You took so long to post something you got us worried for a sec😂glad you’re safe
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
I just forgot to schedule the post. Karibu nikose kuweka public 😂. Thanks am good 😊
@ramasridho5261
7 ай бұрын
@@FaysalShaik1 umechoka sana😂
@Sadikmzungu-zk6qr
7 ай бұрын
I was also worried nilidhani aliwekwa ndani but i wish him save and sound journey until Djibouti
@ramasridho5261
7 ай бұрын
@@Sadikmzungu-zk6qr 😭haki same thoughts 😂we should think positive from now on
@Sadikmzungu-zk6qr
7 ай бұрын
Hali ni kubya huku wlai😢 ujue nagoba akunywe ndimu but all de best for him
@Last_King2023
7 ай бұрын
MASHALLAH SOMALILAND GOVERNMENT keep going forward 👍🏿 keep building new road new school new hospitals LOVE FROM MOGADISHU 🇸🇴❤️
@AminamahamedIbrahim
7 ай бұрын
Ila xamar ayaan kuugu keeni lahaa mid 500km ah oon ku odhan laha muuse soosar ee sawtan aad nala garan laadihiin maha somaliweyn idinka dhaqanta hay somaliweyn fikir ayuu aha shaqayn waa itaal iyo awood lomahayo dadkii somaliyeed duruufta ha laga saaro ayay taagan tahay
@musj21
7 ай бұрын
WELCOME TO SOMALILAND BRO EAST AFRICAS MOST PEACEFUL COUNTRY 💚⚪️❤️
@abdulrazakhussein4102
7 ай бұрын
Somaliland is not a country keeping dreaming over 33 years wake up to reality one tribe called isaaq don't want to join the union of somalia 🇸🇴
@abdulrazakhussein4102
7 ай бұрын
Munafiq Muuse Ficroon family 😂😂😂😂😂
@karimhasan8967
7 ай бұрын
@@abdulrazakhussein4102 nin ku ciilay unba sida uga daba cabada hadhagu faqashtey ragan kabahoda ma gaadhi kartide ma calacalkasa ku wehela
@jamalskp7280
7 ай бұрын
Xaasid xanuysanaya orod is doox@@abdulrazakhussein4102
Reer somalipand guulaysta abtiyaal from Laascanod!!
@BurcaawiShalaqo
7 ай бұрын
Somalinad Waa wadan nabad gelyo, hadii aanad adigu dhibaato keensan. Sababta ugu wacan in midigta laga wada baabuurta, markii Somaliland Somaliya ku soo biirtay ayaa lagu khasbay in wax tasta oo UK 🇬🇧 astaan u ah la baabi'iyo. I love my motherland ( Somaliland) 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️.
@Abdiqanisaleban1
7 ай бұрын
Welcome to Somaliland Abti qali kusoo dhawoow wadankaagii cidi kaama xigto😊❤ ishaAllah ku dalxiis hargeisa Berbera iyo Boorama MashaAllah
@reinaprylie6134
5 ай бұрын
My brother, the fire is burning💪💪somaliland Welcome to somaliland❤️Somalia🤝eftiopia
@ahashi7828
7 ай бұрын
Maasha Allah walaalkay Faysal Somaali waa inay isku naxariisto ilmo ayaa indhahayga ka timid markii ninkii islaanta dariiqa lugaynaysay ee dhabarka wax ku siday inta gaadhi loo joojiyo la saarayey😭😭😭 Somaali ha isku naxariisto waa la dhiman doonaa xisaabna waa xigi!
What i can say after watching this video is Somaliland is much developed walahi😊 and for people they love and enjoy to build their lands with great infrastructures i have witnessesed.
@fdama
7 ай бұрын
Yes mashallah Hargeisa is like New York city. There is an international airport with 5 runways, a Hargeisa subway system, people have some of the best hospitals in the world, the best universities like Oxford and Harvard. There is even no more poverty. Mashallah we have been blessed with King Muse Bihi's leadership.
@ghboy2914
7 ай бұрын
@@fdamahhhhhhjjj😂😂😂😂
@iissa7685
7 ай бұрын
I cannot wait to see somaliland ❤
@Internet_n_Things
7 ай бұрын
Welcome to Gabiley… land of the ballers and the truest Somalilanders!!!
@Akvlogs_2023
7 ай бұрын
Welcome to somaliland, land of freedom 🟩⬜️🟥
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
Thanks in badan
@mohamednoah3118
7 ай бұрын
Welcome to Somaliland Home of Stability and poetry
K Welcome to this wonderful country ❤ Somaliland waa waxa aan kaga duwanahay walaalo soomaali oo idil horumar ,ilabaxnimo,wadjir iyo midnimo Somaliland soo wada mar oo arag wanageeeda waa meesha cidii timaadaba ay majeerto maansh'allah my wonderful country 💚🤍❤️💯
@mariamibrahim7592
6 ай бұрын
Waouh Somalia 🇸🇴🙏❤ et Djibouti 🇩🇯🙏❤
@najaxbeder
6 ай бұрын
Mnzh Allah our land allahuma baarik SOMALILAND 💚🤍❤️🥰
@egalabi9724
7 ай бұрын
Wajaale to Bureo waa sidaas wadadu almost 540km last three years baa la dhameeyay
@najaxnayruoz76
7 ай бұрын
Inad nala joogtan jclye laha si da u dawato quruxurda goblodo dhan wa Wada sida wadoyinkodu wllo mrka laga reebo melo yaryar un ila wajalo ila lascanood meel wlb ad maryso waa Wada wado hada la dhisye❤❤❤
@Deeqayuusuf-rc6mg
7 ай бұрын
Ku soo dhawaw Arabsiyo janadii ifka magaaladaydii xasuustii caruurnimo Welcome somaliland
@SomaliLandViews
7 ай бұрын
Mashallah, beautiful Somaliland
@ayanlea1266
7 ай бұрын
mancha allah bro waa muuqaal qurux badan ODAYGA beer malabka beertay alle ha la garab galo in la caawiyo ayey ahayd waliba dawladu caawiso
@osmanhayes3803
7 ай бұрын
Somalia and somaliland 2 different cultures! ❤
@horijoogmedia
7 ай бұрын
Beautiful place and peaceful
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
It really is!
@McKnightRoad-c5l
7 ай бұрын
This road connecting Berbera, Hargeisa, and Wajaale was constructed from 2022 to 2023 as a crucial component of the Berbera Corridor project, funded and invested in by DP World. Amazing infrastructure development!
@NimcoFarah-c8j
7 ай бұрын
Good people in somalilnd
@Qisadaallaylkii
7 ай бұрын
Waxaan Kasoo salamaayaa kugu Soo dhaweynayaa dhulkii Somaalida yacni Somaliland ❤ Reer Somaliland noow wiilkan aynu tageerno oo aynu ka caawino safarka iyo magaalooyinka uu boqonayo 😊
@AANUUR1
7 ай бұрын
Aad iyo Aad Waa Muhiim
@MunaAli-dw2cs
7 ай бұрын
Welcome wll
@Mustafe_shacraawi
7 ай бұрын
Welcome to SOMALILAND zxp Wan ku so Dhawanaynaa❤
@Mo_Daud.2
7 ай бұрын
Welcome to Somaliland😊 and enjoy❤
@Fransiis
7 ай бұрын
Maashalah Beautiful Somaliland ❤❤❤
@Fransiis
7 ай бұрын
Maashalah Welcome To Somaliland Peacefull
@hamdaahmed4455
7 ай бұрын
Welcome SOMALILAND pro 💚🤍❤
@hudaahmed4639
7 ай бұрын
MashA alah that’s my country ❤ ilahow barakee
@abo.ase.1071
7 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@abdaleMedia6830
7 ай бұрын
Muuqaalka xiga Borama inuu noqdo rajynayaa welcome to Borama bro❤
@manchesterunited1980
6 ай бұрын
THIS IS HOW SOMALILAND IS SAFE MASHALLAH THIS WOULD NEVER BE ATTEMPTED IN SOMALIA GUUUL SOMALILAND
@aqoonkororsimedia4345
7 ай бұрын
Masha allah welcome back bro
@nimcomaxamuud8753
7 ай бұрын
Wadadan Wajaale ilaa berbera weeyi 250 km oo wadadas ah berbera corridor layidhaa mashruuca wadadan lagu sameeyey
@anissahassan9932
6 ай бұрын
Woow fayzal cheik welcome to wajaley I watching from london mashallah 💜💕🌸👍
@Burco.
7 ай бұрын
Welcome to Somaliland my motherland 🎉🎉🎉🎉🎉
@inaismail4860
7 ай бұрын
Msha alh soo dhawoow wlo xili dhulku kulul yahaad ku soo beegantay alle jidka hakuu fudaydiyo
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
Mahadsanid huuno
@ahashi7828
7 ай бұрын
Aamiin
@msa_1439
7 ай бұрын
Saaxiib ku soo Dhowow Dal iyo Dad Somaliyeed, We love our Great nation of #Somaliland
@AsuumHossain
7 ай бұрын
Somaaliyeed aa 😮 somali ah dhe
@kaamilabdirahman210
7 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka raxmaan waa muuqaal cajiiba oo aad u quruxbadan
@kaltuunismail2539
7 ай бұрын
Alla wiilkan telesomta wajaale ayaanu isuguso gallay camerdaha badan ayaan ku gartay inuu youtuber ama tiktoker yahay masha allah guulbaan kuu rajaynaya walal
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
Gabadhii yareede quruxda badnayd ee waiting Bay ga fadhiday miyaad tahay huuno? 😂
@kaltuunismail2539
7 ай бұрын
😂😂😂 mayee tu iyana qurux badan oo taagan baan ahaa
@MohsmedFaatah
6 ай бұрын
Maanshalaah waa wado shidan oo qiimo leh
@Aj__2891
7 ай бұрын
Love your content Akhi safar salamah enjoy Somaliland
@FaysalShaik1
7 ай бұрын
Thanks brother
@AminamahamedIbrahim
7 ай бұрын
Faysal qaar kale kabadan ayaan dhilahayn walalah somalia ayaan is fahmilaanahay way fahmilahiiyn hamiga landerka ku jira
Somaliand dalkii ilbaxnimada xadaarada dad qalbi wanaagsan
@ramasridho5261
7 ай бұрын
The roads in Kenya and this one cannot be compared this one looks better to me
@kingteti7822
7 ай бұрын
Do think soo I never been Kenya
@LegendaryMaestero
7 ай бұрын
Yeah siz, I have been away from Nairobi for 10 years now but still believe Somaliland's development is exceptional and undeniable, the durability of such roads is outstanding pure
@ramasridho5261
7 ай бұрын
@@LegendaryMaestero yh not gonna lie does got the best road’s sadly
@yaballo1
7 ай бұрын
@But, note that BOTH roads - the one in Somaliland & in Northern Kenya - were built by the intrepid Chinese, NOT by blacks/Africans.
@Tamsim3358
7 ай бұрын
@yaballo1 The majority of the roads in the Middle East and Africa are built by Chinese and Asians 🤫
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
7 ай бұрын
Ku soomaliland dhawaaw wllo qali❤
@MarwahaniDuale
7 ай бұрын
Soo dhawoow wll oo kh sodhawoow dhulki nabada somaliland Wadadan dhawaan aya la dhisay
@abdiwarsame6229
7 ай бұрын
Faysal bro welcome to Somaliland, sxb ha is martiyeen ku soo dhowoow dalkaagii Somaliland.
@abdinasirmohamed2238
7 ай бұрын
Dhul nabad ah. Ilaahay hausiyaadiyo🙏
@UmaAhmedMacan
7 ай бұрын
ameen 🤲🏽
@haykalhassan2623
7 ай бұрын
Welcome sxb dadkgii ayunbad utimi 🇹🇯
@JamiilaJiimi-xq3pv
7 ай бұрын
Masha allllah
@hassanhussein5782
7 ай бұрын
Keep Going Faysal . Viva Somaliland
@jamaahiirwase
7 ай бұрын
More video please i Miss my beautiful Somaliland!🎉 The Road was built 2019
@raxmaaadam8872
7 ай бұрын
Hargaysa way ka da'a wayntu ku dhaya ee area ahaan kam wayna hargaysa
@SucaadEcabdillahi-qy5ep
7 ай бұрын
Welcom to somaaliland
@HamdaAbdi-t3f
7 ай бұрын
Tnks very much Bro... welcome to Somaliland WaDanku waa WaDankagi welcm 1iyo 2 Proo
@khadijsibrahim8111
7 ай бұрын
Asc faysal w dhul qurux badan soo dhowow habo ❤❤❤👍
@fanprojproduction9964
7 ай бұрын
FAYSAL SHEIKH WELCOME TO SOMALILAND SHP WADANKU WAA WADANKAAGI DHULKAAGI DADKAAGI GUUL AYAAN KU RAJEYNAYAA LABADA DAAROODBA SHP 🎉
@cumarxasan8358
7 ай бұрын
Somaliland 2 jeer ayaan safar ku maray Anigoo Xamar ka soo tagay Ethobia usocda hadane Xamar ku laabanaya Nabad iyo xasiloni Ayaan waan jeclahay inaan mar kale tago waa Dad Nasbab ah Illaah ha,idin dhowro..
@mohamedmohamuud8803
7 ай бұрын
War nio vidowyaashaada waa ku raaxesata dawashadiisa sxp hore usoco
@wllsaacid0461.
7 ай бұрын
Masha Alha guulayso zxp 🎉❤
@GuledAhmed-kz5ts
7 ай бұрын
Soo dhawoow faysalow wadanku waa wadankaagii
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
7 ай бұрын
Welcome of somaliland sxbqali waxaan rajaynayaa inaad ka heesho soo dhawayn fiican
@abdurahmanHussein-zo3kj
7 ай бұрын
masha allah daacad wa wiilkaan yar haloo sheer gareya
@ismailabdi3528
7 ай бұрын
Faysal Sheikh wll mahadsanid somalida horumarka kuwacyi gali
Пікірлер: 766