Bal soo duub waxa ka socda meeshaa laynka bilayska iyo waxa laga dhisayo
@xasanabdi3013
4 ай бұрын
Wadada katimaada tiyaatatka weeyaan
@fdama
4 ай бұрын
I think Hargeisa has only 2 or 3 streets because I see the same places over and over again.
@lander2023
4 ай бұрын
The jelousy and hate is real. must be faqash
@januarySl2024
4 ай бұрын
Ciidan wadooyinkii qarisay ee soo kordhaysa ee daarihii bilicdii ka dishey ee viruska iyo hargabka laga qaadayo in la eegto maaha. Waa in talo qaran laga gaadhaa. Waxay u baahan tahay in malaayiin geed magaalooyinka lagu wareejiyo, laamiyadana dhir lagu safo. Waxa lagu berri karaa mashruuc iskaa wax u qabso !
@lander2023
4 ай бұрын
when you dont pave thats what you get, imagine the desk on the eyes of the people.
@xasanabdi3013
4 ай бұрын
Waar hadaan gartey waa aagayagii togdheet iyo sheekh bataawe iskuul
Пікірлер: 14