reer koonfurki cadiga aha aan la is fahmayn weye inantu kuwan baraha bulshada ka hadala afkoodi way iska iloobeen luqdii somaliland bay barten kuli lakiin sidasan la isuba fahmin koonfurta runta ah
@MustafeMuuse-ng2dh
3 ай бұрын
gabadhan wa iga qoslisay wa labo kale daran kkkkkkk
@NejlaMohmeth
3 ай бұрын
Dadkan masajidka un ba nga dhaxeya😂
@NasroMaxamed46-cm5dp
3 ай бұрын
Maxaa kawadaa
@wilwaal545
3 ай бұрын
😂😅😅 Garigaa mishaa mxaa kiNi
@sidiiqmaxamed-pg6nm
3 ай бұрын
subxananllah war reer xamarka Waxba kasiya
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
3 ай бұрын
Gabadha xooga dhiman dhiman aye u ektahy allh hacafiyo hade xanunsan tahy😷😷😷
@feysalcali9337
3 ай бұрын
Isaaq iyo Reer xamar wareerka adduunka turjubaan ayaa loo baahday . Fadlan qoraalka sax mahadsanid.
Пікірлер: 21