asxaabeey qofka heesta qoray ma isaga ayaa jaceeylka ku dambeeya ama dadoow gucashada ila qeebsada a buu ila jeedaa kun baa jarnaya misana jabta u galnay
@ayanhussein6124
6 жыл бұрын
i am the one wuxuu la hadlayaa qofkii uu jeclaa oo rabo inay isku soo noqdaab wuxuu leeyahay iska Kay ilow cml, qofkii uu jeclaa baa nabsigiisii ku dhacay.
@zuhrazhirezuhracadeey5031
4 жыл бұрын
Wwwww waa qof qofkii jeclaa xumeyay oo rabo inuu ku so laabto
@libanali1432
3 жыл бұрын
Qofkan sidan kadaremayo in la isku soo noqdo marbo taas waxaa dalil u ah marka uu leeyahay waxay gabi dhacleyso gadgadoonto xaajadu wey gaba gabowdee gocashada iska iloow.... intaas qofki fahmi karo wey ku filan tahay
@wardaabdi275
7 жыл бұрын
www amazing walh
@zeinassissa2507
6 жыл бұрын
😭😢😢😢😭😭😭😭😭😪
@aishamoha7768
7 жыл бұрын
😁
@cusmaanxasanibraahim6864
Жыл бұрын
waxba gacal ha ioron
@mushtaqabdiqani5512
10 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@halzanzuldaan8027
6 жыл бұрын
Ya zalaam izkilaaji
@maalimmohamedahmed3051
3 жыл бұрын
I only listen this song when am driving long distance. My ex Qamar
@TUFAAX411
3 жыл бұрын
Wow abòwe comment 3 sano ka hor samesay iyo 9 months lol waa hees taarikh kugu reebtay, your ex has a special place in your heart
@ibraahimmacalin8332
2 жыл бұрын
@@TUFAAX411 😊😊
@hodanmohamed5889
2 жыл бұрын
👑💐♥️
@faraxhassan2291
2 жыл бұрын
P
@abdiqanijaama1098
2 ай бұрын
Inkastoo guyaal badan Gacaltooyo ku qabay Adaa gabay dhankaago Gurigeeni dumiyee Waxba gacal hay odhanine Garka iyo jilbaha iyo hay qaban gacmaha oo,geed hayskuso qarin Waxay gabi dhaclayso Gad gadoonto xaajadu Way gaba gaboowdeyee Gocoshada iska iloow Guuleheen sidii yiri Ruuxii ku gooyee xaqiiqada garab mara,marbuu garan jabkiisee Inta guudka dabatiyo anigo gabdhaho idil adi kaaga so go'ay Ayaad galab iga caroowdee. Waxay gabi dhaclayso Gad gadoonto xaajadu Way gaba gaboowdaye Gocashada iska ilow
Пікірлер: 38