In magaciisa la bedelo caruurta ma ahan ama la qariyo runta loo sheego caruurta waan ku soo korsadey cidaas ayaa tahay marba hadii aanihii Oo nool yiri cidaas iyo reerkaas iigu raadi hadaan dhinto balanta iyo amaanada in sideeda loo guto ayaa fcn yaa umatu Mohammed CSW😢😢😢😢😢Alaah ha usoo sakhiro sahal bi sahal 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hawamohamed2377
10 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi 🤲🏼
@umuaisha6859
10 ай бұрын
Sax walaalo amaanada waxey rahy mayaqaanaan
@sadiamohamed15
10 ай бұрын
@@umuaisha6859 Haa jaahilnimo culeeyskeeda cirka iyo dhulka diidey Bani aadam ayaa qaadey wllhi ficilka maamada Oo odeygeedana ku raacey in magaciisa loogu daro intuu dhihi lahaa wll ina keen warqadaa ku raadinee marka hadii odeygii ka balan qaadey.Alihii isaga oofsadey baan inagana hortegi doonaaye. Alle ha cafiyo wax kasto waan iska sahla naa
@umurufayda5234
10 ай бұрын
Aflagaadada weyreebantahay
@sadiamohamed15
10 ай бұрын
@@umurufayda5234 wax soo baro inuu bani Adamku jaahil yahay Oo daalim yahay waa aayad Qur’aan Oo waliba ka hadleeysa Amaanada wax anigu aan iri ma ahan Subxaana Laah ibta aadan hadlin feker waxa aad ku hadleeyo.
@saharwafa7539
10 ай бұрын
Ilaahoo kurbaha ka qaad oo u soo sahal familkooda. Aamiin.
@Mustafa-ty8tq
10 ай бұрын
Waad helaysaa si dhaqso ah insha allah anigu waxan arkay nin sidan oo kale ku dhacday oo 40 kor u dhaafay oo ciyaal badan dhalay oo mar kaliya uun loo sheegay inaanu reerka ka mid ahayn ee qolodaas yahay ilaahay idimkii qoloda kalena isku dagaan ayay ahaayeen meeshu waa miyi dee waan soo gaabinayaaye ninkii waxa loo bixiyay naanays laba tolle waayo qolodii horena muu goyn oo wuu xidhiidhinjiray nin aad u bashaashana wuu aha ama furfuran. waad helaysaan insha allah sabra oo naftana khayr u sheega
@mohamed88466
10 ай бұрын
Ma reer miyi baa tahay zxp
@Mustafa-ty8tq
10 ай бұрын
@@mohamed88466 Haa reer miyi ilaa ka awoow adigu ma reer magaal ayaad tahay
41sano jir mamada way soo korisey wiilka waana wiilkeed runta iney u sheegto ayey aheyd waxaa wanaagsaneed in ay la raadiso ehelkiisa ilaahey ha u sahlo war ku farxaan allaha usoo yeeriyo
@fatimajama4838
10 ай бұрын
Abaayo illahay ha idin sahlo reerkiina
@deeqoolol4351
10 ай бұрын
Gobalkaas waxaa dagana dadkeena waqtigas dhinaca aabo hadana marxuumka isku cid yihiin Ayeeyo hooyo dhashay lakin way dhimatay hoyo ayaan la wadaagi doona insha Allah Yeed
@ji8698
10 ай бұрын
Masha Allah please u dhaqso
@shuceebcade5179
10 ай бұрын
Ilahey ha idin sahlo aamiiin mida kelle e taga yeed si aad u heshaan dadkiisa
@ilwaadAbdurashiid4631
10 ай бұрын
Si kastaba wan ugu samri lahaa oo kama takeen garabna Wan kuu siin lahaa raadinda reerkiisa Allah ha u soo sahlo reerkiisa yaa rabbi u fudeed 😢🤲
@shukraanmoha2239
10 ай бұрын
Masha allah gabadhaan geesiyadà meher labaad baa la siiyay wiilkana reerkisi waa helay alx waa farxad
@monerahashi2970
10 ай бұрын
Miyad taqaan walal reerka
@shukraanmoha2239
10 ай бұрын
@@monerahashi2970 haa wllo wiilkan aqaan
@asmamohamed4070
10 ай бұрын
@@monerahashi2970 eedaday zamzam ahmed waa qof karti badan
@fadumojama5716
10 ай бұрын
❤️💝Ilaahay reerkaa dadkooda how sahlo dad badan baan ugu diray. Waa idin heli doonaa dadkiina insha alaah
@maslah345
10 ай бұрын
ALLAHA USAHLO EHELKIISII OO NABADQABAAN (AMUURAHA ALLAHA SAHLO)
@ugaskawadanka2623
10 ай бұрын
ALLE ha soo dhaweeyo qoyskiisa khaladka hooyada korisay ayuu ka yimiid bargaas inay sheegto ayay ahayd
@qafijohirsi7662
9 ай бұрын
Ninkaas reekiisii waalaheley
@hawamohamed2377
10 ай бұрын
Alaahay weynaaye wuxuu yiri ilmaha ugu yeera Aabayaashood hadaad garaneysaan, laakiin jahli badan iyo duuruufo bay'ada oo jira baa hooyadaas korisey ku xambaartay Ilaahay ha ka cafiyo ajarna ha ka siiyo, reerkaanna Allaha u soo sahlo ehelkoodii.
@faadumocali7123
10 ай бұрын
WAXAY U KORISAY SIDA UGU FIICAN OO HOOYO ILMO U KORISO ISAGAANA GACANTIISA KU HAYA.
@mohamedfarah299
5 ай бұрын
ASC. Mamada xanuun badan ayay aragtay qof waa yeela oo lugaha laga jarey Usoo duceeya
@mohamedfarah299
5 ай бұрын
ASC masha allah gabadhu waxad moodaa suad meesha ay kasoo hadlayso 40. Iyo saaa id jir weeye Sikastaba ha ahaatee waa wakhti dheer iyadu ciday tahay maamadu cidaytahay lamayaqaan Lakiinse Ogaadeen iyo yeed. Wa lagu helikaraa ALLA ha fududeeyo AAMIIN
@SahrogeediMaxamad-pi7hb
10 ай бұрын
Bismilaahi waa wax adag
@fadumocabdiraxman9813
10 ай бұрын
Allaha u sahlo familkiisa runta ah
@mohamudhilowle8650
10 ай бұрын
Waxaan Allaha waaxidka ah ka rajaynaayaa, inuu u sahli doono ehelkooda iyo qaraabadooda sida ugu dhaqsaha badan INSHA Allah.
@halimacumar6683
10 ай бұрын
Ilaahay ha sahalo aamiin aamiin
@fadumajelle4212
10 ай бұрын
Ilmahaa iney cidisa la raadisey eheyd
@sahroali7203
10 ай бұрын
Allahu akbar alla swt hau sahlo ehlada la radinayo si fudud yaarabi
@sawdafardaale5309
10 ай бұрын
Alle waxan ka baryayaa sida ugu wanaagsan inuu idiinku fududeeyo insha alh
@user-mk9cu4dl5t
10 ай бұрын
Wcs rabi ha u sahlo ehelkiisa yaarabi
@munoqali826
10 ай бұрын
Allow caawi yaa rabbi Allow usoo sahal yaa rabbi
@khadramuse1218
9 ай бұрын
Yaa raxiim
@saidaali3879
2 ай бұрын
Wa la helley family wa nin weyn reer qardhood
@barlinosmaan545
10 ай бұрын
Reer cabdule million people baanqan inshallah share dhaha waalagelayaa 😊
@afbile1
10 ай бұрын
Cabdikaafi Cali nuur cabdi from yeed.. reer cabdule
Ani kenya jogaa ogaden rer cabdule ahay,mzee cali noor nin ladoho wujiraa but,ninkas kenya ayu kudintay,so maybe its adiffrnt person
@xaliimacali5595
10 ай бұрын
illaahayow u sahal
@xaliimacali5595
10 ай бұрын
@@shurealiim9996 abaayo waxaa dhici karta war biixinta in xoogaa wax ka khaldanyhiine oo dhimasho waa gaas dhicine bal raadi reer haasna in sikale wiilku u dhumaa dhicikarta
@abdikadirhaji6852
10 ай бұрын
@@shurealiim9996duqaa wuxuu ku dhintay lasareeti 1982 bey tiri odayga cali nur cabdi la oran jiray marka odaygaa kenya ku dhintay ma rer somalia buu ahaa gobolka bakool degmada yeed miyuu ka yimid?
WALAAL HOOYADAASI WIILKAAS WAXAY U KORISAY INUU KU KELI YAHAY OO KALE. NINKA DHINTAY UU MAGACIISA HAYSTONA INUUSAN ARINKAAS SAAS U OGAYN BAA LAGA YAABAA. WAA U HELAYAA REERKIISA, REER JECELNA WAA HAYSTAAYE GABADHAA QAJILSAN OO DAREEMAYSA INAY DADKU KU CAAYAAYAAN. WAA NIN KA FIICAN DADKA MAANTAY JOOGA.
@user-mk1gp2cw7o
10 ай бұрын
Koley aniga dhib uma arkeen ninkeyga hadey ku dhacdo oo waa uun ninkii laakiin asaga ayey xoogaa calool xumo kutahay
@user-rj8os6nk6k
10 ай бұрын
Ilaahow u soo sahal
@Qaalikassim
10 ай бұрын
Allahu agbaar wiilkan wiilkan marhoruu iso gadhey warkiisu
@user-fj5rt8cv8x
10 ай бұрын
Mash allah wala heli rerkisa wilkan wa rer xirsi rer warfa
@mogadishointernationaltrav1902
10 ай бұрын
Guul farxadleh
@user-xq5zy1dw5u
10 ай бұрын
Allaha u sahlo
@sidiabukar302
10 ай бұрын
Illaah ha uu so sahlo qarabada iyo walidkisa intii nool. Inshaallah.
@nasro7666
10 ай бұрын
Ilhay kusahlo abyo
@farisfaris7500
10 ай бұрын
Allaha u sahalo eheladiisii
@user-pe5dx4eu8z
10 ай бұрын
Allah so sahlo abayo
@aragsanyusuf605
10 ай бұрын
Insha allah wad helaysa ehehlkiini idam allah
@sahradiriye7241
10 ай бұрын
Ax allaaha raxmaanka jaliilki haw so dhaweyo
@zuu9985
10 ай бұрын
Allow u sahal 😢😢😢 wlhi abah murug ayu daremaya
@SALAFIYUN
10 ай бұрын
Maamada khayr allaha siiyo wey la daahday, Awoowgey oo dhintay 2010kii oo aad u xasuus badnaa oo ahaa taliyaha ciidankii yeed joogay oo reer cabdalle ahaa waa uu garan lahaa wiilkan. Hala sabro waa qolo balaaran inta ay isgaarsiinayaan aa waqti ah balad iyo baadie.
Subxaanalaah subxaanalaah maamadaas iyo ninkii qabey koriska ay koriyeen wanaagas waxaa ka daran dambiga ay ka galeen amaanadaas qof nool ah 😢 wiilka aabahiisna Allaha u raxmadee Allahana ka cafiyee isagana in ilmaha hooyadood oo muqdisho joogto in uu isagoo sakaraad ah in uu qof uusan aqoon ilmihii u dhiibo waxa ku kalifay ALLAAH ayaa inaga og laakiin waa qalad in ilmo hooyadood iyo reer abtigood oo joogo dad islaamed loo dhiibo ayagiina intay magacii ka badaleen iska korsadaan aawey diinteena islaamka waxii ay ina fareysay subxaanalaah Allahayow u soo dhaweey ehelkiisa waa qalbi xanuun runtii 😢😢
@hawoqaxiye4357
10 ай бұрын
Waxay tiri wu safrayey markasu xanun sadly cisbitalki u yimina markay lahadashay oo ushegay in la dawaynayo elmahana wax ka qado uu rabo Bay ka qabatay ee mesha kuma jirto hoyadi in ay tahay reer Xamar uu cunuga kala tagayo qabil kastay ahaan kartaa
@xamdidaahir-il9ml
10 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@alisayidmohamed2513
10 ай бұрын
alle ha u fududeeyo waxaan jeclaan lahaa in nagaalada yeed oo odaygu shegay inuu ilmaha geyni rabo la tago halkaas baa ugu macquulsan in laga helo cidii.
@mogadishointernationaltrav1902
10 ай бұрын
Mashalaah
@ardoyusuf6649
10 ай бұрын
Mashaallah
@RamlaAhmed-ht9lx
10 ай бұрын
Samsam wll alle ha idiinsoo sahlo kurbadana haydinka faydo
@sowdobiryar5463
10 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@iqraaden8514
10 ай бұрын
Alaha usahlo
@fouzifouzi3393
10 ай бұрын
Waa xaas wanaagsan oo sowjkeeda garab taagan. Aabihi dhintayna Allaha u naxariistee aad buu u dadaalay oo inanka abtirsigiisi oo dhamays tiran u qoray. Wax walbo waa qadar ilaahay balse fiicnaan laheedaa xilliguu guursanayay oo arinta buuqa ka dhashay hadii ay hooyada korisay u sheegi laheed runta? Allaha hadana u sahlo ehel balaaran ayuu ka dhashay waana la helayaa.
@hawohosh9198
10 ай бұрын
Walee xisaabaa jirta mar hore iney sheegtay ahayd
@ah3069
10 ай бұрын
Howshaas reer Yeed ayaa laga rabaa in eey siwacan isu gaarsiiyaan maadaama magacii iyo qabiilkii oo dhamestiran lahayo oo lasheegay Reer YEED yaan laga seexan dadkaas waa family dhan oo buuxo dadkooda in eey helaana waa u muhim wallahi😢
@fadumaali9085
10 ай бұрын
Ilhay ha usahlo familjen dadkoda ka mQan
@DiiriyeAbdi-xh8ms
10 ай бұрын
Waxbo madareemi karo maxow uga baahan yahey miyey wax siiyaan sow masha qeysto
illahaya ha idana sahalo familkina abahina inshallaha wada helinsa rabi ha idana soo fudeya inshallaha faraxada waye idana dabesa Abdizaz adiga illahaya qeera ha idana siya
@fardowsaqaali7610
10 ай бұрын
Allaha usahlo
@hassankaafii6943
10 ай бұрын
Familkaas waa la yaqaanaa magaca ay sheegtay haduu run yahay . Reer Nuur Cabdi waa Reer Yeed waa Ogaadeen Maxamed Subeer Reer Cabdulle Samatar Khalaf, cilmi samatar, reer Midib, Cabdalla Nuur, Reer Xassan Isaaq. Cidaas inuu yahay ayaan u maleenayaa waa reer yeed markii iigu dambeesay
@jalaqsanerash9047
10 ай бұрын
Rer Abdille wa dad ad ufara badhan oo Mel walba lagu arko marka m.a ilmaha iyo abahood hadiiba laga garanayo ee ciyalka iyo ninka dale rerka haloo geeyo .
Пікірлер: 206