M.a illahayow kuusiyaadi saa ujeclahy farxadada ❤❤ waligaa saa igu faraxsanow mcn badanteydi
@Najla.kitchen
5 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@user-ki8yd8ht7h
5 ай бұрын
Farahsanow macaney ..cimriii Der iyo cafimad Alle hakusiyo inshallah ❤❤
@Najla.kitchen
5 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@zamzamcabdiraxman5351
5 ай бұрын
Mashaa Allah walashay samira, cafimadka iyo farxada Alle ha idiin siyaadiyo, hooyo Alle ha u naxariisto iyo intii muslim ah ee naga geeryootay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤❤
@Najla.kitchen
5 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@sahrohumble
5 ай бұрын
Masha allah abaayo wllhi wan faraxay adigoo faraxsan marka arkay abaayo farxad waarta allah haku siiyo ❤❤❤amiin yabrabi
Abyo mcn asxbtaadan kamidahy marhoraan kuugu soo biiri xabti
@fatimaabukar4926
5 ай бұрын
Mzhllah ilahayow kuu siyaadi farxadada Allahuma aamiin ❤❤
@Najla.kitchen
5 ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@user-ur5er3kl7n
5 ай бұрын
Masha Allah 😊😊😊😊😊😊❤
@Hibaaqgarad
5 ай бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan
@rahmafarah6892
5 ай бұрын
Masha alah dhar qurux badan a uso gaday ilmaha dooqaga beela waye
@nuurulceyn9838
5 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@mahadmaxamuudyuusuf
5 ай бұрын
Masha alllah farxadada wa i farxad abayo alle haku siyadiyo farxada adiga iyo qoyskagaba alle ha idiin barakeyo mcney❤
@QueenMuniiza
5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@dekasaid9635
5 ай бұрын
Masha'Allah Samira qurux weligaa ii faraxsanoow qaali❤❤
@madinomaanka7435
5 ай бұрын
Amiin yaa raabi
@zamzamcabdiraxman5351
5 ай бұрын
Walashay ikraan, Alle ha u cafiyo caruurta, guuleysta, Aamiin Aamiin ya Allah💕💖
@bushramedia4766
5 ай бұрын
MashaAllah illah hakusiyadiyo farxada amiin
@FarhiyaAbdiTahlil
5 ай бұрын
Mash Allha walasheya macan waan ku salame Mark hore Marka xigato waxaan ku leyahe haniyada jabin Abayo samiiro qalbi saafi Allha ku barakeyo familakada quruxu badan guul Abayo inshallah ❤❤❤❤❤❤
@Samiirasimanchannel
5 ай бұрын
Amiin abyo mahdsanid 😍
@FarhiyaAbdiTahlil
5 ай бұрын
@@Samiirasimanchannel waad mudan tahaya xabibti
@nuurmaxamud4239
5 ай бұрын
@@Samiirasimanchannel abyo samiiro gabdhayda 4bil iyo afar biri jirta yacni 5 bilod ee bishan udhalaty marka mafari sanayso gaariga ilmaha hadaa kurido dhib miya ilmo aan is Celinen iso jawab abyo
@sacdiyoali2665
5 ай бұрын
Mansha allaha
@ayanhassan5906
5 ай бұрын
walashey farxadaada alle haku siyaadiyo cimridheer iyo cibaado suuban rabi ha idin siiyo dhamaantiin
@sadionur1099
5 ай бұрын
Masha Allah inaa markle farxadaada argno
@rahmoabdi30
5 ай бұрын
Msha alha
@quruxsaninaadam9165
5 ай бұрын
Masha alah abayo farxadada ilahey haku siyadiya
@user-cw2rg3qh3i
5 ай бұрын
Masha Allah afnaan iyo walaasheed ilaahay haidin barakeeyo 💚💜💙💙
@shukrishankaron3190
5 ай бұрын
Masha allah azriin sobar baar habo mcn kor oo kalin gal abayo samiira ubadka allah ku xafido io seygaada❤❤❤
@Qu681
5 ай бұрын
Masha Allah samiro qurux ilahey farxada haku siyadiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@hawaartanhusein7618
5 ай бұрын
Mash Allah ❤
@Filsan2020
5 ай бұрын
Mashaallah ugudambeyn samiro faraxsan abyo Allah kuu ziyadiyo farxadaada😊 wax kudhibona Alle kuma tuso🫂😘
@user-yk5wj8mq3w
5 ай бұрын
Kamira la aaantaaaba kuqurxoontahy abayo ❤❤
@Beerlula_adam
5 ай бұрын
Masha Alah ala haku xifdiyo wan idin xiisay
@naajidanajuu
5 ай бұрын
M.a abaayo wllhi saa u farxay ilaahey unbaa og wllhi abaayo horay usoco mln walpo nosoo dhig vidio ka
@Samiirasimanchannel
5 ай бұрын
Mahdsanid abayo
@haniabuukar5160
5 ай бұрын
Masha Allah Abyo Waku farxay Abyo frxdaada illh haku ziyaadiyo❤❤
@zahroabuukar8585
5 ай бұрын
Maash allh farxda ka badan ku rajin❤❤
@ifkaladan1268
5 ай бұрын
Magacyada isku dhawdhaw walaysku qaldaa aniga gabdhahayga magacyadoda Wan isku qaldaa Amal Asma Abyan Axlam & Anzal aa lakala dhahaa Wan isku qaldaa waydhacdaa abayo
@amira1438
5 ай бұрын
waa dhibka ey hooyadey ku qabto 😂magacyada ilmaheyga 😂 Amir Amin Amira Amal😂
Masha allah abyo hore usoco farxadaada wa teeyda abyo mcn ii faraxdsanow insha allah❤
@Samiirasimanchannel
5 ай бұрын
Mahdsanid
@quenzahra6030
5 ай бұрын
Masha Allah walahi waa farxay markaa arkay adoo faraxsan❤❤❤Xappti allaha kuusiyaadiyo farxadaada horay usoco marna ha isdhiibin be strong momy i.a ❤❤💪
@hodanbazhir5293
5 ай бұрын
Masha Allah
@fardusmaxamed282
5 ай бұрын
Mansha allaa❤
@leylaibrahim2687
5 ай бұрын
Maasha Allah tabarakallah Illahey ha idin xafido my beautiful family ❤❤❤❤
@Xamda-ee1nr
5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
5 ай бұрын
Manshaallah samiira siman gadheda asrin alah ku barakeyo soo Barbara ❤❤❤ iyo afnan qurux
@kaltunahmed3518
5 ай бұрын
Masha alah
@user-xm8vr7yo4w
5 ай бұрын
Abaayo macaanto waankujeclahay noolaada weligiin abaayo iisooduceey jacaylkeyga in uu Alle iisahlo😢
@user-wc6bk7it2s
5 ай бұрын
Masha allaah xbbti
@user-ul4fq8fy4x
5 ай бұрын
Azrin aa cunug madhashay ma abayo
@ilhaanyariisey6168
5 ай бұрын
Haa mar hore m.a ma ogid mii😅
@user-ul4fq8fy4x
5 ай бұрын
@@ilhaanyariisey6168 maya
@maryanmohamed5142
5 ай бұрын
Waxaan kugulatalinaa walaashey in ay gabadha yar ay kufadhin gaariga 20daqiiqo inkabadan ilaa ay kagaarto inta ay kusoconkareyso. Hadii aad kudeyso waqtibadan oo ayfadhiso dhabarkeeda umawanaagsano.
@hodanqaali4919
5 ай бұрын
Msha allaah allow farxada kusiyaadi qli❤❤❤❤
@Aragsame334
5 ай бұрын
Amiin abaayo
@marwo1162
5 ай бұрын
Masha alllah❤❤abaayo farxad kunolaaw❤❤❤❤
@mariaali7281
5 ай бұрын
Alhamdu lilaah Allah haku siyadiyo
@malikamed786
5 ай бұрын
Ma sha Allah walachey hor uu soco❤
@Dsaxan
5 ай бұрын
Masha alah farxada alla haku siyaadiyo abayo
@RahmaRuuxiChannel
5 ай бұрын
Inte waye abayo meshan alabta ilmaha isheg
@xamdiabdalla6313
5 ай бұрын
Msha allha abaayo mcn horey u soco niyadada kheyr u sheeg sis
@ayaanmousa6027
5 ай бұрын
Mashallah ❤hura usoco xabibitii ❤❤
@MunaMaxamed-wf8lo
5 ай бұрын
Maanshaallh wllshy qali
@sumeyaabdi9176
5 ай бұрын
allah jecliya qosolkada allah hakusiydsh
@user-ix7dn8nu7x
5 ай бұрын
Masha allaah abaayo ii faraxsanow wa ligàa ❤
@faraxsan7486
5 ай бұрын
Samiro suqas mgcis plz Mombasa joga muhim u ahay
@ubaxabdi6287
5 ай бұрын
Abaayo plz caanaha aad azriin siiso ilaso wadaag
@canabcabdullahi4401
5 ай бұрын
Bustaha ilmaha xabadka u gali nuunada gaariga markaa galineeso abayo xabadka iyo gaasaha
@Nimcofamily
5 ай бұрын
Nawaal miyaaaa
@murayomohamud2070
5 ай бұрын
May walhi dukamada bajunta iyo carabta marka markiti hore ugu baxdo dhar fcn ee gadan ona raqiis ah marka barato markiti ada arkayo hada ma yaqani adi waa naqana no maneno iyo sawasentar wax fcn ma yaalo
@alikaafi3793
5 ай бұрын
Ayyy muna mariid intane majoogtaa
@umu275
5 ай бұрын
m.a mcnto❤ Allaha kubarakeyo❤❤
@cashocarab5612
5 ай бұрын
Waligaa saan ufarax sanow abayo ❤❤❤
@BahjaOnline
5 ай бұрын
Maasha allaah abaayo❤
@FaadumoaxmedIidle-gh5sh
5 ай бұрын
Wll aniga waxan ka horeyay bil 30 bari hadana cunto iyo cano uma bilabiin
Пікірлер: 111