Wllhi waayo waayo wan uxisay runti I'm from shabelaha hoose awdhwgle iyo Mubarak allow wadanka sidisi nogu so celi
@zeynabshecali3564
2 жыл бұрын
Siyaad waqtigiis aa rooneed hadda. gardaraa . laysku dillaa. Allah naga qabto cadoowga
@hodancabdi9973
3 жыл бұрын
Waaaaw wlh billhi ohinaa iga imaaday anigoo yar ayaan aadi jiray anigoo aabaheey ila socdo ayoow ula gatay waxaa la yiri waa laguugu bilaabaa usha hadii kale iska dhik usha aabaheey waa laga qaaday usha cidii cabsato waxaa ladha haa shiribkaan walaalakiisa karooroow wadna weeynaa waa gaa lagu waayo waaratiinaa xasuuuus wlh
@axmedyare6999
2 жыл бұрын
Afgooye wacdaan usmaan
@Hammoodi1995
2 жыл бұрын
Afgooye galadi goobroon
@saidaabukar4937
Жыл бұрын
GOBTII REER GOBROON EE SALDANADII GELADI, AFGOOYE, MAAYLAND. 🌳
@geelleofficialchannelgeell6554
4 жыл бұрын
Adeer abukar waan ku salamay waa cali daalle xusuuustaan ayaan ku noolahay 24 saac xusuuus thnks Eid mubaarak
@penuelasmma3626
2 жыл бұрын
Unga unga
@hanamohamedahmed7140
4 жыл бұрын
Afgooye Mel aan jclhy 😍😍😍 aallow dhwr
@mohamedkasim8040
4 жыл бұрын
Team abukar jaajumow Allah hanaga haayo cudurka covid_19 aammmiiiinnnn yaaa Allah ducada waa dhankena
@cabdicaziizaalta3835
3 жыл бұрын
M.a Xasuus waaye afgoye cadey
@hodancabdi9973
3 жыл бұрын
Caado dhaqameet waaye istunka dadka qaar maba aamin sano in ilma udhashaan ama beeraha ineey ubaxeeynin hadeeyba istumin sanadkiiba hal mar ayaa leeys tumi juray xasuuus wlh dabshid ka xitaa kama marno ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯
@weproduction1804
2 жыл бұрын
Wa shirki qofki waxa amina
@edmondlondon1615
2 жыл бұрын
Jaahil nimaa ugeysay waxaas ayey aaminsanaayeen
@aminabuurvaaaas6795
4 жыл бұрын
Afgooye xusuus qaali ah wamagaalo gobeed💚💚
@aliomar8340
4 жыл бұрын
Wallhi xasuus ayan galay abowkey reer aytirre awfaan ahaa abwanka
@sara_lay
2 жыл бұрын
Crazy
@halimomahamed8979
Жыл бұрын
Love you geledi 🥰🥰😍😍 boqortoyada
@aliomar8340
4 жыл бұрын
Waaso biraqate baalguran rawaa ay maryan sacidey malkada ilalso maroyan aruurti reer madaarewa
@bakar.colow99
4 жыл бұрын
Xasus wlhi sami masha alah I love you rer Afgooye
@mohamedodowa3766
4 жыл бұрын
Naaaw war jaaajumo ma geraarkii walawaynta war yaa iii fahma
@abdalaciid489
2 жыл бұрын
Xasus wlhi ala jecliya deg madi an ku dha shay an wax ku ahay insha alah wan iman dona
@luulfilms3789
4 жыл бұрын
Team abukar jaajumow wa idin salaamay iyo abtigeyga wan idin soo salaamay e channelkeyga soo salaama hada idin dhaho ma ceeb baaa??
@zaydaadankheyrow8336
2 жыл бұрын
Xasuus wlh m.a
@ahmadibnabubakral-habashi8826
2 жыл бұрын
Istuunka ma iyar ba dagal Amal waye
@cumarqasim5119
Жыл бұрын
Afgooye wacdaan🥰
@mohamedkasim8040
4 жыл бұрын
Istunka afgooye didaan miyaa loo ciyaari jiray team abukar jaajumow
@raaqiyashekchannelchannel8657
4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaw my dadkeyqa
@raxmomohamoud7253
4 жыл бұрын
Alla maxaan xasuustaaa yaariiq
@armaandhikilow365
4 жыл бұрын
Ar jajumoo waaa dib ha i celinin marlee somaliya yaa nabad iga gadhigo leeee
@funnyfantastic8129
4 жыл бұрын
Somalia masan ayy ahani jirty
@abdulaahiaxmed7152
2 жыл бұрын
Waxay ahees 1983
@umcalimohamud3739
4 жыл бұрын
asc xasuus qaali ah
@sahraahmed7390
2 жыл бұрын
maasha. allaha ❤️❤️❤️❤️❤️
@geelleofficialchannelgeell6554
4 жыл бұрын
baalguraan ahay been ma aqaano ninkii baqtigiisa bood la saaro waaye
@saygaruushka6388
4 жыл бұрын
Masha allh dad waa dakii hore
@xabiibonuur2664
4 жыл бұрын
Gabay afgooye .
@yaxyehassan9640
3 жыл бұрын
Alla raadiyaha iigaaga sooqaadaaa
@mahamedibraahim3159
4 жыл бұрын
Thanks my bro xasuus
@wardoali3298
3 жыл бұрын
Wlhi reer tolkena dacad ayey ahayen ay uley maoodne albabna mafole xasus
@abuukarsaacid5987
4 жыл бұрын
😁😁😁 xiligan dadkeena cali besten aye ahayen
@Akulmiye
4 жыл бұрын
ar xasuuus nagalisaa hhhh walhi dharka istunka lanoo gadijirey uxiiisey hhhhhh yaa dhar loo tolijirey istunka
@geelleofficialchannelgeell6554
4 жыл бұрын
Aaad iyo qaaad aduun ayaa saa iska ah balguri ayaan soo xasuustey
Пікірлер: 54