Ruumi walaley ino so sheeg waa ubahneyn mashinkan from Somaliland ❤
@anisacabdicali7398
Ай бұрын
Masha allaah nala wadaag haduu kuu shaqeeyo
@siradm
Ай бұрын
Huisartka fysiotherapie ama raajo ayuu kuu dirayaa isku dadaal insha Allah, hooyo iskama fekkerto anigaba xiligii karoonaha sidaas ayaa wax iisoo gaareen laakiin hadda waa ka roonahay markan daalo iyo marki aan kor wax ka laalo ayay i xanuuntaa Ilaahay waalidkeen ha caffiyo
@siradm
Ай бұрын
Machineka waxtarkiisa nala soo wadaag insha Allah mahadsanid
@shenkeronabdirahman7227
Ай бұрын
Waa gacmo daalis sifiicana kuuguma engeginaayo
@hidaayoaxmad2432
Ай бұрын
Ruumi side lo dhaca waba Gabar aqli usaxibe
@ruumichannel
Ай бұрын
Qofka waxusan calaf ku lahyen walaga qadaya abayo
@user-bk2pn4jo6g
Ай бұрын
asc abayo haya resan wayo waxa fican inad ogato ❤❤❤
@user-bk2pn4jo6g
Ай бұрын
ùtag dagtar wa wax naso maray
@lionsxxx3968
Ай бұрын
ASC abayo anigaba sidaa AA igu dhacay digsiyado oo online aan Ka dalbaday bakadii iyadoo xiran ley Kenay hadaan furay waxaanan aan dalbanin ey soo direen wac wac ma leh lacagtii sidaas ey igaga dhuntay online waligiin ha Ka dalbanina
@munaabdalla9276
Ай бұрын
Asc abaayo waxtarkiise kasoo hadal waan soo ibsaneynaa
@user-om5cx4bm5h
Ай бұрын
❤❤❤
@UmuAhmed143
Ай бұрын
Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato KZitem kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🙏
@Hornscope
Ай бұрын
Dumarka somaalida wax jaban baa laga raacay, dabadeed sidaas ayaa lagu dhacaa. Mida kale ma xayaysiis baad aaminaysaa aad ku aragtay social media
Пікірлер: 15