Quruxey Gabdhaha si fiican ayaad u waanisay , kuwii waanada qaata allaha ka dhigo 👌👌✌✌👍👍👏👏.
@user-ek6fo6pr4c
21 күн бұрын
Taladaada waa igu socotaa rumiyeey bilaa xisaab baan Bixiyaa anaa shaqeysto waa in aan xisaabtamo thanks
@farxiyofaraxsanfarxiyofara1423
17 күн бұрын
Maasha allh
@user-kn5sh2wx5l
19 күн бұрын
Aniga waxaan Aad ugu qoslaa markii hore dhaqale waxaan u aqaanay on wax la yar yareeyo faqri dhuunta la is qabto lakin Maba u fahansaneen adoo baahan waxaga kala qorshee oo biilkaga bilaha ah Jalmar adeego waxaga qorshee inta ku dhigmi kartan ha yareysan meel dhig walahi saan wax u fahansana iyo hadda waa kaaf iyo kala dheeeri tan kale deynta in waxa i burburinayo an waxba ka qabsan la ahay ma ogeen ileen waxaagi hada kala qorsheyn qasab deyn ayad aadeysaa deynkuna si fiican dhulka kuugu jaraayaa waah waah naag adag kartida iyo caqliga tips waa heybad Allah bixiyo anigu Maba aqoon
Masha Allah Wll Ra Ayi Aad uquruxbadan wayi Barakallah Walashay Alla Ku Xifdiyo Talo KaleNa Nogu Dar
@umua3483
21 күн бұрын
Masha alah walashey ruumi talo wad nasisa jazakalah ❤
@user-kn5sh2wx5l
19 күн бұрын
Masha allah boqoradii haween caqli waa lahaa waana jeclan jiray inaa wax qabsado lakin ma aqoon meel la iga jiro like qof wareersan malintaa ku arkay waxaan Kaa faaiday fikrado aan dhihi karo waa kuwii ugu dahabsanaa in Life walahi routinada waxan ka jeclahay dhaqaalaha Saad u fahansiiso dadka waxana dhihi karaa tallant Aad leedahay waa dhaqaalaha
@MadinoJimcale
20 күн бұрын
Mahadsanid quruxèy
@user-ml3fr7fr9o
20 күн бұрын
Abaayo horay usoco ❤❤❤❤ waan ku gu xirnahay subixii canjeelada markaa dubayo waa ku dhagaystaa. Wax na waa kaa faa idaa .
@iqrahcadey1068
21 күн бұрын
Ruumi wlly maante video yashada igasoo horbaxooyo wlh ani maa igu socotaa wanba kaa shakiyee😂😂😂
Пікірлер: 50