Masha allah macalinkayga dunida ujeclahay ilaahay haku jeclaado teacher
@jamaahiirwase
10 ай бұрын
Maansha Allah ! Somalia ayaa Hubkii loo Fasaxay! Purge ! Purge !Purge Way uu Dhamaatey dadki Afka duubna Iyo Dad kale oo aan Ogahay! Hamblayo!!!!🎉🎉🎉
@diiriyefaysal1231
10 ай бұрын
Mashaa allaah
@playerfootball8866
10 ай бұрын
Ustad shortayo keep going
@abdulaahisaeed4408
10 ай бұрын
Ustaad shortayo aqoonyhn hogaaminta ku wcn❤
@nrcabdi
10 ай бұрын
🥺🥺.🥺 . ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@Umakhalil
10 ай бұрын
MashaAllah ilaahay ha kugu guuleeyo hadaad waxaad sheegaeysid ayruntahay
@nasmacayuun6741
10 ай бұрын
M.A mudane madaxwayne so dhawoow
@fadumaabdulle9728
10 ай бұрын
Asc inte aaday beryahaan Ali
@ahmedhussein1774
10 ай бұрын
Mansha allah
@Mohamedeid64473
10 ай бұрын
Msha alh waa madxawynaha ay umadu ubaahan tahy
@aadansalaad7416
10 ай бұрын
shootaa waa ninkii lahaa private ramadaan ugu weynaa xamar oo dad badan wax bararay waa gii nabada
@MomedSalad
10 ай бұрын
Asc
@alibashi5386
10 ай бұрын
Ali xararow sxb umadahan dadka qaday oo aan cidna u mannen maad ka hadashid, xitaa bacay qabowga ka galaan mahayane, medan somalidii isku Naxarisan jirtay
@somwayptyltd7634
10 ай бұрын
My old English teacher 😅
@sekeriyemadar4728
10 ай бұрын
Ali Harare ruugcada saxafadeed
@ustaadcalasow9065
10 ай бұрын
Soo dhowow madaxweyne Shootaaye
@IRIR-SAMAALE_114
10 ай бұрын
Qabyaalada marka hore ka jooji cali xaraare iyo reerka uu ka soo jeedo...
@fahm3d88
10 ай бұрын
Waakuucodeeyay musharax
@abdiboqor2518
10 ай бұрын
Madaxwaynaha dooran doorta
@SiyaadCigaal
10 ай бұрын
Madax sare shoortaayo
@somwayptyltd7634
10 ай бұрын
Side by side interview; surka ayaa kugu qaloocanaya ee qaabka iska sax; iska soo horjeesta!!
@abdifitaxmohamud5893
10 ай бұрын
WALIGIIS CEEL XATAA REERKODA UMA QODIN YAA WAX KA MAQLAYA
@fartunhussein4893
10 ай бұрын
War wax waalan baa tahay haddii aad tahay cidiisa yaa wax ku deeqsiin kara mida kale sida wax la idiin baray ilaa heer jaamacadeed iyo sidaad u hadlaysaan waa kaaf iyo kala dheeri ee illaahay ha idin soo hadeeyo adiga iyo wixii kula midka ah
@somwayptyltd7634
10 ай бұрын
Sxb money talks ; do you have money ; you look broke 😅 no chance sorry to say that 😅
Пікірлер: 36