Hablaha Durriyada Alloow dhawr Qurux waynaa Msha Allah 💗💗💗
@abdirisakmawlid6224
5 жыл бұрын
Waa make up African weye
@nasroluckyofficial1929
5 жыл бұрын
@@abdirisakmawlid6224 😂😂 May Wa u dhalasho wll
@nadaabdi7745
5 жыл бұрын
Masha Allah ✌👍
@abdirahimhajiabukarducaysa8232
5 жыл бұрын
wa ruwaayad wacan run ahaantii lkn qaladaad yar yar baa jira sida qeybta 7aad marka la ogaanayo qiyanolaha error baa halkaas ka jira,mida kale waxa ma riwaayad baa mise wa xayeysiis marba meherad baa xayeysinesaan, kaliyaha kamirada ayaaba ku filan in lagu qabto boorka meherada . thanks dayax films
@sahrahassan3038
5 жыл бұрын
Dayax films "camarad qadaha" waxan ku sheegayna markad soo celinayso xususaha dadka hal mar o qudha so celi 10 jeer o isku mida macno ma samaynayo filimkina wad kharibaysan dadka dawanayana ma xiisaynayan cecelis ba lo arka iyo wakhti lumis si lo xiiseyo filimadina "hal mar" bes wa iga talo
@mohamudabdirashiid4097
5 жыл бұрын
Kugu raacsanahay wll
@azuumabdijama2314
5 жыл бұрын
Mashllh hore u socoda
@samiyaladan3614
5 жыл бұрын
Actadii sagal aftax jilnkaagan ka hela wllshay qaali keep going xbbti adi iyo kooxdaaduba
Sadexdan jilayaal waxay ka mid ahayen koxda maxamed ibraahin se hadi lays afgaran wayo dhulkaa lakamaray horesocda ifraax iyo koxdeed
@naimoabdi6225
5 жыл бұрын
allah ifrax qof duriyadah filima horey jili jirtay
@mohamudabdirashiid4097
5 жыл бұрын
Inta Aamisan inay liverpool cupka qadayso like ku qabo halkan
@ayanabdi1437
5 жыл бұрын
Keep going guys dayax films
@mukhtarnuur4315
5 жыл бұрын
Atariisho qaaliya sagal waan ku faraxsanahay inaad soo noqoto jilinkii
@raxmamaxamed4663
5 жыл бұрын
Ifrax gabadh an tagero hore u soco 💖
@Haraareofficial
5 жыл бұрын
Wlshey qaali subscribe igu sharaf
@hanadali9173
5 жыл бұрын
masha Allah weyano nogu xijiya dee 3💕
@dgmohamedqazaalidgmohamedq4642
5 жыл бұрын
Waaaw Jamaal zhp halkaakasiiwad xaga waan kugu ogaa jilniilka zhp adiga iyo kooxdaada ba hore usocda zhp
@megapatiotic
5 жыл бұрын
greatiings from Rykjavik iceland
@israluul7665
5 жыл бұрын
Sagal aftah keep going sis 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍 ku taageera abyo
@saadohasan9559
5 жыл бұрын
mash Allah
@hodanabdul4671
5 жыл бұрын
Ruwayadan waka helay balse mod ayan idin ku darsanayaa fadlan u sameya sinariyo daka wayo hal eeray aye ku cel celinayan marka intas iska dhisa sida kale super weyan
sukhra dheeman meel aan kaala soo xariir isheeg wllo
@sukhradheeman3110
5 жыл бұрын
Instagram kayga igala so xidhiidh wxa iigu qoran muslimo Ducaysan
@nasradheeman3877
5 жыл бұрын
Sagal horu marwacan😍👌👌😘😍😍😍💘 sagal aftax
@deeqaidle6938
5 жыл бұрын
Wlhy filmka aad buu umcnyhy hindi modaaba
@sumayacumar1212
5 жыл бұрын
Wow sagal jacayl baa hellay
@umumuntaaz7822
5 жыл бұрын
su.aal masarkoda mxaa ku diray oo laga toosina
@farhiyojama9956
5 жыл бұрын
Ruwaayadooda dhan waa sxb sxb hhhhh
@cabdikarimmodrich7402
5 жыл бұрын
Msha allh hore usocda kooxda dayax films
@naciimaladan637
5 жыл бұрын
Mansha allah 😘😍😍😍😍😍😍😍😍👌👌👌
@xamdaqaali186
5 жыл бұрын
❤❤sagal ❤ qaali ❤ ❤ 💋❤
@kingzack7454
5 жыл бұрын
Inanta hijabka blacka wadatu xasus ayay igalisay .....she look like mai .......
@mahadmaxamedcabdilaahi2863
4 жыл бұрын
asxaabta qaliga aadbaan idiin salaamay lkn su.aal asxaabey nin aamiin saxardiid xaguuu kadhacay baryahaa lama arage wuxuu ahaa nin aad u furfuran oo kaftan badane in la arkaa waaba muhime
@kaafiyaaragsanxaaji2179
5 жыл бұрын
Hal talo iga hooya *Lambarka Camerada haku qabanina* waayo waxa laga yaabaa inay dadka qaar soo dawakhiyaan makaa *Hide saara*
@qaadirocali9433
5 жыл бұрын
Filinka dad qaliya ayaa kujira lkn qaybaha dambe qisada inoo dheereeye si loo xiiseeyo filimka
@ayaanostudio935
5 жыл бұрын
M.AllH Aktar Cadnaan Wllky halkaa kaga siiwad wn ku taageernaa adi io Azhp tada Filim shidan
@asmaduceeye5293
5 жыл бұрын
Hore u socoda kaxdaydii an jclhye dhal bortoyo
@nachiptalozameh1225
5 жыл бұрын
Man United TaaGerta like saar💪❤🌸
@masnoqurux6630
5 жыл бұрын
hinday wan ku salamy qaliyay
@khadarali319
5 жыл бұрын
Filim cusub miyaa koox shidan sagal aragsan Mohamed miyaad ka tagtay dadkan jecelaba waay ka tageen
@Haraareofficial
5 жыл бұрын
Wllkey mcn subscribe igu caawi
@samsamsuuraleyda8223
5 жыл бұрын
pls heesaha kadaaya
@MsDeenilislam
5 жыл бұрын
heesta lagu furay isheegaaa?
@abdifataahnoormuhumed1030
3 жыл бұрын
War Ball.ragoow ma ilaqabtaan in dumarkena 90 maxeey isku.tootosiyaan 😅😅🤣
Пікірлер: 137