Nice video and lovely music! Wishing you many blessings, happiness, abundance, good health, long life, love, and peace of mind. Thanks for sharing🙏🏽💜
@Jannahkhali2
14 күн бұрын
💜
@madiinaahmad2683
12 күн бұрын
Aamiin yaa rabbi
@UgbadomarYusuf
14 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@mapaacha4552
11 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH Balse waxaagi iskadhig wax privetka ah, odegaaga iyo caruurtaadaba ilaali meel internedka ah ha soogelin, waayo soomaalida qaarkood waa dad xaasidiin ah oo qofkale wax uquurin. Mahadsanidiin adiga iyo odegaaga & your lovely family. 👍
@Jannahkhali2
11 күн бұрын
💜
@Ryn20011
9 күн бұрын
Hore usoco abayo vlog ❤
@shantagees9425
9 күн бұрын
Wish you a long happy life together.. don’t mind what people say, enjoy your life, inaad noloshaada soo dhigto wax dhib ah ma leh, dadkeenu wax la qariyo bay iyo nolol quruntay baan faan moodaan. You are beautiful together. ❤️🇸🇴
@Jannahkhali2
9 күн бұрын
💜
@MohamedHassan-yt6wj
Ай бұрын
Habo l came across your picture in the internet people were saying some bad things cheap and clean ignore habo last but no least . Don't put your husband internet and your child as well اللهم بارك❤❤❤❤❤
@Jannahkhali2
Ай бұрын
Insha allah thank you so much
@mapaacha4552
11 күн бұрын
Soomaalida intoodabadan qalbiyadooda waxaa kabuuxda xumaan iyo xaasidnimo iyo iney dadka iskacayaan oo aysan shaqo kulahayn siiba gabdhaha soomaaliyeed ee qaba qofkale ah ee aan soomaali ahayn, balse waxay soo dhoweyaan ninka soomaaliyeed oo qaba garkale ee shisheeyaha ah iyo caruurtooda…..waxaas oodhan waa Cusurinimo ay soomaalida qabaan…….adinkaba ufiirsada arrintaas oo ah caruur ay dhashey gabar soomaaliyeed iyo nin shisheeyaha ah, waxay qiimeyaan xaaska shesheeyaha iyo caruurteeda….waana runti arrin aan kayaabey ee soomaalida kudhaqmaan oo aan dadkale laguarkin. Mahadsanidiin
@Kawtharahmed88
5 күн бұрын
Keep going Abayo ❤
@asmaaxmed1988
6 күн бұрын
Masha Allah 💓 ❤soo beautifully 😍 routine noogu soo dhig io vlog yo io waxaybo kle io saad isku barteen sorry
@fofoomer7557
9 күн бұрын
MashaAllah ❤xabibti
@antonioshafii1819
9 күн бұрын
Keep going ❤abyo
@user-kp3sf8jj1f
2 ай бұрын
Mansha Allah tabarak Allah xifdullah abaayo mcn ❤❤❤❤
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
Thank you
@umuanzal81
11 күн бұрын
Marki igu horese aan arko chanalka so dhwowo sister
@fadminaabdi3163
16 күн бұрын
Masha Allah family Quruxbadam ❤❤❤❤
@Jannahkhali2
16 күн бұрын
💞 thank you
@fartun9503
16 күн бұрын
Amiiiin
@markaawimarko3710
2 ай бұрын
Mashalaah xabiibti family quru badan aya tihiin ❤
@Jannahkhali2
19 күн бұрын
Thank you 💕
@user-yi2dx6yv3n
16 күн бұрын
Raga somaliyeed waa gabteen hablihiinii wax walba waa u loogteen intaa qori la ordeysaan
@fartun9503
16 күн бұрын
Thanks Abaayo❤
@aishamahmud207
2 ай бұрын
Mashalh welcome KZitem ❤
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
Thank you abayo
@IsmailIsmail-sk4ox
Ай бұрын
Naag somali India xitaa waa guursaseyn willh yaab waaye
@zaniratiger6934
14 күн бұрын
Maxaa dhacey uma bannaana miyaa haddii uu muslim yahey ceeb ka xishooda inanka ixtiraama ama afkiinna ka ceshta guurka islaamka dhexdiisa waa xalaal .
Haddaa Ma Soomaaliyaba Niman Leh? Waxii Ajanabi Ah Waala Guursan.
@samowsamale3490
10 күн бұрын
Ragga nooc walba way guursadaan haddii uu muslim yahay waa gayaankeed dhib ma leh
@nacimomoh9675
9 күн бұрын
Dhiiga deji😂😂
@zamzammohmud9961
16 күн бұрын
Waa marki igu horeysay oo arko soo dhawow xabibti ❤
@Jannahkhali2
16 күн бұрын
Welcome abayo
@Farha-uj7ur
4 күн бұрын
@@Jannahkhali2abaayo intee kajogta india aniga hyderabad ayaan jogaa
@sakiamino1261
16 күн бұрын
Masha allah allah ku barakeyo jxaji adi
@JackChit-pv3dj
10 күн бұрын
Ilahi ka cabso walaley niin somali ah miyad waysaii?
@egalfatma3217
8 күн бұрын
Go ahead habibty
@abdishakurl8981
10 күн бұрын
Masha Allah Guuleesta walale❤❤❤
@maryanalawi325
2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
❤❤
@Hayatinadh
Ай бұрын
😍😍😍
@inaxaajicumar4010
14 күн бұрын
Masha allaah❤
@user-we3jl3zf9t
19 күн бұрын
Maasha Allaaah ❤ apyo waligaa nolshaada si full ah inta ha usoo galin
@Jannahkhali2
19 күн бұрын
Insha allah 💕
@nuriye555
16 күн бұрын
Waa gabadhii igu horaysay aan arko oo nin ajinabi ah qabo hadana Asturan qof sharaf leh u eg wiilasha soomaaliyeed na aan waxba ka sheegayn reer keeda ku eg. noloshaada oo dhan Tiktok lagu ma soo bandhigo wall xooga private baa la Yeeshaa xaajigaadu nin akhlaaq leh buu u eg yahay guri barakysan insha Allah
Maxaad hadda soo gudbisay oo cilmi ah midda kale gurigaag inaad private ka dhigato ayaa fiican
@abdulsuleiman4279
8 күн бұрын
Asalamu Aleykum Ilahay ha ku sakhiro waxan nin somali ah o ku noola wadanka mudo badan. Haweenka Hindida waa gob lakin Rag maleh.Hindi.Pakistani iyo bangaladhsh.haweenka waxay ku sameeyan Abuse ka ugu xun.dhaqankood.naagta saliid kakareysa ayay ku shubaan qaarna way gubaan.maleh seedi iyo xidid.reerka wiilku ka dhashey aya noqonaya cadawgaaga kood.Hadad will dhali waydana wa kagu gawrici
@maryanabdi1498
2 ай бұрын
Abyo alha idin barakeyo❤🎉
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
Thank you
@fartun9503
16 күн бұрын
❤❤🙏🙏🙏👍👍👍👍
@Kawtharahmed88
5 күн бұрын
❤❤❤❤
@fatimaelmi1038
16 күн бұрын
Abayo wa ku taageereena. Up insha Allah first time an arko
@Jannahkhali2
16 күн бұрын
💞thank you
@zaniratiger6934
14 күн бұрын
Aawey afurkii miyaaneey kuraas qado oolin inantaay ma wanaagsano in lagu afuro ama lagu cuno raashin taagnida waa waano waalid .
@user-tl1sm4ui5w
2 ай бұрын
Volga noo soo duub ❤
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
Diyar ❤️
@bushrabella8176
2 ай бұрын
😊😊
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
❤
@fartun9503
16 күн бұрын
Xajigda wa Qurxlow Masha Allah👍👍👍
@ahmadyusuf3360
15 күн бұрын
Qurx hindi ayo u yahy lkn qurxi wa diin
@aliisse3397
20 сағат бұрын
Kkkkkk Handi iyo qurux kala dheer Walaal Laakiin gabadha allaha u barakeeyo qooyskeeda
@user-jv4yn1uf5d
2 ай бұрын
isninti bilawnay maanta waa 3days alhamdulilah
@Jannahkhali2
2 ай бұрын
Some waye
@user-ij8ge4hm9n
Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Jannahkhali2
19 күн бұрын
❤️
@saxansaxo5081
15 күн бұрын
Naagaha Somalida wuu icaawiyaa cuntada uu ila kariyaa ilama uu ii haayaa maxay u wada dhahaan? Naa waa gurigiisa iyo reerkiisa ee kama xigtid taas ogoow.
@senioritanaema2727
11 күн бұрын
Nimanka soomalida ayaa laga helin intaas o hawsha guriga marti ka ah saa darteeda markay ajanib guursadan o caawinaya ugu farxayan🥰
@mariyacali6541
3 күн бұрын
raga somalida ayan sameynin ceynkaa
@habibaali2400
14 күн бұрын
Masha Allah my sister 🤲🫶♥️🫶🥰💯👍👑🌹👏👏
@ahmednur9383
10 күн бұрын
Wax kasta way guursadeen 😂😂😂
@xaawogine9422
7 күн бұрын
Somali hablihii wey dhakhaahkeen hi Diyo. Ayay. U shiiraden
@cabdicasizabaadir
6 күн бұрын
hindida lowska iibisa ayay guursatey
@user-fb7or3ej2g
10 күн бұрын
Taagni??
@user-dy3rz2cp4x
17 күн бұрын
m.a❤
@user-eq8fx5he9t
6 күн бұрын
Waxan rajeynaya in sida wiilasha somalida ah ookale fiicnan doono
@mama2210_
Ай бұрын
Waa maxay ninka afurka ka hor wax sii cunaya
@Jannahkhali2
Ай бұрын
Was qati afur lol 🤦🏽♀️
@faaaduma6876
12 күн бұрын
Maxaa adiga kaa galayna??
@aliisse3397
20 сағат бұрын
Qofka suuasha uga jawaab Hadii kale ka aamu Waa Xushmad daro maxaa ka galay in aad dhahdo
@SacdiyoIbraahin-qr3tm
14 күн бұрын
Abayo hinfiyo miyad jogta mise
@Jannahkhali2
14 күн бұрын
America 🇺🇸
@user-re2ms1jm8i
12 күн бұрын
😂😂😂😂 hinfiyo waa maxay
@AtrueservantofAllah
7 күн бұрын
Ilmaha dhasho Somali ma ahan btw qeyr ayaan ku rajeeyna
@Z.Nuriii
6 күн бұрын
Somali wayee sababra hooyadoo wa Somali, hassid ha noqoon! 😆
@AtrueservantofAllah
6 күн бұрын
@@Z.Nuriii Somali nimada mexee ka ii maata Abaha. Ilmaheeda waa dad ajanib ah oo Somali eheen
@Z.Nuriii
6 күн бұрын
@AtrueservantofAllah Qabiil wayee, lakiin hooyada hadi Somali wayee caruurtood half Somali iyo half Hindi ba nooqoneya. Raaga Somali hadi caruur ajnabi haysta afkooda ma bareyaa lakiin nagoo Somali caruurtood afka iyo daqaan ba beey bareyaa hayee ya Somali ficaan hadaa??? 😊
@AtrueservantofAllah
Күн бұрын
@@Z.Nuriii Adiga liberal ayaa tahay hahaha waa og tahay Somali da Qabil ayeey isku gartan hadu Abaha yahay ajanib Somali matihid xita Hadi hooyada luqaada Somali Ga ku barto. Somali nimada mexee ka imaata Abaha xita Hadi hooyada ajanib ee tahay 😉
@Z.Nuriii
5 сағат бұрын
@@AtrueservantofAllah Waad qaldantahay! Somalinimada wa dhiga, qabiil ma aha! Hasid haa noqoon. Nimanka Somalida maa jecloo hadi dumarka Somalida guursatoo ajnabi. I know that 😂
Kkkkkkkkk Naag soomaali nin ajinabi raqiisnimo iyo madiido ayeey tahay. She is a cheap and clean 🧽
@Beingme541
11 күн бұрын
Soo Muslim mahan maxa Ku jaban
@meyremeyre8078
11 күн бұрын
@@Beingme541 muslim ayee ku orodaa war ajnabiga dumarkooda sidaas raqiis uma aha dumarka somalida waa kuwa dunida ugu raqiisan waxaa London ku arkay dumar somali masaajidka iska qoray nacalaa xaliimo ku taal iyo adiga walashaa iibi jiray abaha ku was
@Beingme541
11 күн бұрын
@@meyremeyre8078 ceyda iceysay hortada kahel marka xigga guur ajanib gormu danbi noqday dumarka ajanibta we guursadan jinsiyadaha kale maxa Ku Suray adiga oo kagalah wuxu Ilah baneyay ma didikarta wala gursan waliba majority we gursan nomankaba we guursadan dumarka idnka me cabiid idin yihin
@Beingme541
11 күн бұрын
Muslimkasta wala gursankara report Ku orod
@mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
11 күн бұрын
Hindida xoolaha cabuda timahoda cabuda sided ku muslimisay
Пікірлер: 130