War cabsi ma hayso jabuuti e wuxu diidaya bada iyo dhulka Jabuuti u dhow e Ethiopia qaadanayso Bada Somalia inay. qaadayo Ethiopia qaadati Cid ka ueelaysa ma jirto.
@user-pn3jy1bb3m
16 күн бұрын
Firdhiye ha noolaado SSC ha noolaato .Geele waa halyay Somaliyeed . Bada iyo dhulka Somaliyeed waa in la daafaco.
Ninkan reer ssc waa la mawqif dadkiisu pl iyo sl xabashi bay ku duminayaan soomaali xataa ssc khaatumo inayna maamul noqon taariikh fog bay leedahay. 2007kii markii labada maamul isku wareejiyeen laascaanood siyuu miafin wuxuu yidhi dhulbahante taariikh bay leeyihiin waa dad dagaalyahana ah isagoo jeez jees uga jeeday. Pl waxay lahayd ilaa tukaraq iyo xildhibaanada dhulbahante inay garowe ka xushaan oo ay xamar uga codeeyaan. Isaaqland waxay lahaayeen lacagaha UN tu siiso dhulbahante iyo warsan geli inay qaataan. Maanta khaatumo dhiig bay ku timi kuwa abaalka nagu leh dadka waanu ka naqaanaa taa macnaheedu ma aha gunimadii aanu ka soo baxnay inaanu ku noqono oo inta la isugu kaaya dhiibo qoriga hadana nala qabsado. Mar i dage allah ha dago
@amnoali8348
18 күн бұрын
what 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedfarah2086
19 күн бұрын
Dhulbahante wadadii waalida ii Isaaq ayey jiraan Iswaydiin ciidanka tobankun iyo dheeraadka 4000 ilaa 5000 Puntland ayey u diwaangashan yihiin Xagga awooda. Khatumo uma dhiganto somaliland iyo puntland toona Dhaqaalaha Somaliland waa 350 milyan illaa 400 boqol milyan Khatumo waa 23 millyan Halka puntland tahay 360 milyan illaa 420 million Hadda puntland waxay ssc Bilwalba ka aada 3 million ugu yaraan marka Adeerayaal ha Ina waalina khatumo ma jirikarto Harti laan ama puntland la aan😊 Ismail iyo xasan waa munaafiqiin 😊 god ayey ku ridayaan khaatumo Ethopia ka horgeeyaan😊
Ismael Omar Guelleh waxeey Somaali ka aaminsantahay iyo reer Djibouti waxay ka aaminsanyihiin labeey kala tahay. Ilmaaderayaal odaygan siyaasi maaha waa Mafia dhul dad institution iyo infrastructure uu baahan, Somaali wala reer Djibouti naf uu maa hayo. Ismael adoo ka hadlaya xirir siyaasadeed meesha ka saar. Boorsadii Somaali ku jirtay ayaan ku dhacnay waxba ayaan Firdhiyee dhoofkiisa kolba sii loo macneen 😢😢😢😢😢
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
18 күн бұрын
Kkkkk war dadka beenta kada
@kl8650
18 күн бұрын
Been wayne haha 😂😂😂😂
@mohalas8642
19 күн бұрын
She is b
@amnoali8348
18 күн бұрын
stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmeddahir4204
19 күн бұрын
Waryada dhulbahantow fudeydka joojiya waliba waxba isuge mey hagagin ismaciilna fudeyd ba noo geyey ninkan wuxu ku geystey shaley wey goyan tahay maxay jabuti kugu so kordhin karta dhigagey ba dadisey side ula hadsha dhig yacabkas dhigaga cabey oo madificdi uso dhibey lagugu gumadey ilowsha dhawuda fudeyd ban u arka taas
Пікірлер: 42