fanka Banaadirigu waa fan baaxaddiisa leh , se aad baa looga gaabiyey in la muujiyo doorkiisa, heestan waxay ku jirtay riwaayaddii "Kibirkii Beerta Karfan Saaray Jacaylka" Abwaan Axmedey Cabdigaashaan ayaa allifay way mahadsanyihiin dhallinyarada dib u soo qaaday si ayna xusuusteena uga bixin
@2766kaka
4 жыл бұрын
Aad Iyo Aad Walal Waa Runtaada In Laga Gaabiyey Fanka Dhinaca Banaadiriga. Waxa Cadeeyn U Ah Heestan Ay Soo Cusboonosiyeen IQRA IYO ALTEESO. Waa ku Raxeysani Kartaa Miraha iyo Musica
@nacimaiman
4 жыл бұрын
Wad loo filaa weli nool ♥️my favorite Song hadeey favorite song kuu tahay Like 👍🏿♥️👌🏾Alteso & iqra thanks ♥️👏🏾Aflaanta Studio thanks 👏🏾👏🏾
@zamzamhassan1889
4 жыл бұрын
Wad loo filaa weli nool maxa lakawadaa walal
@AliHassan-jn7gu
4 жыл бұрын
Somaliga miya kugu yar zamzam
@ajboy9738
4 жыл бұрын
hada naceb tahay dadka meshan magaca nabiga iyo illahe like kuradinayo like isaar😡😡🙏🤦♂️😓
@bishaarocooking4232
4 жыл бұрын
ĂJ Bóy anigane iisaar huuno subscribe
@kingwadani861
4 жыл бұрын
Heesta iyo labada Fanaan inee isla heesan aan sugaaye iqra yarey ft atlees maanta fanaanteyda iqra yarey hargab baa haayo allaha ku caafiyo iqra Amiin !!!
@abdulahiyare17
4 жыл бұрын
Magaca Abdullahi hadaa jeceshahay like iisaar noh please
Halkeeda ayaad dhigten #Altesta &#IQra yarey Best music #Cujeeri Cajami 100% Best camera 100% Best Eating 100% Best Style 100% Intaba Caadi ma ahan
@abdirahmaanbashiir1157
4 жыл бұрын
Wareerka Waqtigaa Keenayee Waree Aduunyo waayaheed Wanaag iyo or xumaa Wax kastaa la arkaaye Weer weerka Dhaaf😥😥😥 Waxa Aan dareemaayo Waa xasuus Aan Marnaba Soo laaban doonaneyn Hit Song🔥 iqra vs Altesta
@idilali2217
4 жыл бұрын
Heesaha noocaan loo qaado markaan dhageysto 😥😥😥aaiska kay qabato love isimportant💜
@mohamedahmed3063
4 жыл бұрын
Anigoo kawa la aan daawanaa alteeso legend heesta bartiisa ayuu dhigay iqra thanks fanaanad lajecel yahay
Kuwa Diinta iyo Rasuulka (NNKH) Like iyo Replay ku raadinaayo ayaa ka yaabay! Heesta in aad dhagaysato ayaad u timid ee Dhagayso hadii aad like iyo Replay doon tahayno iyada Reaction ka bixi.
Пікірлер: 332