Ayaan qurx safar ahaay alxmdu meshan usocday nabad tahy alla maaxaa kuleela caawa masa hool aduun iitaal biri alle nabad ha igu gaar sii yee alle ha iifudeeyo
@fartunadamchannel1971
Жыл бұрын
Ayaaney shekadan camal hada kahor ayaa nogu shekeysay nafso masha allah allah haku xafido
@fortuneomar2486
Жыл бұрын
ayaaney qisadan hada ka hor wkazo sheekesY ah umaleena❤😊
@asmaamohamedomar1227
Жыл бұрын
haa aniga xitaa saas aye ila noqotay sida ina shekoyi ka ayaan xafiday saasay tahay dhagaysigoda wa ku shaqeesta Allah yaxfadk ya xabbt❤🎉🎉❤
@fortuneomar2486
Жыл бұрын
@@asmaamohamedomar1227 anikabo lkn shekadan waxa dhici dono aahba sheegayay kwran iyada lena ka maqle se ila thy bqolkiba bqol
@QUEEN-ic6ys
Жыл бұрын
Sidoo kale qisas channel hada 20k iyo kbdn ooba marooyaa
Horey u soco waad gaari doontaa hiigsigaaga iinshaa'allaah xabiibti
@fadmaahmed2315
Жыл бұрын
Ax ax Suhuur waa ladul miyaay Allah baa u hiliyaay wa qiso xanuun badan ma sha Allah tabaarakallh. Adeer keed wa ka nabsigu helaay . Nabsi ha layska ilaliyo . Aad iyo aad ban qisadan uga naxaan 😭😭😭😭😭🇺🇸
@maidoisxaaq
Жыл бұрын
😂😂War reer indha wa wena iska la kiciyo gabadha an 200kn garsino comon I.a🎉❤
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Insha Allah Waan dadaalaynaa xbbti❤❤
@mulkiibrahim5185
Жыл бұрын
Ficnn lèhda qofksto qof dulmiya in allah kaso jasiya adunydn wax barkda joga inta dadka dulmiya si xaqdra nabsigu ha shqya dhihi la.ha 🥺🥺wyo qlpigga wax ka dhax guxa iga rli noqda😢
@aishadahir1755
Жыл бұрын
Abayo huraa nuguso desay ayaney ❤
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Mashallah Allaha kusiyadiyo intas iyo kabadan inshallah
Salam alaykum Walaalo yaal muraad aan in badan sugaayey in uu Alle subhana watalla ii sahlo si fudud igu soo duceeya. Aniga iyo intii Muslim pp muuraad leh. Aameenta ii daha.
@idilmahomed
Жыл бұрын
Saliga nabiga ibraahimayada badso kaas ayaad waxkasta ku fududaynaye
@fertunali1007
Жыл бұрын
Alaha ku sahlo muraadkada qeyr haduu ku yahay hadii usan ku ehena alaha kusahlo meel ka qeyr badan
@QaaliCali-tr5ub
Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته صل الله عليه وسلم
@MowliidFaaarah-qu8zl
Жыл бұрын
Ayaaney please cartoon marabno ee adiga noosoofàdhiiso❤❤❤❤❤❤
@nimcocabdi3575
8 ай бұрын
Gabadhin iyadaanba sax ahayne ha ku daalina. Waayo qof la leeyahay wan ku furaa. Sii fadhiya weligayba may nana aragbee
Ayaaney qisadaan hore ayaa nooga sheekeysay mrkaad dhahday wiilkaa wax soo dilay way ba igu soo dhacday horaa nooga sheekeysay
@amrannuuribrahim4588
Жыл бұрын
New background waw
@ifraaxabdilahi2882
Жыл бұрын
Abayo qisadan horad nugu so daysy mise ana imaleyay
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
Wcs ayan ❤❤❤🎉🎉🎉
@fatumakiin1993
Жыл бұрын
War team ayaan goobdoon yaa ila arkay hordhaca muqalka qofkii noo soo bandhigay inuusan ayaan u ekayan kkkk kaftan waaye ayaan isbadal ku imaaday ilkaahaga abyo m.a ku jecliyaa
@xamdaqosol7898
Жыл бұрын
Wcs ayaaney xabibti🥰💯
@farhiaissahaji2878
Жыл бұрын
Ayaan hada ka hor aad noso deysay Ayaan abaayo taan
Пікірлер: 124