрын
#Abwbaan_sharlaawe kuwa kudhaliilaayo ma ogo miyaa oraadaadii caanbaxay Ee adeer qoriga gadhiibin iyo cudurkaas halka aad kajoogto sxp waxbo ha iskudaalin howshaada lawado
Somalidu mj wa yaqaniiiin boqortoooyo inay yihiiiin wa yaqaniiin Balse ma yaqaaaaniiiin tariiiikhda reeeerka leh Saciiiiiiiid firkiiiiiiiisa soooo barta marka hore Sinji dhaqan uma laha inay laaaluuuush bixiyaaan
@sheikhladan2160
13 күн бұрын
Be free for your opinion
@MohamedMohamedYasinJama
13 күн бұрын
Maxaad ku cadaynaysaa deni istaafkiisa in laga helayaayo somali oo dhan halkaas naga hubi
@Airdrop_information
Күн бұрын
Hawiyaha kaliya Garowe jooga waa staffkiisa 😂waa a run
@geediga.hayaanka
13 күн бұрын
war si fiican u xayeesii dani zinzibaar beenaale fooqol beenaale dani maa soomaali soomaali dhalay war dani qanja weyne waa zinzibaar taa ogow
@dilara-jj5yj
9 күн бұрын
Oooy dee 😂😂😂
@QANSAXGAMER
11 күн бұрын
Siyasi ma intasa ka taqanaA dani ki maho Ethiopia u fafakanayo😂
@dilara-jj5yj
9 күн бұрын
Ethiopia vila somalia joogta😂
@AhmedDaud-fd6vn
13 күн бұрын
Waligay Kumar arag,laakiin adigaa is sheegay in aad dhabayac yar tahay., nooloow waryaa.
Hadaadan Putland hal qof oo nidaamka dowliga ah Ku jira aadan ka aqoon see Ku ogaatay in ilaalada Siciid Somali oo dhan laga wada helaa ? Intakale waa wax jira sida in Somalida negative imagination Ku badanyahay.
@@AmalAbdirisakMahamed dadka ree Puntland aa xun maba dhihin Somalida kale ay lamiyihiin kama duwan Bosaasado aa sheegeene waa meeshii qoyska ma dhibaanka ah mudaan dheerayn madaxa looga istaagaayey. Somali dadka xun reer walba iyo deegaan walba waa joogaa .
@dilara-jj5yj
9 күн бұрын
@@dahirsharifabdi9446wixiii dhibaateeyey xgeeee ku danbeeyeen 😂😂😂😂 soo baar kuligood 5 yrs by soo liqayaan maanta qoraxda ma arkaaan orod xaarka qufo iyo qashinka iyo qabuuraha
@MtfLibax
Күн бұрын
Beenaale niman harti ahayn istaf uma ah raxanweyn iyo hawiyana gole deegaan waxba kumale
Пікірлер: 69